HOYGA AQOONTA 🧠📚

Description
Nagu Soo biir si aad wax badan u faaido🪐🥏🍀
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 months, 3 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 4 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

2 months, 3 weeks ago

15
مَّثَلُ ٱلْجَنَّةِ ٱلَّتِى وُعِدَ ٱلْمُتَّقُونَ ۖ فِيهَآ أَنْهَـٰرٌۭ مِّن مَّآءٍ غَيْرِ ءَاسِنٍۢ وَأَنْهَـٰرٌۭ مِّن لَّبَنٍۢ لَّمْ يَتَغَيَّرْ طَعْمُهُۥ وَأَنْهَـٰرٌۭ مِّنْ خَمْرٍۢ لَّذَّةٍۢ لِّلشَّـٰرِبِينَ وَأَنْهَـٰرٌۭ مِّنْ عَسَلٍۢ مُّصَفًّۭى ۖ وَلَهُمْ فِيهَا مِن كُلِّ ٱلثَّمَرَٰتِ وَمَغْفِرَةٌۭ مِّن رَّبِّهِمْ ۖ
Macnaha:
Jannada loo yaboohay kuwa Alle ka cabsada waa: Waxaa dhex mara wabiyo biyo nadiif ah oo aan qashin noqon doonin, wabiyo caano ah oo aan dhadhan beddelmin, wabiyo khamro ah oo cabbistooda lagu raaxaysanayo, iyo wabiyo malab saafi ah. Waxay ku leeyihiin halkaas midho kasta oo wanaagsan iyo cafis Eebahooda ka yimid."

2 months, 4 weeks ago

Erayga uu Alle uu ugu neceb yahay ee uu ka xanaaqo wax badan ayey dadku isticmaalaan iyaga oo aanan ja warqabin, Erayada uu Alle uu ka caroodo waxaa kamid ah in qof uu ku dhaho walaalkiisa "Adigaba Illaahay ka cabso". Qof saaxibkaagii ah ayaa kuugu dhahaya "Waxaan iskaa daa, War illaahay ka cabso", Booskii loo baahnaa qalbigaaga in ay erayadani ku waynadaan, Haddii aad ku jawaabto "Naftaada ku mashquul, Ama Adigaba Illaahay ka cabso" = Waxaad ku dhawaaqday erayo Alle uu ka caroonayo. Waa erayo kibir iyo isla wayni ay ku jirto. Xitaa qofka u wacdinaya qof haddii hab jees jees ku jiro uu qofku wax ugu sheegayo, Waxaa loo baahan yahay marxaladani in qofka uu sabro, Adkeysto, Si wacan uu h dhageysto maadana Alle la xusuusiyey.

Nebiga NNKH waxaa uu dhahay;

إنَّ أحبَّ الكلامِ إلى اللَّهِ أن يقولَ العبدُ : سبحانَكَ اللَّهمَّ وبحمدِكَ ، وتبارَكَ اسمُكَ ، وتعالى جدُّكَ ، ولا إلَهَ غيرُكَ ، وإنَّ أبغضَ الكلامِ إلى اللَّهِ أن يقولَ الرَّجلُ للرَّجلِ : اتَّقِ اللَّهَ ، فيقولُ عليكَ نفسَكَ

Erayada uu Alle ugu jecel yahay in adoonka uu dhaho waa "Subxaanaka-Laahuma wa bixamdik, Wa tabaarak ismuk, Watacalaa Jaduk, Walaa'ilaaha gayruk"......Erayada uu Alle ka caroodo waa in qof lagu dhahay "Alle ka cabso", in uu ku jawaabo Adigane Alle ka cabso, Naftaada ku mashquul.

