KAAFI FILMS

Description
Advertising
We recommend to visit

Waa mareeg lagu aruuriyo duruusta culimada soomaaliyeed.

Waxa ka masuul ah:
https://t.me/IshraqCenter

Kala xidhiidh maamulka halkan:
@Turaasculimobot

Waxaad ka heleysaa buugaag ku qoran Luqadaada Hooyo ee Af-Soomaaliga oo ka liyah

Fadlan wixii Su'alaha la xariir

@liibaanwaasuge
@Mfaratoon

Hoyga Aflaanta Hindiga & Musalsalda Afsomali ah Gaar ahaan Kuwii Hore ee 70aad Kii ilaa 2024 Jaceyl Waali @ALFAGHISTUDIO Halkan Ka Daawo

10 months, 3 weeks ago

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS.

Dhamaan ardeyda somaliyed ee jecel barashada luuqada englishka waxaa loogu bishaareynayaa in madasha barashada luuqadaha  Somen academy idiin diyaarisey course English ah kaas oo manhaj dhameystiran ah looguna talagaley in ardeyga bilow ilaa dhamaad lagu baro luuqada englishka.

Coursekan oo ah mid laga soo shaqeynayey diyaarintiisa mudo dheer ayna iska kaashadeen macalimiin khibrad uleh barida Englishka ayaa  hadda la bilaabey diiwaangelinta ardeyda.

Coursekan waxa uu ka koobanyahay dhowr heer oo kala ah.

1 beginner level.
Levelkan waxaa loogu talagaley ardeyda bilowga ah kuwaas oo ku cusub barashada luuqada englishka.
Levelkan ayaad ku fahmi doontaa dhamaan aasaasiyaadka luuqada Englishka.

  1. Intermediate level
    Levelkan ayaa loogu talagaley ardeyda heerka dhexe kuwaas oo fahansan aasaasiyaadka luuqada

  2. Advanced level
    Levelkan waa levelka ugu sareeya luuqada englishka waxaana loogu talagaley ardeyda heerka dhexe kasoo gudubtey ee doonaya in ay khibradooda englishka ah kor u qaadaan.

Sidoo kale coursekan waxa uu wataa 2 course kale oo kala ah grammerka iyo course English vocabulary kaas oo laguugu soo koobey dhamaan ereyda muhiimka ah ee luuqada englishka.

Sidoo kale ardeyda waxaan ugu bishaareyneynaa in 20-ka ardey ugu horeeya ee isdiiwaangeliya ay heli doonaa qiimo dhimis 50% ah sidoo kale waxay si free ah ku heli doonaan 2 course oo kala ah.

1 English vocabulary
English grammar

Si aad isku diiwaangelisid la xiriir

👇👇👇👇👇👇👇👇
@SOMENACADEMYregistration

1 year, 2 months ago

Barashada Luuqada English-ka
First thing first lesson 04. Is this your?

Somali English Academy waa madal waxbarasho oo online ah.

♡ ㅤ   ❍ㅤ     ⎙      ⌲
ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ  ˢᵃᵛᵉ   ˢʰᵃʳᵉ

1 year, 2 months ago

Barashada luuqada englishka.
First thing first lesson 01.

Insha allah buugan bilow ilaa dhamaad waan wadeynaa. Idinkana share dhaha.

Somali English Academy
Somen academy

1 year, 2 months ago
1 year, 2 months ago

LESSON 08
New words.

Cashirkan waa cashir lagu sharxayo New wordska ku jira cashirka 1-2aad.
SOMEN ACADEMY

Si aad si fiican ugu fahanto ereyda daawo labadan cashir ee ereyada ku jira iyagoo sentence wata.

Daawo cashirka 1aad

Daawo cashirka 2aad

1 year, 3 months ago

Asc dhamaan asxaabta sharafta leh kusoo dhowoow Soman academy.
Waxaan kuugu bishaareyneynaa in course english ah aynu halkan kusoo gudbineyno iyadoo free ah insha allah.

Fadlan markale kusoo dhowoow gacmo furan. Asxaabtaadana u share gareey si ay uga faaiideystaan.

Fadlan channelka join dheh adigoo mahadsan.
👇👇👇👇👇👇
Soman academy

We recommend to visit

Waa mareeg lagu aruuriyo duruusta culimada soomaaliyeed.

Waxa ka masuul ah:
https://t.me/IshraqCenter

Kala xidhiidh maamulka halkan:
@Turaasculimobot

Waxaad ka heleysaa buugaag ku qoran Luqadaada Hooyo ee Af-Soomaaliga oo ka liyah

Fadlan wixii Su'alaha la xariir

@liibaanwaasuge
@Mfaratoon

Hoyga Aflaanta Hindiga & Musalsalda Afsomali ah Gaar ahaan Kuwii Hore ee 70aad Kii ilaa 2024 Jaceyl Waali @ALFAGHISTUDIO Halkan Ka Daawo