Faiidada Nolosha💌

Description
ʷᵉˡᶜᵒᵐᵉ😊_________🤍
Advertising
We recommend to visit

Official Telegram channel✔️

?Nutti dhihaatta ?
?Jaalalaan nurraa qabamta?
?Garmalee Koflaan Fincaan ofirrati buusta?
?asuman waliin taane Afaan fi artii keenya gudifanna.
Any comments or messages:- @Orosarca_commentobot

Last updated 3 years, 4 months ago

😍🥰Jaalalaafii ergaalee jaalalaan wal qabatan gaggabaaboo as jalaa argattu❣😘🤩🥰😍😜❣️❤️‍🔥
😁😅🤣😂Dabalataan Qoosaa Bohaarsoo😇😋

Last updated 6 days, 10 hours ago

Chaanaalii kana keessatti Odeffannoo Waa'ee Maan Yunaayitidin walqabatan qofa argattu.

👉Jijjirraa Taphattoota Kan Maan Yunaayitid

👉Taphoota Maan Yunaayitid kallattiin.

👉Yaada qabdan karaa @AmaaaanG gaafachu dandeessu

Group 👉 @Oro_man_uniteds_Group

Last updated 3 days, 10 hours ago

1 month, 2 weeks ago

"Ahaanshiyaha qof markasta walwalsan waxa ay lamid tahay sida qof markasta bixinaya dayn aysan cidina ku lahayn".

1 month, 2 weeks ago

Acmaasha in la joogteyo ayaa wanaagsan.

Rasuulka ﷺ waxuu yiri:
"Acmaal waxa uu ugu jecelyahay
Ilaahay Midda la joogteeyo haba yaraadee."

salaado badan oo aad hal habeen
tukataa waxaa ka wanaagsan Habeen walbo 3 rakaco tukatid yacni Camal aad jokteen kartid.👍👌

1 month, 2 weeks ago

اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

10 tames
❤️ Maanta waa jumcaha ugu danbeeyey ee ramadan ku dadaal saliga nebiga ﷺ 😊❤️

4 months, 2 weeks ago

Nabiga wuxuu yiri SCW; "Yahuud waxay u kala baxeen 71 firqood nasaarana 72 firqo umadeydana waxay u kala bixi doontaa 73 firqood kuligoodna naarta ayay gali mid mooyee"

Markaaseey asxaabta dhaheen waa midee Rasuul Allow?

Wuxuu ugu jawaabay; "Waa tan ku taagan sida aan aniga iyo asxaabteyda nahay".

Xadiithkan waxaa wariyay Imaamu Tirmidi iyo Ibnu Maajah waana xadiith saxiix ah.

Su'aasha meesha taalo waxay tahay imisa naga mid ah ayaa maanta dariiqii Nabiga scw iyo asxaabtiisa heyso??

4 months, 3 weeks ago

ILAAHAY WAXA UU LEEYAHAY:
Usheeg adoomadeyda inay ku hadlaan hadba hadalka kiisa ugu wacan, waayo sheydaan baa ka dhex shaqeeya, sheydaana waxa uu insaanka u yahay cadow aan dahsoonayn"

Dhexdiina ku faafiya hadalka wanagsan ??

4 months, 4 weeks ago

INAAD FAHANTAA WEEYE !!

Waxaan ku idhi wiilkayga, "Waxaad guursan doontaa aabe gabadha aan doorto ama aan kuu dooro .
Wuxuu yidhi:- MAYA! Aabe aniga ayaa dooranaya middaas.
Waxa aan u sheegay, "gabadha aan u dooray inay tahay Bill Gates gabadhiisa .
Wuxuu yidhi, "Hagaag aabe , waan ogolahay ".

Waxaan wacay Bill Gates waxa aanan ku idhi, "Waxaan rabaa in gabadhaada aad u guuriso wiilkayga.
Bill Gates wuxuu igu yidhi, "MAYA! Suuragal maaha middaasi .
Waxaan u sheegay Bill Gates, wiilkaygu inuu yahay madaxa ugu sarreeya baanka caalam-weynaha .
Bill Gates wuxuu igu yiri, "hagaag , waan ogolahay middaas .

Waxaan wacay madaxweynaha bangiga aduunka waxaanan ka codsaday inuu wiilkayga ka dhigo madaxa u sarreeya bangiga .
Wuxuu igu yidhi, "MAYA , MAYA!! Ma aha suuragal middaasi .
Waxa aan u sheegay, " in Wiilkayga soddoggiisu uu yahay Bill Gates , Uuna qabo gabadha Bilgates """""
Wuxuu igu yidhi, "Hagaag. Waan ogolnahay middaas.

Tani waa sida saxda ah ee ay siyaasadu u shaqayso
Waxa ay ku dhisantahay danaysi joogta ah , se marnaba kuma qotonto wax xaqiiqo ah .
Waxay isu bedesha sida ay dantu u kala xoog badantahay se marnaba isuma bedesho sida ay wanaagsanaantu u xoog badan tahay .

7 months ago

Waan lunay !!

Waqtiga la joogo io sida aan nahay isma laha aad ayaan usii foganayna

Waxan taganahay heer aan ukala baxno gobal gobal aan sameysano Calano io inaan anaga isliidno

Xita dhalanyaradii baa xeranaysa calamada oo kuliyod waxa gacanta ugu jiro calamo ka tarjumayo inay reer hebel yihiin

Wax baad baratay family dhan baad jamici utahay ama aad wax ubaratay
Hadana naftada waxad ku so kobtay inaad qabilkaga ku fanto inaad waqtigaga ku lumiso dawasho aan dhamaad lahyn .

Maxaad baratay miyanu caqli ku kordhin miyadan qof weyn ahyn miyadan mustaqbal wadankina ka Rabin hadaa adiga qabyaleyzi tahay oo aad udhaqmeysid wax mustaqbalkaga bari burburin dono maxaa wadan unoqon dono ilmahaga, maxaad ugu shekeyn carurtada ,aqiradaydana maxaa udanbeyn.

Wadankina iska qariba hadhow dawarsada dhul shisheye.

Intaa koox koox isku dilaysan ,intay calamo dhowr jiraan ha sugina inaad rajo ka yelato dalkaan dhalayaridisa lumen

Waxa nool dhalinyaro oo Wali wadankan rajo ka leh rabaane inay qabyalada ciribtiran lkn waxa dhagaysto kuwa qustay?!!

Ku fikirayana nolol aan tan ahayn ?
Hadal bdn Haan ba buxsho aan wax qabsano??

8 months, 2 weeks ago

Eid Mubarak ?

8 months, 3 weeks ago

Waxa laga yaabaa in aanad haysan wax kasta, balse inta aad haysataa ha kuu noqoto wax kasta.

inta yaree aad haysato hakuu noqoto wax weyn intaas farxad iyo weyneyn ku dareen.?

Kaaba?

11 months, 3 weeks ago

"Qof walbo oo damiir leh oo ka gubanaya in dhulkisa laga dhaco
Waxaa hor jogo ama talada u haya dad damiira lahayn dhig somalinimo ku jirin

Markas ayay dhalanyaridii dalka lahayd intay ka niyad jabaan ayay ka dhofaan
Kalia ka fikiraan siday noloshoda ku hormarsan lahayen

War inaad dhofto oo wadankaga ka tagto waxaa kaga fican inaad adiga wadankaga madax unoqoto talada sida ugu wanagsan aad dalkaga ugamiso

Waad awodiin dhalanyaro wadankiina
Haka niyad jabina ee hormarsada"

We recommend to visit

Official Telegram channel✔️

?Nutti dhihaatta ?
?Jaalalaan nurraa qabamta?
?Garmalee Koflaan Fincaan ofirrati buusta?
?asuman waliin taane Afaan fi artii keenya gudifanna.
Any comments or messages:- @Orosarca_commentobot

Last updated 3 years, 4 months ago

😍🥰Jaalalaafii ergaalee jaalalaan wal qabatan gaggabaaboo as jalaa argattu❣😘🤩🥰😍😜❣️❤️‍🔥
😁😅🤣😂Dabalataan Qoosaa Bohaarsoo😇😋

Last updated 6 days, 10 hours ago

Chaanaalii kana keessatti Odeffannoo Waa'ee Maan Yunaayitidin walqabatan qofa argattu.

👉Jijjirraa Taphattoota Kan Maan Yunaayitid

👉Taphoota Maan Yunaayitid kallattiin.

👉Yaada qabdan karaa @AmaaaanG gaafachu dandeessu

Group 👉 @Oro_man_uniteds_Group

Last updated 3 days, 10 hours ago