Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

Ogaal Center

Description
We recommend to visit

ᅟᅟᅟ 𝗔𝗜𝗡'𝗧 𝗡𝗢𝗕𝗢𝗗𝗬 𝗚𝗜𝗩𝗘 𝗔 𝗙𝗨𝗖𝗞 𝗔𝗕𝗢𝗨𝗧 𝗔 𝗥𝗨𝗟𝗘˖ with the tazos in my side.

OFC CHANNEL :
@OFCTAZOS

SHITPOST :
@HRSSHITPOST

CONTACT US : @ofctazosbot

Last updated 1 year, 10 months ago

Chaanaalli Kun Chaanala walaloo gaggabaaboo Fi ergaalee garagaraa of keessaa qabdudha!

Siyaasa ❌
Amantaa❌
Jibbinsa❌
Sanyummaa❌

Yaadaaf👇👇
👉 @Michuu_Fayisaa
---------------//---------------

Chaanaalaaf👇
✍️ @Michuu_ko

Last updated 2 days, 12 hours ago

Soo dhowoow is ku day inaad cid nagusoo biiriso hal qofna ha ahaatee adiga oo linkiga zhere gareynaya halkaan waxaad ka helaysaa fikrado ku cajabiya♥️

Wixii talo ah halkan igalasoo xidhiidh💚👇 @Maymuuncali

https://t.me/Audiobook2s

2021-5-24

Last updated 1 month ago

2 weeks, 3 days ago

Uu bilaabmey barnaamijkii walaalayaal.

2 weeks, 3 days ago

Ogaal Center waxey kugu marti qaadeysaa barnaamijkan online zoom ka oo qabsoomi doonaa caawa:

Mowduuca|
Aduunka, Qaza kadib
Taariikh| 11/4/2024
habeenku jimcuhu soo galayo.

Si aad u ga qeyb gasho barnaamijkan samee wax yaabahan:

1- Zoom: https://us06web.zoom.us/j/89024537787?pwd=Ly5yNtWZbNHVCb1g23gP3UR8oCgfsC.1

Meeting ID: 890 2453 7787
Passcode: 506519

2- ku soobiir telegram channel: https://t.me/OgaalCenteru

Zoom Video

Join our Cloud HD Video Meeting

Zoom is the leader in modern enterprise video communications, with an easy, reliable cloud platform for video and audio conferencing, chat, and webinars across mobile, desktop, and room systems. Zoom Rooms is the original software-based conference room solution…

2 weeks, 4 days ago
Xarunta ogaal waxey kugu marti qaadeysaa …

Xarunta ogaal waxey kugu marti qaadeysaa barnaamijkan online zoom ka ah oo qabsoomi doonaa toddobaadkan:-
Mowduuca| Aduunka, Qaza kadib
Taariikh| 11/4/2024 habeenka uu jimcuhu soo galayo.
Si aad u ga qeyb gasho barnaamijkan samee wax yaabahan:
1- Zoom application la soo Deg
2- ku soo biir telegram channel: https://t.me/OgaalCenter

3 weeks, 3 days ago

https://us05web.zoom.us/j/84212612514?pwd=1HmKRbj43qO7hiSroeaGEfc78NrN10.1

Password : Jk28rx

Zoom Video

Join our Cloud HD Video Meeting

Zoom is the leader in modern enterprise video communications, with an easy, reliable cloud platform for video and audio conferencing, chat, and webinars across mobile, desktop, and room systems. Zoom Rooms is the original software-based conference room solution…

3 weeks, 3 days ago

Caawa 10:00 pm inshallah ayeynu soo geli doona zoom ka

4 weeks, 1 day ago

Ogaal Center

Heerarka guusha wakhtiga tartanka...
Sh. Abdirahman Bashir

Habka loogu guulaysto shaqada dacwada, siyaasada iyo fikirka:

Ugu horrayn: Jacaylka shaqada, oo ah, jacayl xad-dhaaf ah iyo la-noolaanshaha shaqada ee kor iyo hoosba, taas la'aanteedna guuli ma jirto.

Midda labaad: feejignaan adag, ha wareerin, ogowna in qof kasta oo bini’aadam ahi uu leeyahay laba wareeg oo kala ah wareega danaynta ama xiisaynta iyo wareega feejignaanta ee ha isku darin si aanay natiijo la’aan u noqon.

Seddexaad: Hami, ha noqon mid caajis ah, ama ku dayde, hana labalabayn, kor eeg, hore u soco, indhahaagana ku hay yoolka.

Ta afraad: Takhasuska: Wax kasta ha ka shaqayn oo wax walba wax ka ogow, laakin xagga shaqada waa in aad ku foogan tahay wax gaar ah, qofka aan lahayn takhasus waxba soo saari maayo.

Ta Shanaad:Ka faa'iidayso fursadaha, baro waxa aad ku liidato kana gudub, si tamar lehna ugu dhaqaaq dhinaca sixitaanka iyo toosinta.

Ta Lixaad: Ha ka baqin inaad raali gelin bixiso markaad qalad sameyso, dadka waaweyni way qaldamaan, laakiin carruurtu ma qaldamaan, sababtoo ah ma qirtaan.

Ta Todobaad: Naftaada la noolow oo ha u ogolaan in waxa kugu hareeraysan kugu dhex noolaadan.

Waa kuwaas todobada guushu ee xilliga halganka ilbaxnimada.
Waxaynu ku jirnaa bisha barakaysn ee ramadaan, noqo tartame sharaf leh, hana ka labalabayn in aad go'aan la gaadho naftaada

Tarjumadii :Aziya maxamuud

#Ramadan Kareem

1 month ago
Xarunta ogaal waxey kugu marti qaadeysaa …

Xarunta ogaal waxey kugu marti qaadeysaa barnaamijkan online zoom ka oo qabsoomi doonaa toddobaadka soo socda:

Mowduuca| Aduunka, Qaza kadib
Taariikh| 4/3/2024 habeenku jimcuhu soo galayo.