Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

Xikmado️

Description
Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 6 days, 7 hours ago

6 days, 7 hours ago

Doob iska ahaw ilaa uu qof kuu Soo diro qoraal dhamaystiran oo ah sababta uu u doonayo xiriirka💯🤣

6 days, 12 hours ago

Sow ma ogid haddaan af ku dhiigle noqdo, oo culimo,masuul,siyaasi iyo ganacsadaba aflagaadeeyo oo qabyaaladda aan kala dhigdhigo aan noqonayo qof magac iyo maamuus ku dhex leh bulshada.

Heerkaa yaa i gaarsiin ma garan, waa tolkayga oo gadaashooda i gashan waxaana soo raaca dhalinyaro aan maskax iyo fikir toonna lahayn oo aanan dhaamin kan gaalka ah kaliya ay kaga wanaagsan yihiin muslinimada.

Dadnimadii,dhaqankii islaameed meel ay naga mareen garan maayo anigu.

1 week ago

Aisha Ahmed ayaa tiri: waxaan maqlay waxyaabo Sunna ah oo u wanaagsan in xaaska loo sameeyo. Waana ku farxay:

  1. In aad la qubeeysato xaaska.
  2. in aad Gacantaada Cuntada ku siiso.
  3. in aad dhunkato oo aad naxariis u muujiso.
  4. in aad isla soo xajisaan.
  5. in si lama filaan ah aad Hadiyad ugu keento.
  6. in aad Saddax Xaas la guursato si aad Culeyska uga yareeyso.
    Waxa ay tiri: Sideey iila fiicnaayeen oo ay sheekadu iigu socotay, markii ay gaartay No. 6aad ayaa korantadii iga tagtay.

Aisha maxay ka xanaaqday? Horaa gabyaa somaliyeed ugu shirbay" " Habarti yaalin kuu aheyd aan Naag yar yeeldho yeelimee. Waxey u yeeli weeydayna Yuf laba loo dhigeey yasee

2 months, 1 week ago

Ku darso inta aad ka ogtahay

Madaxda caalamka ugu waqtiga dheer mudada xukunka ay hayeen

🇬🇶Equatorial Guinea: Teodoro Obiang: 44 sano
🇨🇲 Cameron: Paul Biya: 41 sano
🇺🇬 Uganda Yoweri Museveni: 38 sano
🇮🇷 Iran Ali Khamenei: 34 sano
🇹🇯 Tajikistan Emomali Rahmon: 31 sano
🇧🇾 Belarus Alexander Lukashenko: 29 sano
🇯🇴 Jordan Abdullah II: 25 Tajikistan
🇧🇭 Bahrain Hamad bin Isa Al Khalifa: 25 sano
🇩🇯 Djibouti Ismail Omar Geelle:25 sano
🇲🇦 Morocco Mohammed VI: 24 sano
🇷🇺 Russia Vladimir Putin: 24 sano
🇷🇼 Rwanda Paul Kagame:23 sano
🇸🇾 Syria Bashar Assad: 23 sano
🇹🇷 Turkey Recep Tayyip Erdogan: 21 sano
🇦🇿 Azerbaijan Ilham Aliyev: 20 sano
🇵🇸 Palestine Mahmoud Abbas: 19 sano

2 months, 1 week ago

Saaxiibtinimadu ma ahan cidda ku horeeysay iyo cida aad taqaanay wakhtiga dheer. Waxay ku saabsantahay cidda timid oo aan waligeed tagi.

2 months, 1 week ago

Doqon mise Daacad

Kani waa Captain Robert Campbell sarkaal ka tirsanaa ciidamadii Britain ee dagaalkii 1-aad ee Addiuunka ka wayb galayay, waxaa qabtay ciidankii Jarmalka ka dibna waxaa la dhigay xabsi.

Robert intii uu ku jiray xabsiga waxaa soo gaaray war dhiillo xambaarsan oo ahaa in hooyadiis sakaraad tahay oo cudurka kansarka uu ku dhacay ayna qarka geeri u saaran tahay.

Campbell wuxuu waraaq u qoray boqorkii Jarmalka isagoo ka codsaday in loo ogolaado in hooyadiis uu soo arko inta aysan geeriyoon.

Arinta yaabka leh waxay ahayd Boqor Kaiser Wilhelm wuxuu ka aqblay Robert codsigiisii balse uu ku soo laabto xabsiga.

Robert markii uu u tagay hooyadiis oo uu la joogay todobaad isagoo oofinaya ballankii ayuu dib ugu laabtay xabsigii.

Laakiin waxaa yaab kale ahayd in maalmo gudahood Robert uu damcay inuu baxsado oo la qabto, sidaana xabsigii loogu celiyo.

Waa maxay aragtidaadu?

4 months, 1 week ago

I rumayso ama ha irumaysan, qaarkiin waxay shukaansadaan dad maalin walba tirtira sheekeysigaaga si ay uga fogaadaan iney kala tagaan lamaanahooda dhabta ah.😍

Jimca wanagsan

4 months, 1 week ago

Anoo marwo kuusay haysta
Anoo Ayaan qaylo haysta
Udgoon jecel muuna haysta
Mulki magaalka joogto
Maxaa iga jira marooko?

4 months, 1 week ago

Faa'idooyinka naagta qaylada badani ay ninkeeda u leedahay:

  1. Ninka naag qaylo badan qaba, isaga iyo Allihiis xiriirka ka dhexeeyaa waa uu xoogeysanayaa. Mar kastoo ay qayliso, waxa uu leeyahay: Xasbiyallaahu wa nicmal wakiil, Laa ilaa illal-Laahu Muxammadu Rasuulul-Laah, Laa xawla walaa quwwata illaa bil-Laah. Mar walba llaah buu xasuustaa.

  2. Ninka naag qayla badan qabaa Jiim uma baahna iyo in uu is caateeyo. Raashinka hal mar marka uu qaato, ayay soo weeraraysaa, markaasna rabitaanku inta uu ka xirmo, ayuu ka istaagayaa. Sidaas
    darteed isagaaba naf ah.

  3. Naag qaylo badan ninka qabaa qaraabadiisa aad buu u xiririyaa l ils maxaa yeelay guriga toos uma soo aadi karo oo qaylo ayaa ka soo horreysa. Markaas eeddooyin, abtiyaal, habaryaro ayuu ku soo wareegayaa oo isku soo daahinayaa inta aanu guriga imaan.

  4. Ninka naag qaylo badan qabaa araggiisa ayuu
    laabtaa, maxaa yeelay dumar oo dhanba iyadaa u risay

4 months, 2 weeks ago

xanta waxay kaa dhigi kartaa inaad nacdo dadka aan waxba galabsan. dadka ha ku xukumin waxa ay dadka kale ka sheegayaan iyaga, caqli yeelo, naftaada baro, ka dib fikradaada samee. kan kula hadlaya waxaa laga yaabaa inuu yahay midka aad u baahan tahay inaad ka fogaato

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 6 days, 7 hours ago