Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

Faiidada Nolosha💌

Description
ʷᵉˡᶜᵒᵐᵉ😊_________🤍
Advertising
We recommend to visit

Official Telegram channel✔️

🔛Nutti dhihaatta 🚶
🔛Jaalalaan nurraa qabamta💓
🔛Garmalee Koflaan Fincaan ofirrati buusta😀
🔛asuman waliin taane Afaan fi artii keenya gudifanna.
Any comments or messages:- @Orosarca_commentobot

Last updated 2 Jahre, 9 Monate her

😍🥰Jaalalaafii ergaalee jaalalaan wal qabatan gaggabaaboo as jalaa argattu❣😘🤩🥰😍😜❣️❤️‍🔥
😁😅🤣😂Dabalataan Qoosaa Bohaarsoo😇😋

Last updated 1 Monat, 2 Wochen her

Supporters of the greatest President of our lifetimes, @real_DonaldJTrump!

Last updated 1 Monat, 2 Wochen her

4 months, 1 week ago

"Qof walbo oo damiir leh oo ka gubanaya in dhulkisa laga dhaco
Waxaa hor jogo ama talada u haya dad damiira lahayn dhig somalinimo ku jirin

Markas ayay dhalanyaridii dalka lahayd intay ka niyad jabaan ayay ka dhofaan
Kalia ka fikiraan siday noloshoda ku hormarsan lahayen

War inaad dhofto oo wadankaga ka tagto waxaa kaga fican inaad adiga wadankaga madax unoqoto talada sida ugu wanagsan aad dalkaga ugamiso

Waad awodiin dhalanyaro wadankiina
Haka niyad jabina ee hormarsada"

4 months, 1 week ago

Sanadka cusub, dabaaldagiisu ma banaanyay ?

• comment 👇

4 months, 2 weeks ago

Laba jeer Akhri:

"Illaahey waxa uu siyaa Cafimaadka,maskax badnida,hantida iyo quruxda in badan oo ka midda Adoomihiisa,Lakiinse xasiloonida iyo deganaanta waxa u siyaa inyar oo ka midda Adoomihiisa Muminiinta."

@Ramadan_Aden

4 months, 3 weeks ago
**"Noqo shaqsi wanaagsan bilaa sabab.

**"Noqo shaqsi wanaagsan bilaa sabab.
Iskuday inad ahaatid mid naxarisleh,waxtarleh,qurxoon.
Kudadaal inaad ku iftiimisid dunida jiritaankaaga.

Noqo qof nolosha fudeydiya,noqo midka ay dadku u imaadaan markay murugsan yihiin, si aad iftiinkooda u daartid".**#faiidada_nolosha@ramadan_aden

4 months, 3 weeks ago

https://youtu.be/AnjS6yiYfpk?si=uhb01ZWHPy6J3p-C

YouTube

Sh mustafe xaaji ismaaciil | falastiin Muxuu ka yidhi. | subscribe | like | Share .

5 months, 1 week ago
Jumaca mubaarak dhamaantiin walalayaal ***👋******🤎***

Jumaca mubaarak dhamaantiin walalayaal 👋🤎

5 months, 1 week ago
•GUUSHU ma aha inaad baabuur ama …

•GUUSHU ma aha inaad baabuur ama Guri gadato, Ee waa in aad cadaabta ka xorowdo•

@ramadan_aden

5 months, 2 weeks ago
{ WAXYAABAHA

{ WAXYAABAHA
UGU ADAG NOLOSHAADA WAXA KAMID AH IN QALBIGAAGA AY KU JIRAAN ERAYO AAD KU DHAWAAQI KARIN }

@ramadan_aden

5 months, 3 weeks ago

1- Waad gaari doontaa waxaad ku hamineyso oo khayr iyo wanaaga ha dheeraato ama ha dhawaato.Alle talo-saaro Ilaahayna ku hoojin maayo waayo isaga ayaa balantaas qaaday ee adigalee ha kaa go'naato gaaristeeda.

2- Qiimaha ay naftaadu ku yeelanayso bulshada dhexdeeda adiga ayaa iska leh: hadaad isku aragto qof liita oo aan waxba qaban karin xaqiiq qof liitaad noqonaysaa, hadaad isku aragto qof wax qaban karana waad qabanaysaa waliba sida ugu wanaagsan?

3- Ku dadaal wixii qiimo kuu samaynaya, Alle-na Kaalmayso hana caajisin oo ha is dhiibin,samarka badi qadarkana rumaysnow, hore u soco xataa sida diinka aad u socotide, xataa hadaad doonto 10,000 jeer guuldarayso laakiin ha niyad-jabin.

4-Maalin uun baad arki doontaa adoo bulshada ka dhex iftiimaya.Muslimka kartida badan wuu ka khayr badan yahay muslimka awoodiisa aamini waayey.

5- Noloshaada quruxdeedu waxa saldhig u ah hadba sida aad ugu faraxsan tahay.Farxadduna waa mid aad adiga abuuran karto.

7 months ago

SHEEKO XIISO BADAN.

Nin iyo Xaaskiisa ayaa tegay meel Xayawaanada lagu Xanaaneeyo, oo daawasho loo tago.

Xaaskii baa aragtay Daanyeer Xaaskiisa la Ciyaaraaya markaas ayey ku tiri Ninkeeda “Maxaa meesha jaceyl Ka dhacay”.

Markale ayey waxa ay aragtay Libaax iyo Xaaskiisa oo laba meel kala jooga, kalana fog markaas ayey tiri Xaaskii “Maxaa meeshaan Murugo ka dhacday”.

Ninkii baa ku yiri Xaaskiisa ”Soo qaado Dhaladan oo ku tuur dhanka Xaaska Libaaxa, eegna sida uu noqonayo”. Markey dhaladii ku tuurtay Libaaxii baa qeyliyay si uu Xaaskiisa u ilaaliyo, wuuna uu soo toosay, wuxuuna uu isku hareereeyay Xaaskiisa si uu u Difaaco.

Mar kale ayuu ku yiri “Ku tuur dhanka Xaaska Daanyeerka, markey ku tuurtay ayuu Daanyeerkii ka Cararay Xaaskiisii isaga oo ka baqaaya in dhaladu ay  ku dhacdo.

Ninkii ayaa ku yiri Xaaskiisa “Haku sirmin waxey dadku hortaada ku muujinayaan, waxaa jira Dad ku khiyaama dadka kale Dareen aan jirin, iyada oo ay jiraan dad dareenkooda jaceyl Qalbi xiran ku ilaashado.

Abdulkadir ukow

We recommend to visit

Official Telegram channel✔️

🔛Nutti dhihaatta 🚶
🔛Jaalalaan nurraa qabamta💓
🔛Garmalee Koflaan Fincaan ofirrati buusta😀
🔛asuman waliin taane Afaan fi artii keenya gudifanna.
Any comments or messages:- @Orosarca_commentobot

Last updated 2 Jahre, 9 Monate her

😍🥰Jaalalaafii ergaalee jaalalaan wal qabatan gaggabaaboo as jalaa argattu❣😘🤩🥰😍😜❣️❤️‍🔥
😁😅🤣😂Dabalataan Qoosaa Bohaarsoo😇😋

Last updated 1 Monat, 2 Wochen her

Supporters of the greatest President of our lifetimes, @real_DonaldJTrump!

Last updated 1 Monat, 2 Wochen her