Dive into the Ultimate Free Library: Your One-Stop Hub for Entertainment!

Xikmad badan

Description
Halkaan waxaad kaheleey saa xikmado
kuraali galiyo 🌷qoraalo farxad ku dheehantahat💫 dhiirigelin 🌻 waano🍁

Admin: @xikmadbadan_bot
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 days, 23 hours ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months, 1 week ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 week ago

1 week, 2 days ago

Kuwa marwalba daacad ahi wakuwee tarbiyada fiicanayd waalidka dhaxlay qiyaano ma aqaanaan waayo gurigii lagu soo koriya kudhisnaa wanaag***😘*** Salaan sare

1 week, 3 days ago

Ciid Wanaagsan Saaxiibayaal dhamaantiin, farxad ku Ciida.❤️

1 week, 4 days ago

لا إلهَ إلاَّ اللَّه وحْدهُ لاَ شَرِيكَ لهُ، لَهُ المُلْكُ، ولَهُ الحمْدُ، وَهُو عَلَى كُلِّ شَيءٍ قَدِيرٌ.

2 weeks, 2 days ago

Allow dhammaanteen waxaan ku waydiisanaynaa Cilmi wax-tar leh, iyo irsaaqad xalaal ah, iyo camal suuban oo la aqbalo.🤲🤲❤️🦋

#xusuusin
#xikmadbadan

2 weeks, 4 days ago

*"Waa laac adduunyadu
Labadii walaalo ah
Midba maalin ladayoo."

-hibo nuura*

2 weeks, 5 days ago

Xusuusnow in maalin uun dadaalkaagu uu faa'iido yeelan doono!
Baro, raac dareenkaaga, raadi waxa ugu fiican.
Ku faan naftaada, oo u dadaal inaad yoolkaaga gaadho iyada oo aan loo eegin caqabad kasta, ku eeg muuqaal kale waadna guulaysan doontaa ♥️

#xusuusin
#xikmadbadan
@kobciyebooks

3 weeks, 2 days ago

"ifka la isku tudhaaye
iilka laysma gargaaroo
Aboor la,iskama baajee
Nabsi hayga amaahan
Axdigii na,dhexyeeliyo
Ha iloobin aqoontee."

- AUN Cabdi tahliil

3 weeks, 4 days ago

"Geeridu maxanuujiso kuwa dhintay ee waxay xanuujisaa kuwa nool" 💔

-maxamuud darwiish

4 weeks ago

Naxariista eebe korkooga ha ahaato kuwii aanu jeclayn iyegoo najecelna ilaahay naga jeclaaday.😭

29/5/2023
Abaaro 9 subaxnimo
Maalin isniin aH

Maanta oo kale ilaahay naxariistiyo janno haka waraabiyo walaal najmaay

Igu soo duceeya walaashay/saaxibaday saaxibayaal😭

2 months, 3 weeks ago

Nabi muxamed ﷺ waligii bad mamarin hadana wuxu ina leeyahay" midkiin yaanu bada fuulin bada waxa kujira biyo biyahana waxaka hooseya naar naartaasna biyo kala kahooseya."

Waanu kuxiisnay nabi allow😪♥️

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 days, 23 hours ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months, 1 week ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 week ago