Kaaba Network

Description
Waa gole loo aasaasay kor u qaadista wacyiga akhris ee bulshada gaar ahaan dumarka.
Advertising
We recommend to visit

Last updated 1 month, 3 weeks ago

Last updated 2 months ago

Bu'aa qormaata keessanii asirratti argachuu dandeessu

Last updated 2 months, 1 week ago

2 months, 1 week ago
Fahanka sharciga iyo haweenka waa barnaamij …

Fahanka sharciga iyo haweenka waa barnaamij aannu ugu talo galnay in haweenku wax ka ogaadaan sharciga dalka, xeerarka iyo weliba sharciyada ay u baahan yihiin meelaha ama marinaha ugu saxsan ee ay tahay inay u maraan haddii ay u baahdaan kaalmo sharci.

Si guudna, waa barnaamij lagu kobcinayo aqoonta sharciga ee haweenka.

3 months, 2 weeks ago

Hana na raagsanina barnaamijyo wacan baynu idiin soo wadnaa oo aannu jeclaan lahayn idinka laftigiinnu inaad nagala qayb gashaan.

3 months, 2 weeks ago

Halkaa hoose ee leave comment ku qoran tahay baad kasoo hadli kartaan oo group-ka kaga soo biiri kartaan qalbiyaal.

4 months, 4 weeks ago

Sixid: waa habeenka sabtidu soo gelayso maaha jimcaha.

4 months, 4 weeks ago
Dhammaan inta reer Burco ah ee …

Dhammaan inta reer Burco ah ee halkan ku jirta way noogu casuuman yihiin bandhiga buuggan haddii Alle idmo.

5 months, 1 week ago

Waxa jira dumar aqbalaya in lala guursado iyo qaar aan aqbaleyn.inyar hadan arinka dhex galo
saxaabadi waaweyneyd waxay dhahen gabadha way ubanantahay ina heshis ka qoran karto ninka aan lugula guursaneyn
Nabigu dumar badan buu guursaday iyaguna way aqbaleen
Nebiga inantiisu way diiday in lala guursado wuuna ugu hiiliyey oo ku difaacay rayigeedi
Inaad ogaato dadka doonistoda waa muhim .waxa jira waxanu aqbali karin qof dhan kasto laga maro .halka qaarka kalana waxas si fudud uaqbali karan.qofba shakhsiyad gaar ah ayuu leeeyhy
# waxa la aaminsanyahay in ragga 4 ay niyada kaga wada jirto .gabadh kastana ay la guursiga necebtahay
Lkn ragg hal gabadh ku kaaftoomay ayaa jira .iyo dumar ragooda uogolaaday dumar kale

5 months, 3 weeks ago

Xasuusin yar.

وَقَالَ رَبُّكُمُ ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ ۚ(غافر)

"I barya aan idiin ajiibee ( illaahay wuxuu yidhi kuwa iimaanka laga helayow aniga i barya oo weydiista aan idin siiyee, idinaka oo iigu soo dhawaanaya duco daacad rajana iga qaba, anniguna idinku khasaysiin maayo ee waan idin siin)

Illaahaybaa sidaas ku leh ee maxaad uga caajisantay ducada? cibaadadka waaweyn ayay kujirtaa ee nolosha hagaajisa ducadu ee aad haloo ogaado illaahayna hayno fudaydiyo dhammantenba.

By: Sureer Mohamed.

5 months, 3 weeks ago
Kaaba Network
5 months, 3 weeks ago
By:- Dr. Idil Osman Ahmed

By:- Dr. Idil Osman Ahmed

5 months, 3 weeks ago
Kaaba Network
We recommend to visit

Last updated 1 month, 3 weeks ago

Last updated 2 months ago

Bu'aa qormaata keessanii asirratti argachuu dandeessu

Last updated 2 months, 1 week ago