LIDSAN CRYPTOCURRENCY

Description
Nagala soo xiriir 👇

https://t.me/+252684248054

Wll kusoo dhawaaw channelkeena waxaad naga faaido doonta wax walba oo suuqaan cryptocurrency ku saabsan ..adigana asxbtada usiidir mahadsanid
Advertising
We recommend to visit

buy ad: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii

CEO @Obsamilli


Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii

Last updated 1 week, 2 days ago

📈 If stock market experts were so expert, they would be buying stock, not selling advice. 🤔
~Norman Ralph Augustine

Last updated 3 days, 18 hours ago

Chaanaalii kana irratti Faarsaa Kanneen Bara Durii,akkasuma Haaraa Qilleensarra kan Oolan @full Album,,, argachuu dandeessu #faarfannaa qabdan kara kana nuu ergu dandesu @Faarfannaahaaraa_bot
#group_keenya @faaruutuubee
#Channel keenya @OboroMedia
🙏🙏🙏

Last updated 1 month, 3 weeks ago

3 weeks ago
Solano waxay soo Taaban doonta zone-ka …

Solano waxay soo Taaban doonta zone-ka ama Darbiga 140 ka dibna waxay Toos u soo Taaban Doonta zone-ka ama Darbiga 200

2 months, 4 weeks ago
3 months ago
3 months ago
3 months ago
3 months, 1 week ago

Caawa xiisadaa noo jirta 9:30 taraawiixda kadib qof walba hasoo xaadira si uu ugu faaideysta xiisadaas insha Allah

4 months, 2 weeks ago

JIMCO WANAAGSAN

Maanta waxaad heysataa fursad qaali ah.
Waxaad owaadaa inaad maalgeshi sameysato lacagtaadaba hayaraate…
Maalgeshi waxoow isu badali doona muda kooban gudahood lacag aad ubadan...

Hada bilaaw keeydinta lacag nidaamsan oo si joogta ah u keydi..

Ka bilaawi bishaan oo waxba hasugin bisha kale…

Sido kale bilaaw oo maalgasha naftaada, waqtigaaga iyo xirfadaada ..!

#lidsancryptocurrency✍️

4 months, 2 weeks ago

Arday walba oo coursiga ubaahan Groupkaas join hasoo dhahda, cashirada Groupkaas lagu qaadan doonaa insha allah ..!

#lidsancryptocurrency✍️

4 months, 2 weeks ago

#FREE_COURSE.

BISHAARO BISHAARO

Waxaan ogeeysiineynaa dhamaan ardayda halkaan ku jirta in bishaan February Ee bari bilaawaneeysa aan bilaawi doona coursiga aasaaska cryptocurrency, coursigaan waa free oo wax lacag eh lagaama raba, fursadaan waxeey hortaalaa dhamaan ardayda xiiseneysa ineey bartaan cryptocurrency…!

Waxii faahfaahin eh oo ku saabsan coursigaan nagala soo xiriir 👇

https://t.me/+252684248054

#lidsancryptocurrency✍️

4 months, 2 weeks ago

SUBAX WANAAGSAN

  1. ADKAYSI IYO GO,ANN QAADASHO :

Guushu waxay inta badan u baahan tahay adkaysi iyo rabitaan si looga gudbo caqabadaha. Samee rabitaan xoog leh oo diyaar u noqo inaad ku bixiso dadaalka lagama maarmaanka ah iyo shaqada adag. Guuldarada waa in loo arkaa fursad waxbarasho halkii loo arki lahaa sabab lagu quusan lahaa.

Walaal guushu waa dhankaaga Allah tala Saaro oo bilaaw safarkaaga nolosha lana imaaw dadaal iyo dulqaad insha Allah waad guleeysaneeysaa 🙏

OGEEYSIIS OGEEYSIIS

Waxaan bilaawi doonaa fasal cusub oo lagu baranaya cryptocurrency iska diwaan gali ama nagala soo xiriir waxii faahfaahin eh 👇

https://t.me/+252684248054

#lidsancryptocurrency✍️

We recommend to visit

buy ad: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii

CEO @Obsamilli


Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii

Last updated 1 week, 2 days ago

📈 If stock market experts were so expert, they would be buying stock, not selling advice. 🤔
~Norman Ralph Augustine

Last updated 3 days, 18 hours ago

Chaanaalii kana irratti Faarsaa Kanneen Bara Durii,akkasuma Haaraa Qilleensarra kan Oolan @full Album,,, argachuu dandeessu #faarfannaa qabdan kara kana nuu ergu dandesu @Faarfannaahaaraa_bot
#group_keenya @faaruutuubee
#Channel keenya @OboroMedia
🙏🙏🙏

Last updated 1 month, 3 weeks ago