3 months, 2 weeks ago

"يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِذَا نُودِيَ لِلصَّلَاةِ مِنْ يَوْمِ الْجُمُعَةِ فَاسْعَوْا إِلَىٰ ذِكْرِ اللَّهِ وَذَرُوا الْبَيْعَ ۚ ذَٰلِكُمْ خَيْرٌ لَكُمْ إِنْ كُنْتُمْ تَعْلَمُونَ"
"Kuwa xaqa rumeeyow! Marka la idiinku yeedho salaadda maalinta Jumcaha, u orda xuska Eebe oo joojiya ganacsiga; taasaa idiin khayr badan haddaydaan wax ogayn."
(Surat Al-Jumu’ah: Aayadda 9)

3 months, 3 weeks ago
***?******?*** ***?******❤*** ???? ???? ??? ??? …

?? ? ???? ???? ??? ??? ?? ? ?

K░O░O░O░X░D░A░  ░H░O░R░S░E░E░D

?Fadlan aqriste channelka
aad ka heshay jion dhaho

mid ka aad ka hesho ku bir?

@NolosheydiHore??
?Hada ku bir?

@DRSASMA1
?Hada ku bir??

@Kaligariyow ?
?Hada ku bir?

@Abdullahidhaqane???
?Hada ku bir?

@fardawsafiican1
?Hada ku bir?

@hansidechannel
?Hada ku bir?

@Hogaanka_nolasha1
?Hada ku bir?

@OGAANSHO12
?Hada ku bir?

@AQOON_CHANNEL
?Hada ku bir?

@wadadaguusha11❤️?
?Hada ku bir?

@Nafteydagacalo021
?Hada ku bir?

@dhiiriye
?Hada ku bir?

@wadnojacayl
?Hada ku bir?

@walaal_du
?Hada ku bir?

@Kasdareen12
?Hada ku bir?

@guusha_dhalinta✊??
?Hada ku bir?

@TALOOYINKANOLOSHA24
?Hada ku bir?

@sirtagusha021
?Hada ku bir?

@SYL_MEDIA
?Hada ku bir?

@MUSHARAXA
?Hada ku bir?

@HIIL_QARAN_FAMILY
?Hada ku bir?

@Ilaah_kaliya_lahadal
?Hada ku bir?

@teamhamiheena
?Hada ku bir?

@Murti_maal
?Hada ku bir?

@ASTAANTI_JACAYLKA1
?Hada ku bir?

@faalo_jacayl
?Hada ku bir?

@dhiirigelin27
?Hada ku bir?

@MASKAX_KAAB1
?Hada ku bir?

@oldwrite
?Hada ku bir?

@tixjaceyl
?Hada ku bir?

@WANAAJIYE_CHANNEL
?Hada ku bir?

@Muxadarooyinkashiikmustafe
?Hada ku bir?

@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
?Hada ku bir?

@Marwa_Asturan
?Hada ku bir?

@Dareenka_Guusha
?Hada ku bir?

@DINTWAANAFTENA
?Hada ku bir?

@RAAXADA_QALIBA
?Hada ku bir?

@Abdirizakthoughts1
?Hada ku bir?

@AKHRI_AMA_QOR
?Hada ku bir?

@somaliedit10
?Hada ku bir?

@Cawayskanolosha
?Hada ku bir?

@hoygaaqoonta12
?Hada ku bir?

@fahanguud
?Hada ku bir?

@HormariHankaagahh
?Hada ku bir?

@xakamenaftaada
?Hada ku bir?

@Jacayl12
?Hada ku bir?

@Asmakadiye
?Hada ku bir?

@DAREENQALBI1
?Hada ku bir?

@Qalbitabat
?Hada ku bir?

@qoraalo_dhiiri_galin_ah
?Hada ku bir?

@DRSFARDOWSA
?Hada ku bir?

@DhirigalintaNafta ??
?Hada ku bir?

???? ??? ??
            ??????? ???????

@DrsAsma1
?Hada ku bir?

@NolosheydiHore??
?Hada ku bir?

@Kaligariyow ?
?Hada ku bir?

@DhirigalintaNafta ??
?Hada ku bir

@Abdullahidhaqane???
?Hada ku bir?

powered By : @DhirigalintaNafta??

------_---?----_---?

?Vip channel @DhirigalintaNafta?

