Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

Telefishinka Qaranka

Description
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 6 days, 7 hours ago

1 month, 2 weeks ago

Wacyigelinta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo G/Sare Sheekh Daahir Maxamed Tawakal.

1 month, 2 weeks ago

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud”khawaarijta mabaadii’dooda khaldan gaba-gabo ayuu marayaa ,waana waajib in dalka laga ciribtiro”

1 month, 2 weeks ago

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kormeer ku tagay dugsiyada tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee Jeneraal Dhaga-badan, TurkSom iyo Jeneraal Daa’uud, halkaas oo ay ka amba-baxayaan cutubyo ku wajahan furimaha dagaalka iyo ciidamo tababar heerkiisu sarreeyo u aadaya dalka Turkiga.

1 month, 3 weeks ago
Telefishinka Qaranka
1 month, 3 weeks ago
Telefishinka Qaranka
1 month, 3 weeks ago
Telefishinka Qaranka
1 month, 4 weeks ago
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa Safiirka …

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa Safiirka Itoobiya u joogay Muqdisho ku war-gelisay inuu dalka uga baxo muddo 72 saac gudahood ah, halka safiirka Soomaaliya u fadhiya Addis Ababa la faray inuu dib ugu soo laabto dalka, sidoo kale qunsuliyadaha Itoobiya ee Hargeysa iyo Garoowe la amray in lagu xiro muddo 7 maalmood gudahood ah, qaraarkaan ayaa maanta lagu gaaray shirkii Khamiis-laha ahaa ee golaha wasiirrada XFS.

1 month, 4 weeks ago

https://youtu.be/A-odjnfN3h4

YouTube

Wareysi:Aabe ay lug iyo gacan ka jartay Khawaarijtu oo hadda ka tirsan macawiisleyda gobolka Hiiraan

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews…

2 months ago

Taliye Maxamed Toxob oo cutubyo ka tirsan ciidanka boolis-militeri kula dardaarmay inay dhowraan, una turaan shacabka ay u dhaarteen.

2 months ago

https://youtu.be/Efx6BhTTdIE

YouTube

Jabka Khawaarijta iyo howlgallada jiida hore - itus oo itaabsii.