Official Telegram channel✔️
?Nutti dhihaatta ?
?Jaalalaan nurraa qabamta?
?Garmalee Koflaan Fincaan ofirrati buusta?
?asuman waliin taane Afaan fi artii keenya gudifanna.
Any comments or messages:- @Orosarca_commentobot
Last updated 3 years, 4 months ago
😍🥰Jaalalaafii ergaalee jaalalaan wal qabatan gaggabaaboo as jalaa argattu❣😘🤩🥰😍😜❣️❤️🔥
😁😅🤣😂Dabalataan Qoosaa Bohaarsoo😇😋
Last updated 6 days, 10 hours ago
Chaanaalii kana keessatti Odeffannoo Waa'ee Maan Yunaayitidin walqabatan qofa argattu.
👉Jijjirraa Taphattoota Kan Maan Yunaayitid
👉Taphoota Maan Yunaayitid kallattiin.
👉Yaada qabdan karaa @AmaaaanG gaafachu dandeessu
Group 👉 @Oro_man_uniteds_Group
Last updated 3 days, 10 hours ago
Dumarka way kaga wanaagsanyihin ragga dhnka naxariista wana sababta dumarka looga dhigay hooyo❤? xaqiiq?❤
Asc ?
" Dumarku , diinteena halke ayay
ka tagan yihiin ? "
"Dumarka waxaa Quraanka lagu xusay 117 jeer,ayadoo magac wngsan lagu xusay sida:ayadoo walaal ah,hooyo ah,gashaanti ah,inan yar ah IWM"
❣?
"Ma ogtahay Dhakhtarkii ugu horreeyay ee Diinta islaamka in uu ahaa qof dumar ah,magaceedana la oran jiray Rufayda"?
Rufayda Nebiga scw ayaa Teendho oga dhex dhisay masjidka Nebawigaa,dadkay dawaysay wxaa ka mida Sacad binu Mucaad Rc❣
"Ma ogtahay Dumarka muslimka ah in lagu aaminay wax aan cid kale lagu aaminin,waxaasna ay ahaayeen Kitaabka Ilaahay ee Quraanka"?
Waxaa lagu aaminay Xafsa bintu Cumar Rc❣
"Ma ogtahay in qofkii Nebi Muxammed scw uu yiri: waan ugu jeclahay makhluuqa uu ahaa gabar"?
Taasna ay ahayd Caa'isha bintu abii-bakar Rc❣
"Ma ogtahay qofka Culimada Taariikhdu ka qaateen muuqaalka Nebiga scw iyo siduu u egyahay in ay ahayd gabar"?
Gabadhaas oo la oran jiray Ummu-macbad ❣
Ma ogtahay- Qaar ayaa hadda sheekeysanaya si ay usameystaan xasuusyo, sidoo kale qaar baa isku dayaya inay is hilmaamsiiyaan xasuusihii hore??
Noloshaa sidaas iska ah?
Ha u murugoon Qof si lama filaan ah isku badalay, sababtoo ah waxa uu ku daalay jilidii oo wuxuu ku noqday qofnimadiisi dhabta ahayd.!!!
Markad guursatid gabadh ku jecel, adigey ku dhaleysa.?
@abdirashidsaajid
Madadaalo??
Soo Nabiga scw ma dhihin "Qofkii laandhuuga Ciyaara Alle iyo Rasuulkiisa ayuu ku caasiyay" -sunanka ayuu ku yala
Nabiga scw wuxuu kalooyiri
Qofkii Laandhuug?? ciyaaraa waa sida qof gacantiisa marsaday hilib doofaar iyo dhiigiisa.
@nolosha0
Guurka, Uma Baahna Guryo Waaweyn, Sidoo kale Uma Baahna Alaab Lagu Faano,
Balse Wuxuu Ubaahan yahay
Naf wanaagsan Iyo Dhaqan wanaagsan
Official Telegram channel✔️
?Nutti dhihaatta ?
?Jaalalaan nurraa qabamta?
?Garmalee Koflaan Fincaan ofirrati buusta?
?asuman waliin taane Afaan fi artii keenya gudifanna.
Any comments or messages:- @Orosarca_commentobot
Last updated 3 years, 4 months ago
😍🥰Jaalalaafii ergaalee jaalalaan wal qabatan gaggabaaboo as jalaa argattu❣😘🤩🥰😍😜❣️❤️🔥
😁😅🤣😂Dabalataan Qoosaa Bohaarsoo😇😋
Last updated 6 days, 10 hours ago
Chaanaalii kana keessatti Odeffannoo Waa'ee Maan Yunaayitidin walqabatan qofa argattu.
👉Jijjirraa Taphattoota Kan Maan Yunaayitid
👉Taphoota Maan Yunaayitid kallattiin.
👉Yaada qabdan karaa @AmaaaanG gaafachu dandeessu
Group 👉 @Oro_man_uniteds_Group
Last updated 3 days, 10 hours ago