Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

ℍ𝕠𝕪𝕘𝕒_𝕩𝕚𝕜𝕞𝕒𝕕𝕒𝕙𝕒_𝕚𝕪𝕠 𝕤𝕦𝕘𝕒𝕟𝕥𝕒

Description
Kuso dhawaw🦋Hoyga_xikmadaha_iyo_suganta🌷
🦋Xikmadu waa nasiib alle keeno,waa garasho ay si fudud u hesho maskaxdu,waa feker fogaan arag iyo fiiro ku qotoma🌷

🦋erayo jacely✍️🥀
🦋Dhiiragelin✍️🥀
🦋oraahyo✍️🥀
🦋xikmado✍️🥀
🦋shekoyiin✍️🥀
🦋suugaan🥀✍️
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 6 days, 7 hours ago

1 day, 10 hours ago
2 days, 9 hours ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

Gudoomiyaha.👇
@Gud_Kooxda_Midnimo
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/-FbnE-RkCyM0NDE0

Telegram

MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 89 chats.

2 days, 10 hours ago
1 week, 1 day ago
1 week, 1 day ago
1 week, 2 days ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

2 months, 1 week ago

https://t.me/addlist/o698Ws3BP2s1ODI0

https://t.me/addlist/oxwm2R7XOUI4YjFk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @iibiye_online
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @mustaqbalkacaafimaad
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @kaahanolosha
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

Telegram

KORDHIS

You’ve been invited to add the folder “KORDHIS”, which includes 86 chats.

2 months, 1 week ago

🌞🍀⚘ ⚘🍀🍀    🪐        🪐       🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

=====

💡|Tarbiyeynta Nafta

{وعسى أن تكرهوا شيئا وهو خير لكم
وعسى أن تحبوا شيئا وهو شر لكم}

~waxaynu Aayadan ka faa'idaynaa :-

-->Majiro shay insaanka uga faa'ido badan inuu raaco amarka rabbigii swt hadduu doono marka uu bilaabayo haba ku adkaade laakiin natiijadiisu waa liibaan iyo farxad.

Mana jiro shey insaanka uga xun inuu la yimaado wixii uu Ilaahay swt ka reebay haddu rabo naftiisu haba jeclaataba laakiin dhamaadkiisu waa murug iyo dhibaato

-Ibnu Qayim Rc

=====

🌞🍀⚘⚘     🪐        🪐      🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

╭┈──────────────
╰┈➤@xikmado_iyo_sugan_6

♡ ㅤ       ❍ㅤ         ⎙       ⌲
    ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ            
  ❍━━━━━━ლ━━━━━━❍ 

2 months, 1 week ago

🌞🍀⚘ ⚘🍀🍀    🪐        🪐       🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

=====

AL_WAHAAB (HIBO BADANAHA)

magacyada wanwanaagsan ee ilaahay waxa kamid ah: al_wahaab oo u taagan maamuus, deeqsinimo iyo hodantinimo ! Al_wahaab waxa uu tusayaa xeeldheeri ,Eebbana ma aha hibo_ bixiye oo qudha ,hasa ahaatee waa hibo _Badane .sidaas owgeed ayuu Alle isugu Bixiyey Al_wahaab ! Waxa uu wax siiyaa kan weydiista iyo kan aan weydiisan ,ka Baahan iyo kan hodanka ah iyo ka caabuda iyo kan aan caabudin!

HIBO BADANE

Eebbe waa Hibo badane; waayo wax badan buu bixiyaa Deeqsiyadu mar ayay wax ku siiyaan haddii aad mar labaad wax weydiisana way kaa meermeeraan ,Allahna siintiisu xuduud ma laha,Raalli buuna kaa Noqdaa markasta aaad wax weydiisto ,waxa kale oo ku faray baryadiis
((ادعوني أستجب لكم ))

Haddii aad isku daydo tirinta hibooyinka alle ku siiyay ,adiga uun baa daali doona

Marka aad doonayso in allaah uu ku hibeeyo shay, jidadka loo maro waxaa kamid ah inaad ku xusto baryadaada hibooyinkii hore; si ay kuugu noqdaan xadhig aad kusoo dabato hibooyin cusub, kani waa ergaygii alle ee sakariye oo ku leh baryadiisii weynayed

وَلَمْ أَكُنۢ بِدُعَآئِكَ رَبِّ شَقِيًّا (مريم - 4)

"Eebbow ma ahayen mid ku guuldaraysta baryadaada"

Ma ahayen mid ku hungooba baryadaada ee Eebbow tanna iga aqbal

#kitaabka_10_magac

=====

🌞🍀⚘⚘     🪐        🪐      🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

╭┈──────────────
╰┈➤@xikmado_iyo_sugan_6

♡ ㅤ       ❍ㅤ         ⎙       ⌲
    ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ            
  ❍━━━━━━ლ━━━━━━❍ 

4 months, 1 week ago
***🌞******🍀***⚘ ⚘***🍀******🍀*** ***🪐*** ***🪐*** ***🌞******🍀***⚘⚘***✅******✅***

🌞🍀⚘ ⚘🍀🍀    🪐        🪐       🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

====

"Marka Aan kula Tslinaayo Ma Aha Micnaheeda Shey kastoon Kugula Taliyay Inaan Anigu Horey Usoo Sameyay Balse Muhiimaduna Waxey Tahay Wixii ku Anfacayo ka Qado Waxiise Ku Anfaceynina Iskaga Tag

=====

🌞🍀⚘⚘     🪐        🪐      🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

╭┈──────────────
╰┈➤@xikmado_iyo_sugan_6

♡ ㅤ       ❍ㅤ         ⎙       ⌲
    ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ            
  ❍━━━━━━ლ━━━━━━❍ 

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 6 days, 7 hours ago