BASEERA ACADEMY

Description
Bar Bilawga Baraarahaaga
We recommend to visit

Jeet ek Nasha hai aur is Nashe ki Factory ka mai ek lauta Baadshah hoon !

My Channel Link
https://t.me/Baadshah

For Any Query Contact
My Username - @RehanBaadshah

Last updated 2 months ago

Chaanaalli kun yeroo hundumaa Walaloowwan filatamoo fi ergaa guddaa qaban kan siniif dhiyeesaudha.

Yaada qabdan kamiifuu bot kana fayyadamaa
@Walaloo_bot


https://telega.io/?r=l9NDCHx-

Last updated 7 months ago

Kaayyoon chanali kanaa faarfannaa haaraa fi kan durii isin biraan ga'uudhaafi
Dabalataan seenaalee garaa garaa isin biraan ga'uf


@Burqaa43

Last updated 1 year, 5 months ago

4 months ago

📢 Diiwan Gelinta Welli Way Socotaa! ****

📅 2 maalmood ayaan ku darnay waqtiga diiwaan gelinta!

Maalin way tagtay (shalay)
Maalina Way Hartay! (Jimco)

Fursaddaada kama maqnaan kartid! Ka faa'ideyso maanta oo iska diiwaan geli si aad uga mid noqoto dadka nasiibka leh. 💪🔥

Waqtiga kuma sugaayo! Ha seegin!

La Hadal Whats App-kan Hadad Is Diiwaan Gelisay 📞 +252 67 2051296

#BasiiraAcademy #CryptoBasics #CasharroBilaashAh

4 months ago

*📚 Xiliga Casharrada Waa La Gaaray! 🚀***

Adigu group-ka ma ku jirtaa mise wali waad sugeysaa?

La Hadal Whats App-kan Hadad Is Diiwaan Gelisay 📞 +252 67 2051296

Ha seegin fursad aan lacag lagu waydiineyn! Soo gal group-ka xariif 😂

#BasiiraAcademy #CryptoBasics #CasharroBilaashAh

4 months ago

Wargelin & Ogaysiis Muhim ah

Waxaa la sameeyay groupka rasmiga ah ee Telegram-ka oo loogu talagalay tababarka Baseera Crypto Basics Training. Casharradu waxay bilaabmi doonaan Khamiista, 19-ka Diseembar 2024. Haddii lagugu darin groupka, fadlan ha ka maqnaan tababarka oo hadda ku soo biir.

🔗 Link-ga groupka: Anaga Kuso Direyna

Wixii faahfaahin dheeri ah, fadlan nagala soo xiriir WhatsApp: +252 67 2051296

Ha seegin fursaddan qiimaha badan!

4 months, 3 weeks ago
**Aa Carartaa** ***?*** ***?*** **Adaa Is …

Aa Carartaa ? ? Adaa Is Keenay?

Kaftanada Shabalaala Mid Kamida Hoos Noogu Reeb, Adigoo Suuqan Crypto Ku Saleynaaya. ?? Sidoo Kale, Sii Share Garee oo Nagusoo Biir, Aan Gaarnee 100 Subscribers! Mahadsanidiin.

#baseera_crypto #crypto_news
? Taariikh: 22 November 2024
Waqti: 08:35 PM
????????? - ???? - ????? - ???????

5 months ago
***?*** **TON Blockchain: A Rising Star …

? TON Blockchain: A Rising Star in the Crypto World!

TON is making waves, ranking 4th in traffic among all blockchains!

Key Points:

? What is TON? A blockchain built for speed and efficiency, originally by Telegram.

? Why is it popular? Fast transactions, low fees, and increasing adoption.

? 4th in traffic: It’s one of the most-used blockchains globally.

? Big partnerships: TON is collaborating with major platforms.

Conclusion Question:
Have you tried using TON yet? What’s stopping you?

Joke:
If TON keeps climbing, it might need a parachute soon! ?

#baseera_crypto #crypto_news
? Date: 19 November 2024
Tims: 12:15 AM
????????? - ???? - ????? - ???????

5 months ago
8 months ago

Coin Ayaan Saakay Ka Qabsaday Isagoo Maraaya 0.27 Hadana Wuxuu Sii Cag Cageynayaa 0.3373 Halaga Faa'ideyso Waa SuperRare Magaciisa.

8 months ago
8 months ago

LIVE 1AAD XALAY AYUU INOO QABSOOMAY ALXMDULILLAAH

Maantana Casharo Ayaa Inoo Bilaaban Doona Cidii Ubaahan Crypto Barashadeeda Soo Dhawaada Inshallah.

https://surveyheart.com/form/66b89b9a5385a21057ceeb98

Wixii Su'aal Noogu Reeb Whats Appkeena
https://wa.me/message/H3J2NQGNBQ2DB1

Mahadsanidiin

Surveyheart

FOOMKA TABABARKA CRYPTOCURRENCY

Fadlan Ku Buuxi Xogtaada Saxda Ah Si Laguu Diiwan Geliyo Mahadsanid.

8 months, 1 week ago

Si Aad Uga Faa'ideysatid Tababarka Aasaaska Crypto-da Fadlan Soo Dir $5-ta Dollar Ee Aqbalaada Kadib Buux Buuxi Foom-ka.

Foomka Ku Cadeey Hadad Ubaahan Tahay In Casharadda Tababarka La Duubo.

?https://surveyheart.com/form/66b89b9a5385a21057ceeb98

Wixii Su'aal Ah Fadlan Whats App

?https://wa.me/message/H3J2NQGNBQ2DB1

Surveyheart

FOOMKA TABABARKA CRYPTOCURRENCY

Fadlan Ku Buuxi Xogtaada Saxda Ah Si Laguu Diiwan Geliyo Mahadsanid.

We recommend to visit

Jeet ek Nasha hai aur is Nashe ki Factory ka mai ek lauta Baadshah hoon !

My Channel Link
https://t.me/Baadshah

For Any Query Contact
My Username - @RehanBaadshah

Last updated 2 months ago

Chaanaalli kun yeroo hundumaa Walaloowwan filatamoo fi ergaa guddaa qaban kan siniif dhiyeesaudha.

Yaada qabdan kamiifuu bot kana fayyadamaa
@Walaloo_bot


https://telega.io/?r=l9NDCHx-

Last updated 7 months ago

Kaayyoon chanali kanaa faarfannaa haaraa fi kan durii isin biraan ga'uudhaafi
Dabalataan seenaalee garaa garaa isin biraan ga'uf


@Burqaa43

Last updated 1 year, 5 months ago