Dive into the Ultimate Free Library: Your One-Stop Hub for Entertainment!

Liibaan Lugcad

Description
Bartaan Telegram, waxaan idinkugu soo gudbi doonaa macluumaad u badan jabka Khawaarijta iyo muuqaalada xiisaha leh ee rukumo.
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

1 week, 4 days ago

"Hooyo biyo i sii" ayuu dhahay, gabadheeda ayey ku tiri "orod wiilka biyo iigu keen" kadibna waa dilay, isagana maanta ayaa lagu xukumay dil toogasho ah.

2 months, 1 week ago

Boolow oo Khawaarijta u uruuri jiray baada ayey geesiyaasha qaranku ku qabteen aagga Basra

2 months, 1 week ago
2 months, 1 week ago

Dowladda Soomaaliya oo ku guulaysatay in ay gacanta ku soo dhigto shabakaddii ka dambeysay Weerarkii Hotelka SYL

Muqdisho, 23 March, 2024: Hay’adaha ammaanka ee dowladda oo gacanta ku haya galbaariseedka weerarkii nafla caariga ahaa ee Khawaarijta ay ka gaysteen Hotel SYL ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen 16 eedeysane oo ku lug lahaa weerarkaas.

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa ku guulaysatay in ay soo qabato Abdinasir Daahir Nuur oo ahaa shaqsigii suurta-galiyay in magaalada ay soo galaan Gawaarida falka argagixiso lagu gaystay.

Sidoo kale dadka la qabtay waxaa ka mid ah ilaa iyo Afar eedeysane oo ku diiwaan gashan milkiyadda labada Gaari ee Khawaarijtu u adeegsatay weerarka Hotelka SYL.

Waxaa kale oo baaris ay ku socotaa Shan xubnood oo ka tirsan ciidanka ammaanka dowladda kuwaas oo ka shaqaynayay baraha baaris ee Khawaarijtu ay ka soo gudbeen.

Shacabka Soomaaliyeed waxaa lala wadaagi doonaa caddaymo dhammaystiran kuwaas oo muujinaya dhagarta Shabakaddan Khawaarijta ah iyo gungaarka hay’adaha baarista.

Dhammaan Shabakadda Khawaarijta ah ee la qabtay iyo eedeysaneyaasha kale ee loo haysto kiiskan waxaa loo gudbin doonaa Maxkamadda shaqada ku leh, waxaana ay hortagi doonaan cadaaladda.
-Dhammaad-

4 months, 1 week ago

Qof naftii Halige ah oo isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa ciidanka ammaanka ku joojiyeen inta u dhaxaysa isgoyska Cali Kamiin iyo Laba Dhagax.

Shaqsigaan oo doonayay in uu dadka shacabka dhibaateeyo ayaa kaligiis ku haligmay qarixii ku xirnaa.

Ciidanka ammaanka oo dareemay dhaqdhaaqa Sharwadaha ayaa ka hor inta uusan Qarxin.

4 months, 1 week ago

DEGDEG: Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa u codeeyey wax ka bedelka Dastuurka.

4 months, 1 week ago

Jihaad adag ayaa maanta ka socda Caad, Khawaarijtii oo saakay weerar soo qaaday ayaa looga baxay magaalada, kadibna waxaa laga soo weeraray dhinac kasta, xasuuq ba’an ayaa ku socda cadowga, waxaana gacan sareeya geesiyaasha qaranka iyo xaq u dirirka deegaanka, Allaha guuleeyo ciidamadeena ku jira jihaadka xaqa ah.

4 months, 2 weeks ago

https://vm.tiktok.com/ZM6CkGS1X

Kusoo biir barteyda TikTok

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago