Last updated 2 weeks, 6 days ago
Channel kun dhimma barattoota oromoo irratt odeeffannoo garagaraa dhiyeessa
Yaada fi qeeqaa karaa @Barattootaorobot jedhun nuuf kenna
⚡️⚡️Karaa YouTube dhan nu hordofuuf https://www.youtube.com/@OroAcademy⚡️⚡️
https://telega.io/c/Barattootaoromo
Last updated 1 month, 3 weeks ago
Bu'aa qormaata keessanii asirratti argachuu dandeessu
Last updated 1 month, 2 weeks ago
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS.
Dhamaan ardeyda somaliyed ee jecel barashada luuqada englishka waxaa loogu bishaareynayaa in madasha barashada luuqadaha Somen academy idiin diyaarisey course English ah kaas oo manhaj dhameystiran ah looguna talagaley in ardeyga bilow ilaa dhamaad lagu baro luuqada englishka.
Coursekan oo ah mid laga soo shaqeynayey diyaarintiisa mudo dheer ayna iska kaashadeen macalimiin khibrad uleh barida Englishka ayaa hadda la bilaabey diiwaangelinta ardeyda.
Coursekan waxa uu ka koobanyahay dhowr heer oo kala ah.
1 beginner level.
Levelkan waxaa loogu talagaley ardeyda bilowga ah kuwaas oo ku cusub barashada luuqada englishka.
Levelkan ayaad ku fahmi doontaa dhamaan aasaasiyaadka luuqada Englishka.
Intermediate level
Levelkan ayaa loogu talagaley ardeyda heerka dhexe kuwaas oo fahansan aasaasiyaadka luuqada
Advanced level
Levelkan waa levelka ugu sareeya luuqada englishka waxaana loogu talagaley ardeyda heerka dhexe kasoo gudubtey ee doonaya in ay khibradooda englishka ah kor u qaadaan.
Sidoo kale coursekan waxa uu wataa 2 course kale oo kala ah grammerka iyo course English vocabulary kaas oo laguugu soo koobey dhamaan ereyda muhiimka ah ee luuqada englishka.
Sidoo kale ardeyda waxaan ugu bishaareyneynaa in 20-ka ardey ugu horeeya ee isdiiwaangeliya ay heli doonaa qiimo dhimis 50% ah sidoo kale waxay si free ah ku heli doonaan 2 course oo kala ah.
1 English vocabulary
English grammar
Si aad isku diiwaangelisid la xiriir
????????
@SOMENACADEMYregistration
Barashada Luuqada English-ka
First thing first lesson 04. Is this your?
Somali English Academy waa madal waxbarasho oo online ah.
♡ ㅤ ❍ㅤ ⎙ ⌲
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢᵃᵛᵉ ˢʰᵃʳᵉ
Barashada luuqada englishka.
First thing first lesson 01.
Insha allah buugan bilow ilaa dhamaad waan wadeynaa. Idinkana share dhaha.
LESSON 08
New words.
Cashirkan waa cashir lagu sharxayo New wordska ku jira cashirka 1-2aad.
SOMEN ACADEMY
Si aad si fiican ugu fahanto ereyda daawo labadan cashir ee ereyada ku jira iyagoo sentence wata.
Asc dhamaan asxaabta sharafta leh kusoo dhowoow Soman academy.
Waxaan kuugu bishaareyneynaa in course english ah aynu halkan kusoo gudbineyno iyadoo free ah insha allah.
Fadlan markale kusoo dhowoow gacmo furan. Asxaabtaadana u share gareey si ay uga faaiideystaan.
Fadlan channelka join dheh adigoo mahadsan.
??????
Soman academy
Last updated 2 weeks, 6 days ago
Channel kun dhimma barattoota oromoo irratt odeeffannoo garagaraa dhiyeessa
Yaada fi qeeqaa karaa @Barattootaorobot jedhun nuuf kenna
⚡️⚡️Karaa YouTube dhan nu hordofuuf https://www.youtube.com/@OroAcademy⚡️⚡️
https://telega.io/c/Barattootaoromo
Last updated 1 month, 3 weeks ago
Bu'aa qormaata keessanii asirratti argachuu dandeessu
Last updated 1 month, 2 weeks ago