Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

Faaris tube

Description
Wax kasta oo ku saabsan Technology-yada casriga ah ayaad inaga heleysaa ku soo dhowow ee ku soo biir telegram keena

Sidoo kale booqo Website keenna โคต๏ธ
๐Ÿ”— http://bit.ly/3zKV1vr


๐Ÿ”— channel likn โคต๏ธ
https://youtube.com/c/shahiir
Advertising
We recommend to visit

Jeet ek Nasha hai aur is Nashe ki Factory ka mai ek lauta Baadshah hoon !

My Telegram Channel Link
https://t.me/+S9lLIcfDkRrhG-VZ

For Any Query Contact
My Username - @RehanBaadshah

Last updated 3ย weeks, 1ย day ago

Youtube Irraattis nu Argattu

https://www.youtube.com/c/KaachuuEntertainment

Yaada qabdan kamiifuu bot kana fayyadamaa
@Walaloo_bot

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago

๐—๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐˜†๐—ฎ ๐—บ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ'๐—ฎ๐—ฎ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐˜‚๐˜‚๐—ณ ๐—ธ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ'๐˜‚๐˜‚๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ฌ๐—”๐—”๐——๐—”๐—” ๐—ณ๐—ถ ๐——๐—”๐—ก๐——๐—˜๐—˜๐—ง๐—ง๐—œ๐—œ ๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐—ธ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฎ ๐—ผ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐˜๐˜๐—ถ ๐—ณ๐—ฎ๐˜†๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ณ ๐—พ๐—ผ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ถ ๐˜๐—ฎ'๐˜‚๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ถ๐˜€๐—ฎ!
๐Ÿ’ฅ @Oromoo_Inspire_YaadaafBot ๐Ÿ’ฅ

Last updated 3ย weeks, 2ย days ago

1ย week, 3ย days ago
Shirkada whatsappka ayaa soo kordhide update โ€ฆ

Shirkada whatsappka ayaa soo kordhide update ka cusub hdii uu iskaa dhex yaacsana whatsappka gaar ahaan fariimaha iyo groups ka iyo dadkuba

Hadabo Hada waxaa laguu soo kordhiye update cusub oo ah in lagu kala saaray sida sawirka kaaga muuqata

  1. All
  2. Unread
  3. Groups

Taaso kuu sahleysa in mesha u bahato si toos udooran kartid

Maka mid tahay dadka uu so gaaray update kan

@faaristube

1ย month, 3ย weeks ago
Shirkada whatsapp ayaa gebi ahanba joojise โ€ฆ

Shirkada whatsapp ayaa gebi ahanba joojise in screenshot laga qaado sawirka kuu saaran profile ka

@faaristube

1ย month, 3ย weeks ago
Faaris tube
2ย months, 4ย weeks ago

Apps yada aan soo dhigay hadii aad u baahan tihiin ayadoo iPhone lagu isticmaali karo ama Appstore laga so dejinayno hoos iigu reeba waan idin la wadaagi insha Allah.

@faaristube

3ย months ago

Ugu dambayn waxa lagu guuleystey tijaabadi Neuralink intan horey u maqal Neuralink waa shirkad uu leeyahay elonmusk lana aas'aasey 2016, shirkadan ayaa ila wagaas wadatey fikrad ah in la isku xidhidhiyo maskaxda aadanaha iyo computers ka ama technologyda kaleba.

Si guud Neuralink waa biryar(chip) taas oo qofka inta qaliin lagu sameeyo lagaga xidhayo qadadka ama xaga dambe ee madaxiisa shaqada birtani waa in ay xoojiso dhaqdhaqaqa maskaxda sido kale ay dib ushaqo galiso xubnaha maskaxda ee horey u shaqo joojiyey, micnuhu se intaas waa ka gudo balaadhanyahay birtani waxay awood inoo siinaysa inan si fudud ula xidhiidhno technologyada inaga oo kaliya ka fikirayna tusaale waxad niyaysan in laptopkagu is shido,talefankagu hebel waco,laydhka aad iska damisid amaba youtube ka aad ka gaysatid channel kii aad jeclayd muuqalkisi u dambeyay dhamman ficiladasi si runa ayay u dhacayaan marka aad niyaysato kadib waayo waxa si link ahaan ah iskugu xidhmaya maskaxdada iyo aaladaha technologyga ee ka ag dhow.

Dhanka kale waxbarashada qofku cilmiga uu rabo si fudud ayuu u baran oo luuqad dhan ayad maalmo ama saacado ku baran halka dadka qaari leeyihiin wajiga labaad ee baramijkan waxa uu awood ku siin inad cilmiga dhanba maskaxda ku shubato, faa'iidada ugu badan ee baramijkan leeyahay waa dhanka caafimadka sida in dadka xanunka faaligu(stroke) gu ka dhigay paralyzed ka in uu si fudud uso kabsiyo, waxa uu sido kale inaga caawinayaa sidan durba uga so kabsan lahayn dhaawacyada maskaxda inaga so gaadha ama spinal-cord ka, hadan intas ku fudaydiyo haduu noolan lahaa Stephen Hawking waxa uu awood u lahan lahaa in uu si caadiya u hadlo isaga oon wax mechine ah caawinaynin..

@faaristube

3ย months, 1ย week ago

Isu soo noqod wanaagsan

Maanta wixii ka dambeeyo waxaa inoo bilaabmaysa xogta aan idinla wadaagi jirey oo ku aadan dhinaca technologyada Haduu Eebbe noo ogolaado insha Alllah.

