Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

Eng. Abdishakur

Description
Courses: https://abdishakur.me/
For business: admin@abdishakur.me
IG: https://www.instagram.com/abdishakurhm/
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

2 weeks, 3 days ago

16 sano waxbarasho ah kadib wuxuu leeyahay wax shaqo ah ma hayo walina guriga ayuu jiifaa reerka ayuuna ku dhibaa baalashka kabihiisa, bajaaj raaca iyo nolol maalmeedkiisa, waxaan is waydiiyay wixi la soo baray miyaa waxba kama jiraan ah mise wixi loo baahnaa ayaanan la soo barin.

Waxbarashada Somalia ka jirta qof ma sameyso ee qofkaa la rabaa inuu is dhiso, qof waxaa arkee ka hal abuur iyo aqoon badan qof wax ku bartay UK 🇬🇧 waxaa kaloo arkee qof aan waligiis dugsi sare dhigan oo wax is baray, wax is taray, xirfado badan bartay noloshiisana meel fiican is gaarsiiyay.

Waa inaad dib isu habaysaa hadii aad isku halleyn jirtay baakadda oo aad is lahayd shaqo ayay ku siin doontaa.

Runta qaraar 👀

3 weeks, 1 day ago

Jimce wanaagsan saaxibada qaaliga ah hambalyo 20K🔥subscribers ✅️

3 weeks, 4 days ago

Saaxibada lacagta bixiyay walina aan buuxin orderka koorsada si laguugu furo please gal website-ka, add to cart dheh sii raac tilmaamaha ilaa aad gaarto Order Received, kadibna email kaaga raac tilmaamaha kugu soo dhacaya. Maanta ayay ku egtahay diiwaan gelinta xubnaha cusub.

🔗 https://abdishakur.me/
Support: admin@abdishakur.me
Deadline: today 5:00 PM

Admin

3 weeks, 5 days ago

Maanta iyo birri kaliya ayaa ka dhiman fursadda is diiwaan gelinta xubnaha cusub ee qaadanaya koorsooyinka Cryptocurrency. Bil kasta 7da maalin ee ugu horreysa ayaan xubnaha cusub qaadaannaa, inta kale waxaan mashquul ku nahay fursadaha suuqa, caawinta ardayda hore u qaatay koorsooyinka, update garaynta cashirrada, zoomka ustaadka uu la leeyahay maal gashadayaasha ayaa waqti gelinnaa mar walba qof cusub inaan diiwaan gelinno waqti uma heli karno hadii ay bishaan ku dhaafto waa inaad sugto bisha kale 1-deeda.

Koorsooyinka waa 4 heer, waa kala qaalisan yihiin, mid kastana waxay ku xiran tahay waxa aad rabtid inaad ku baratid.

  1. Trading Course: Waxaan ugu tala galnay ardayda iyo dhallinyarada aan lacag badan ku billaabi karin suuqa ee raba inay trade gareeyaan, waqti badanna u heli kara suuqa.

  2. Consulting course, waa koorso loogu tala galay dhallinyarada shaqeysa ee dooneysa in bil kasta ay sameeyaan maal gashi, coins-ka ugu fiican suuqa iyo la talin gaar ah ayaa heli doontaa.

  3. Investment Course, Waa koorsada loogu tala galay dadka raba in ay sameeyaan maal gashi, waa dadka raba inay suuqa la soo aadaan lacag macquul ah sida diaspora, ganacsatada iyo qofkii heli kara ilaa $5k.

  4. Advanced Course, koorsadan waa koorsada ugu sarreysa waxaa loogu tala galay qofkii raba inuu lacag badan suuqa geliyo ilaa $10k. waxaa heli doontaa caawin gaar ah iyo coins-ka ustaadka uu maal gashado.

Ka dalbo website-keenna https://abdishakur.me/

3 weeks, 6 days ago

Asxaabta qaar waa iga waaleen, instagram waxaa maalmahan ku sheekeysanay asxaab ileh sanad ka badanaa ku raadineynay macnaha Xasan Sheekh maa ahay, akhyaarey bacda iga dhaafa aniga waxaan ahay mid aan waxba aqoonoo ku dhiirran wax looga aqoon badan yahay, wixi aan aqaan qof kama xasdo qof kastana waa jecelahay inaan gaar ula hadlo lkn sorry waa dareemi kartiin qof walba waqti gaar ah lama hadli kartid waxaan isku dayaa inaan public u sheekeysanno inti aan awoodo, midda kale aniga social media iima ahan ahmiyadda koowaad hadaa rabo sanad dhanaa u goyhaa, because waxaan arkaa dad ileh xagee ka baxday, aniga news sooma gudbiyo, waxaan inta ila fikirka ah la wadaagaa wixi ii shaqeeyey 15kii sano la soo dhaafay waliba xilli qof waalan loo maleeyo hadii qof la dhaho lacagaa laga sameeyaa Online adoo Africa jooga, anyway waa ii shaqeysay, wixi ii shaqeeyey ayaan kuu sheegaa qaado ama diid, qorshe yeelo ama iska faataal go'aanka waa kaaga ileen aniga kuma qasbi kari sax, nabiga SCW ayaaba Allah SWT yiri Adiga ma hanuunin kartid qofkaa jeceshahay, ilaahay da'yarteenna dantooda ha tuso including my self.

#Guuleyso2024
Maskiinkii Abdishakur ahaa 🙏

2 months, 2 weeks ago

2 qiso cajiib ah maasha Allah Ramadan Mubarak ▶️ Watch from here 👇
https://fb.watch/qRCoySsjBc/

2 months, 2 weeks ago

5 bil ka hor ayuu $1,000 ku maal gashaday Solana, qiimaha maalintaas halkii xabbo wuxuu ahaa $22, wuxuu iibsaday 45 xabbo oo Solana ah maanta halkii Solana waa $192. wuxuu account kiisa ku haystaa $8,640. adiga bal ii sheeg waa kee ganacsiga 5 bil gudahood ii samayn kara $7,640?

2 months, 2 weeks ago

Biya dhaca hadalka maaha wax ha baran ujeedku waa dadaal ku dar, hal abuur la imow, noqo qof lagu daydo oo halka uu kaga jiro nolosha tusaale noqon kara.

4 months, 2 weeks ago

qofkii halkaas ka maqan follow dheh waxaa soo geliyaa cashirrada Facebook Monetization la xariira thanks

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago