Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

Dhaxal reeb

Description
Wanaaji hab fikirkaaga




★ JOINED★
╭─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─╮
@Dhaxal_reeb
╰─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─╯
Advertising
We recommend to visit

Official Telegram channel✔️

🔛Nutti dhihaatta 🚶
🔛Jaalalaan nurraa qabamta💓
🔛Garmalee Koflaan Fincaan ofirrati buusta😀
🔛asuman waliin taane Afaan fi artii keenya gudifanna.
Any comments or messages:- @Orosarca_commentobot

Last updated 2 years, 9 months ago

😍🥰Jaalalaafii ergaalee jaalalaan wal qabatan gaggabaaboo as jalaa argattu❣😘🤩🥰😍😜❣️❤️‍🔥
😁😅🤣😂Dabalataan Qoosaa Bohaarsoo😇😋

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Supporters of the greatest President of our lifetimes, @real_DonaldJTrump!

Last updated 1 month, 2 weeks ago

1 year, 7 months ago
Dumarka way kaga wanaagsanyihin ragga dhnka …

Dumarka way kaga wanaagsanyihin ragga dhnka naxariista wana sababta dumarka looga dhigay hooyo🥺 xaqiiq💯

1 year, 7 months ago
Asc ***👋***

Asc 👋

" Dumarku , diinteena halke ayay
ka tagan yihiin ? "

"Dumarka waxaa Quraanka lagu xusay 117 jeer,ayadoo magac wngsan lagu xusay sida:ayadoo walaal ah,hooyo ah,gashaanti ah,inan yar ah IWM"
💯

"Ma ogtahay Dhakhtarkii ugu horreeyay ee Diinta islaamka in uu ahaa qof dumar ah,magaceedana la oran jiray Rufayda"?
Rufayda Nebiga scw ayaa Teendho oga dhex dhisay masjidka Nebawigaa,dadkay dawaysay wxaa ka mida Sacad binu Mucaad Rc

"Ma ogtahay Dumarka muslimka ah in lagu aaminay wax aan cid kale lagu aaminin,waxaasna ay ahaayeen Kitaabka Ilaahay ee Quraanka"?
Waxaa lagu aaminay Xafsa bintu Cumar Rc

"Ma ogtahay in qofkii Nebi Muxammed scw uu yiri: waan ugu jeclahay makhluuqa uu ahaa gabar"?
Taasna ay ahayd Caa'isha bintu abii-bakar Rc

"Ma ogtahay qofka Culimada Taariikhdu ka qaateen muuqaalka Nebiga scw iyo siduu u egyahay in ay ahayd gabar"?
Gabadhaas oo la oran jiray Ummu-macbad

Https://t.me/dhaxal_reeb

1 year, 7 months ago

Ma ogtahay- Qaar ayaa hadda sheekeysanaya si ay usameystaan xasuusyo, sidoo kale qaar baa isku dayaya inay is hilmaamsiiyaan xasuusihii hore💔😰

Noloshaa sidaas iska ah🥺

1 year, 7 months ago

Tus Xushmad xitaa dadka aan u qalmin; Ma aha ka falcelin
dabeecadooda, laakiin waa sawir ka bixin adiga dhaqankaaga

1 year, 7 months ago
Ha u murugoon Qof si lama …

Ha u murugoon Qof si lama filaan ah isku badalay, sababtoo ah waxa uu ku daalay jilidii oo wuxuu ku noqday qofnimadiisi dhabta ahayd.!!!

1 year, 7 months ago
العلماء هم عقول الأمة ***🧠******❣***

العلماء هم عقول الأمة 🧠
Sheekh mustafe xaaji ismaaciil waa Caalim daaci ah, taariikh yahan codkar ah, mufakir islaami ah , baaxith dadaal badan, faylasuuf aftahan ah, taariikhyahan Dad iyo dal yaqaan ah, Daaci aan islaamka dhankiisa laga soo galin, Daaci hantiyey Quluubta umadda Soomaaliyed.

Sheekh mustafe waxa uu dadaal aad u dheer galiyey burburinta shubahaadka mulxidiinta, Calmaaniyiinta, Dimuquraadiyiinta, caqlaaniyiinta iyo dhamaan afkaaraha Qaldan, waana seef af-badan oo madaxa ka saaran dhamaan ahlu-shubahaadka.

Sheekha Waxa uu kaalin wayn ka ciyaaray baraarugii Islaamka, muxaadarooyin saameyn lehna ku biiriyey saaxada Dacwada soomaaliya, waxaana habboon in lagu tilmaamo inuu yahay shaqsi aragti iyo afkaar qoto dheer ah leh.

Waxa uu socdaalo badan ku maray meelo kala duwan oo dunida ah, waqooyi, koonfur, bari iyo galbeedba, waxa uu bartay culuumta dinta iyo axkaamteda guud, waa shaqsi aad u daraaseyay taariikhda iyo dhaqamada galbeedka, Barashada maadigana meel sare ka garay.

#abdirashidsajid

1 year, 7 months ago
Markad guursatid gabadh ku jecel, adigey …

Markad guursatid gabadh ku jecel, adigey ku dhaleysa.😁
@abdirashidsaajid

1 year, 7 months ago
Madadaalo***🥺******💔***

Madadaalo🥺💔

Soo Nabiga scw ma dhihin "Qofkii laandhuuga Ciyaara Alle iyo Rasuulkiisa ayuu ku caasiyay" -sunanka ayuu ku yala

Nabiga scw wuxuu kalooyiri
Qofkii Laandhuug🎲👈 ciyaaraa waa sida qof gacantiisa marsaday hilib doofaar iyo dhiigiisa.
@nolosha0

1 year, 7 months ago
• Hadaadan xaasid lahayn khayr ma …

• Hadaadan xaasid lahayn khayr ma lihid, hadaadan saaxiib lahayn dabeecad ma lihid, hadaadan diin lahayn mabda’ ma lihid.

-Dr.Ca'iid Al qarani

1 year, 7 months ago
Guurka, Uma Baahna Guryo Waaweyn, Sidoo …

Guurka, Uma Baahna Guryo Waaweyn, Sidoo kale Uma Baahna Alaab Lagu Faano,
Balse Wuxuu Ubaahan yahay
Naf wanaagsan Iyo Dhaqan wanaagsan

We recommend to visit

Official Telegram channel✔️

🔛Nutti dhihaatta 🚶
🔛Jaalalaan nurraa qabamta💓
🔛Garmalee Koflaan Fincaan ofirrati buusta😀
🔛asuman waliin taane Afaan fi artii keenya gudifanna.
Any comments or messages:- @Orosarca_commentobot

Last updated 2 years, 9 months ago

😍🥰Jaalalaafii ergaalee jaalalaan wal qabatan gaggabaaboo as jalaa argattu❣😘🤩🥰😍😜❣️❤️‍🔥
😁😅🤣😂Dabalataan Qoosaa Bohaarsoo😇😋

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Supporters of the greatest President of our lifetimes, @real_DonaldJTrump!

Last updated 1 month, 2 weeks ago