Stay Tuned

5ย months ago
WhatsAppka qeybtaasi yar ee qoraalka kor โ€ฆ

WhatsAppka qeybtaasi yar ee qoraalka kor lagu dhejin karo ayay kusoo siyaadiyeen.

Qoraalka ama codka iyo sawirka aad rabto ayaad kor ku dhejin kartaa, qaabab kala duwan ayaadna u isticmaali kartaa. Tusaale:

- Inaadan qof marar badan hal hadal waydiin, halka mar uu kuusoo qoro ayaad kor ku dhejin kartaa.
- Qof sheeko iwm idin ka dhexeyso ayaad hadal qurux badan halkaas ugu dhejin kartaa, marwalboo wada sheekeysigiina aad furtaanna horay ayaadba ka arkaysaan.
- Waalidkaaga haddii ay WhatsApp kuugu jiraan ayaad halkaas "Alloow idin xafid" ugu dhejin kartaa.
- Qof aad deyn ku lahayd oo taariikh hebel baan bixinayaa ku dhahay, ayaad kor hadalkiisaas ku dhejin kartaa, si walboo aad qoraalo kale isku waydaarsataanna, qoraal qarsamayo ama la dhaafi karayo ma ahan.
- Groupyadana aad buuba usii anfacayaa.
- Qof baad "Allaha ka cabso" ama "Salaadda aan ku dadaalno" ugu dhejin kartaa meesha.

Waa wax aad qaabab kala duwan u isticmaali kartid.

Fiid wanaagsan ๐Ÿ˜Š

@faaristube

6ย months, 1ย week ago
Facebook filinkaan cusub ayay keeneen.

Facebook filinkaan cusub ayay keeneen.

Waxay ku leeyihiin bil walba โ‚ฌ12.99 bixi, xayaysiimaha Facebook & Instagram si aadan u arkin, macluumaadkagana looma isticmaali doono xayaysiimaha.

Ama bilaash ku isticmaal Facebook & Instagram, xayaysiimo waad arkaysaa, macluumaadkagana xayaysiimaha waa loo isticmaali doonaa.

Facebook ayay rabaan inay guri cml bil walba aad kiro ka bixiso, qarashkaagana ku joogto. ๐Ÿ˜

Raali ahaada dheh. ๐Ÿ˜

@faaristube

6ย months, 2ย weeks ago
Waxaa la baaray lana ogaaday in โ€ฆ

Waxaa la baaray lana ogaaday in dadka WhatsGp-ga isticmaala ay yihiin:

1- Dad shaki badan wax walba oo loo sheego aanan aaminin, nafahooda xittaa mararka qaar ka shakiya.

2- Dad u nugul dambiyada sida inay wax xadaan oo kale, inay imtixaanada qishaan oo kale, waxaana lagu sababeeyey statusyada dadka intay fiirsadaan ayey hadana lasii dagayaan.

3-Dad jecel inay isqariyaan oo Noloshooda dhabta aysan banaanka soo dhigin, lkn jecel inay ogaadaan xaaladaha dadka kale.

Makamid tahay adiga dadka isticmaala hoos ka wac qof isticmaala..!!

@faaristube

6ย months, 2ย weeks ago

Shirkadda ๐Ž๐ฉ๐ž๐ง๐€๐ข ayaa ogolaatay in furaha Soomaaliya ee +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ la iskaga diiwaangelin karo aaladda ๐‚๐ก๐š๐ญ๐†๐๐“.
Alaaddan ayaa ku shaqeysa garaad-ka macmalka ah (๐€๐ซ๐ญ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ž๐ง๐œ๐ž) waxaana la bilaabay sannad ka hor.

Barnaamijkan in uu suurto galo waxaa ka shaqeysay Eng. Munira Omar ahna Agaasimaha Filan Institute of Technology.

Fadlan tijaabi oo ka faaโ€™ideyso.

#OpenAi #ChatGPT #Somalia

@faaristube

We recommend to visit

Jeet ek Nasha hai aur is Nashe ki Factory ka mai ek lauta Baadshah hoon !

My Telegram Channel Link
https://t.me/+S9lLIcfDkRrhG-VZ

For Any Query Contact
My Username - @RehanBaadshah

Last updated 3ย weeks, 1ย day ago

Youtube Irraattis nu Argattu

https://www.youtube.com/c/KaachuuEntertainment

Yaada qabdan kamiifuu bot kana fayyadamaa
@Walaloo_bot

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago

๐—๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐˜†๐—ฎ ๐—บ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ'๐—ฎ๐—ฎ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐˜‚๐˜‚๐—ณ ๐—ธ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ'๐˜‚๐˜‚๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ฌ๐—”๐—”๐——๐—”๐—” ๐—ณ๐—ถ ๐——๐—”๐—ก๐——๐—˜๐—˜๐—ง๐—ง๐—œ๐—œ ๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐—ธ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฎ ๐—ผ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐˜๐˜๐—ถ ๐—ณ๐—ฎ๐˜†๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ณ ๐—พ๐—ผ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ถ ๐˜๐—ฎ'๐˜‚๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ถ๐˜€๐—ฎ!
๐Ÿ’ฅ @Oromoo_Inspire_YaadaafBot ๐Ÿ’ฅ

Last updated 3ย weeks, 2ย days ago