Last updated 2 weeks, 5 days ago
Channel kun dhimma barattoota oromoo irratt odeeffannoo garagaraa dhiyeessa
Yaada fi qeeqaa karaa @Barattootaorobot jedhun nuuf kenna
⚡️⚡️Karaa YouTube dhan nu hordofuuf https://www.youtube.com/@OroAcademy⚡️⚡️
https://telega.io/c/Barattootaoromo
Last updated 1 month, 2 weeks ago
♥️♥️🕋Inshaa Allah Yoo Rabbiin fadhe
👉 Seenaalee
❤ Hadiisa rasuulaa ﷺ
👉 Gaaffii fi deebi'i
👉Gorsa sheekkota keenya bifa barreefamaatin Fi Kkf
CEO: @Iklaaas
Yaadaa fi qeeqaaf @Hawwiislaamic_bot
Last updated 1 week ago
Macluumad ku saabsan Dowlada Emaaraatka:
Dowlada Emaaratka waxaa la aasaasay 1971 kii, dadka ku nool tiradooda waa 9milyan, tirada dadkeeda asliga ah waa 2.7 milyan, 12% keliya ayaa ah Emaaraat inta kale waa ajaanib.
Waa dowlad aan lahayn taariikh siyaasadeed iyo koox usoo halgantay.
Emaaratka waxaa aasaaskeeda ku lug lahaa Yahuuda, markay maal qabeenada Yahuuda ee reer galbeedka ay qorsheeyen Bariga dhexe inay Yahuud ku beeraan waxay ku heshiiyeen inay aasaasan Emaaratka.
Waxaa la ogyahay Israel inay weligeed xasilooni ka dheceynin sidaas awgeed hantidooda iyo tijaaradooda waxay ku beereen Emaaratka, waxaana hantidaas iyo tijaaradaas laga maamulaa israel.
Xaqiiqdii ma jirto dowlad konton jir ah oo heerkan ka gaari karto horumar, garoon keeda diyaarada markaad ka degatid waxaad dareemeysa inaad ku degatay wadan ka mid ah wadamada reer Yurub ama Wadamada Asianka ee horumaray.
Meel walbo waxaa ka shaqeeyo oo gacanta ku haayo ajaanib, waxaa ku nool 75kun milyoneer oo qaybta ugu badan Yahuud ah.
Henry Ford milkiilaha shirkada baaburta ee Ford buugiisa uu Yahuuda kaga hadlaayo wuxuu ku xusay Yahuuda inay caan ku yihiin dunida inay ka maamulaan daaha gadaashiisa.
Emaaratka waxaa loo aasaasay umada burburkeeda in meesha laga soo abaabulo, waxay ka mid tahay dowladaha sida xad dhaafka ah hubka u gato, cadowgeeda yuu yahay? Yey xaduud la leedahay oo ay khatar ugu jirtaa una hub gadataa?
Waxay hubka u gadataa dowladaha islamka, fidno ayey ka dhex dhelisaa way hubeysaa shacuubta dowladaha islamka, Emaaratka meel walboo ay gasho musiibo ayaa gashay.
Waa qayb ka mid ah maqaal uu qoray Weriyaha caanka ah ee Al Jazeera Jamaal Rayan✍🏽
Via @Faaido_team T 1
Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe?
?Ku biir?
????????? ?
@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10
Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ ??: @Cabdullahi_7
Qof walboo soomaali ah wuxuu dareemayaa in jiritaankiisa somali nimo ee asalka ah halis ay kusoo wajahan tahay timaadada.
Marka loo eego dawladaha shisheeye ee faraha kula jira dhulkiisa iyo jiritankiisa.
Dagaalada ka dhex socda somalida dhexdooda .
Iyo dhalintii oo kawada niyad xun dalka iyo waxa ka dhacaya.
Marka dhinacyo badan laga eego soomaalidu waxay noqon adoomo loo taliyaal ah ama taliyaaal.
Allaahuma.........
AMARADA MUCAARADKA SUURIYA! Hoggaamiyaha Axmed Xuseen AlSharac (Golani), ayaa ku dhawaaqay 7 qodob. 1- Xukunkii Suuriya Bacthigii Dad-qalka ahaa waa laburburiyey. 2- Suuriya waa xor, dadkuna waa u xor aragtidooda iyo Xoriyad dhameystiran. 3- Qof kasta…
AMARADA MUCAARADKA SUURIYA!
Hoggaamiyaha Axmed Xuseen AlSharac (Golani), ayaa ku dhawaaqay 7 qodob.
1- Xukunkii Suuriya Bacthigii Dad-qalka ahaa waa laburburiyey.
2- Suuriya waa xor, dadkuna waa u xor aragtidooda iyo Xoriyad dhameystiran.
3- Qof kasta oo Suuriya ah, deegaankiisii waa kusoo laaban karaa, isagoo cidna waxba u raaceynin.
4- Xarumaha dawladda waa lama taabtaan, waana sii wadayaan adeegyadooda bulshada.
5- Goob kasta oo dawladeed Booliska ayaa amniga sugaya, Ciidamada Asad u dagaalamayay waxba looma raacan karro.
6- Qof dambi leh maanta majiro, xataa kuwii Asad dadka u gumaadayay.
7- Ra’iisulwasaaraha Suuriya oo kaliya ayaa amar leh, isaga ayaa xilka heynaya.
Fadliga maalinta Jimcaha, Waa maalinta Barakaysan ee Muslimiinta:
Jimcaha waa maalinta ugu fadliga badan todobaadka, waana maalinta Muslimiinta loogu yeeray inay isugu yimaadaan salaadda Jimcaha. Waa maalin muhiim ah oo camal wanaagsan la sameeyo, ducada la aqbalo, barakada lagu sii xoojiyo. Halkan ka akhri dhowr arrimood oo muhiim ah oo la sameeyo Jimcaha:
Jimcaha waa fursad dahabi ah!
Jimcaha waa maalin ku habboon in Alle loo soo noqdo, cibaadada iyo ducada la badiyo, iyo in la xoojiyo xiriirka qoyska iyo asxaabta. Maanta oo kale, isku day inaad noqoto qof ka faa’iidaysta maalintaan qaaliga ah!.
W/Q: Mohamud A Ali
Last updated 2 weeks, 5 days ago
Channel kun dhimma barattoota oromoo irratt odeeffannoo garagaraa dhiyeessa
Yaada fi qeeqaa karaa @Barattootaorobot jedhun nuuf kenna
⚡️⚡️Karaa YouTube dhan nu hordofuuf https://www.youtube.com/@OroAcademy⚡️⚡️
https://telega.io/c/Barattootaoromo
Last updated 1 month, 2 weeks ago
♥️♥️🕋Inshaa Allah Yoo Rabbiin fadhe
👉 Seenaalee
❤ Hadiisa rasuulaa ﷺ
👉 Gaaffii fi deebi'i
👉Gorsa sheekkota keenya bifa barreefamaatin Fi Kkf
CEO: @Iklaaas
Yaadaa fi qeeqaaf @Hawwiislaamic_bot
Last updated 1 week ago