???????? ????????

https://t.me/Abdullahidhaqane/4180

Channel ku darista iyo faah-faahin dheeri ah @AbdullahiDhaqane9??

3 months, 4 weeks ago
"Ruuxii raadsada diin aan Islaamka ahayn, …

"Ruuxii raadsada diin aan Islaamka ahayn, lagama aqbali doono Aakhirana khasaari doona." –

(Aal-Cimraan, 3:85)

3 months, 4 weeks ago
"Waxa ugu fiican ee uu aabbe …

"Waxa ugu fiican ee uu aabbe ilmihiisa siiyo waa tarbiyad wanaagsan." –

(Xadiis)

3 months, 4 weeks ago
"Haddii aad rabto inaad wax weyn …

"Haddii aad rabto inaad wax weyn qabato, waxaad u baahan tahay inaad diyaar u noqoto inaad ku guul-darreysato marar badan."

– Steve Jobs ??

3 months, 4 weeks ago
"Dadka guuleystaa waxay qabtaan wixii dad …

"Dadka guuleystaa waxay qabtaan wixii dad kale diideen inay sameeyaan.

Tony robbins ?

4 months ago

Xirfadaha Ugu Lacagta Badan ee 2025

  1. Sirdoonka Macmalka ah (AI) iyo Barashada Mashiinka

AI waa maskaxda ka dambeysa teknoolajiyada casriga ah, waxaana xirfadlayaal aqoon leh la siin doonaa fursado iyo mushahar sare.

  1. Xirfadaha Data Science iyo Data Engineering

Falanqaynta xogta badan iyo samaynta nidaamyo xog-ku-saleysan ayaa sii kordhin doonta baahida dadka ku takhasusay.

  1. Blockchain Developer iyo Web3 Experts

Teknolojiyada blockchain, crypto, iyo Web3 waxay noqon doonaan tiirarka dhaqaale ee dijitaalka ah, xirfadleyda waxaa heli doona mushahar sare.

  1. Cybersecurity Specialists

Amniga xogaha iyo nidaamyada internetka ayaa weli ah muhiimad weyn maadaama halisaha internetka sii kordhayaan.

  1. Cloud Computing iyo DevOps Engineers

Dadka aqoonta u leh adeegyada cloud sida AWS, Azure iyo Google Cloud waxay heli doonaan fursado shaqo oo qiimo leh.

  1. Horumarinta Software iyo App-ka (Full Stack Developers)

Barnaamij sameeyayaasha awooda u leh dhismaha web iyo mobile apps ayaa noqon doona kuwa loo tartamo.

  1. Robotics iyo Automation Engineers

Farsamada robotics iyo automation waxay beddeli doontaa shaqooyinka dhaqameed, gaar ahaan warshadaha iyo adeegyada.

  1. Digital Marketing iyo AI-Driven Marketing

Xirfadaha suuqgeynta dhijitaalka ah oo ay ku jirto AI waxay shirkadaha u sahlayaan inay gaaraan macaamiil badan si hufan.

  1. Virtual Reality (VR) iyo Augmented Reality (AR) Developers

Teknoolajiyada VR/AR waxay ku sii baahayaan waxbarashada, caafimaadka, iyo madadaalada, taasoo abuuraysa shaqooyin cusub.

  1. Caafimaadka Casriga ah iyo Telemedicine

Teknoolajiyada caafimaadka sida telemedicine iyo AI waxay xirfadlayaasha caafimaadka ka dhigaysaa kuwo baahi badan loo qabo.

Talo: Mustaqbalka 2025 wuxuu xoogga saarayaa xirfado ku dhisan teknolojiyad iyo hal-abuurnimo. Haddii aad rabto shaqo mushahar sare leh, ku dadaal inaad ku takhasusto mid ka mid ah kuwa kor ku xusan.

#Xirfadaha2025 #MustaqbalkaShaqada #AI #Blockchain #Cybersecurity #CloudComputing #Robotics #DigitalMarketing #CaafimaadkaCasrigaAh

4 months ago
HOYGA AQOONTA 🧠📚
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 months, 3 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 4 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 3 weeks ago