AMAANTA HABLAHA SOOMAALIYEED 🥰

Description
Channel-kaan waxaa loo sameeyey dumarka soomaaliyeed si loogu amaano misana loogu weyneeyo .
Advertising
We recommend to visit

Official Telegram channel✔️

🔛Nutti dhihaatta 🚶
🔛Jaalalaan nurraa qabamta💓
🔛Garmalee Koflaan Fincaan ofirrati buusta😀
🔛asuman waliin taane Afaan fi artii keenya gudifanna.
Any comments or messages:- @Orosarca_commentobot

Last updated 2 Jahre, 9 Monate her

😍🥰Jaalalaafii ergaalee jaalalaan wal qabatan gaggabaaboo as jalaa argattu❣😘🤩🥰😍😜❣️❤️‍🔥
😁😅🤣😂Dabalataan Qoosaa Bohaarsoo😇😋

Last updated 1 Monat, 2 Wochen her

Supporters of the greatest President of our lifetimes, @real_DonaldJTrump!

Last updated 1 Monat, 2 Wochen her

1 month, 1 week ago

Halkaan waxaan u sameyey hablaha soomaaliyeed si an ugu amaano balse maxay kugu taalaa Kun iska daaye 400 xitaa may I gaarsiin, war habloow saan ma xaq baa ? @hiildumar24

1 month, 1 week ago

Afarta na gaarsiiya waa ramadaane 🙏

1 month, 3 weeks ago
Saw dartay umaad dhalan ?

Saw dartay umaad dhalan ?

Ana feedha dhabarkiyo
Dhinac kaa maqnaayoo
Dhulka lagu abuuriyo
dhadigaagii baan ahay

Waynu kala dhaqaaqnee
Wax dhexdeena yaaloo
Dhamaan waayay baa jira
Adna dhaymo Maad helin
Anigana dharaar qudha
Dhawaaqiyo codkaagii
Dhagahayga kama bixin

Haasaawe dheeraa
oo dareeno dhaba iyo
Nafo laysku dhaafsaday
Inkastoo la dhayalsaday
Xasuus dhago adaygtoo
Dhiman wayday baa nool

Mana rabo dhigaagee
Adigana dhabeel kale
Dhaayahaagu yay qaban

Saw dhibicda roobkee
Kugusoo dhacaysiyo
Dhulka aad ku socotiyo
Dharka kama hinaasani

Qalbiyaa is dhaawacay
Lama dhawran caashaqa
Isku soo dhawaanshiyo
Guur laguma dhiirado
Dhabna looma kala tago

1 month, 3 weeks ago

Ramadan Mubarak 🥰

1 month, 4 weeks ago

War shukaasigii wax malga bedelay maadama bil soom lagalay 🤪

2 months, 1 week ago
Nio caashaqa mar nacay

Nio caashaqa mar nacay
Marku maaweelo yahay
Aheey murugada ku bado
Misena daacad aad u tahay.

3 months ago
Ruuxii dun wanaagsan

Ruuxii dun wanaagsan
Ayaan dood la wadaagi
Ma daneeyo yabaalka
Dooqaaga wareersan ..

💔✍️
Kuma doonaayo jaaw !

3 months ago
Naf ku dooda xaq taagan

Naf ku dooda xaq taagan
Naf danaysa samaanta
Naf u heelan dulqaadka
Kolay waan la darsaaye
Khalad maa I dul yaala
Hadaad yeelay jaceylka

3 months ago
Hadii uu ilwaadeey

Hadii uu ilwaadeey
Mawdku uu idaayo
Dhigaa waad u sarayne
Ha irdhaynin caashaqaa.

Nabadde bal waramma.

3 months, 1 week ago
AMAANTA HABLAHA SOOMAALIYEED 🥰
We recommend to visit

Official Telegram channel✔️

🔛Nutti dhihaatta 🚶
🔛Jaalalaan nurraa qabamta💓
🔛Garmalee Koflaan Fincaan ofirrati buusta😀
🔛asuman waliin taane Afaan fi artii keenya gudifanna.
Any comments or messages:- @Orosarca_commentobot

Last updated 2 Jahre, 9 Monate her

😍🥰Jaalalaafii ergaalee jaalalaan wal qabatan gaggabaaboo as jalaa argattu❣😘🤩🥰😍😜❣️❤️‍🔥
😁😅🤣😂Dabalataan Qoosaa Bohaarsoo😇😋

Last updated 1 Monat, 2 Wochen her

Supporters of the greatest President of our lifetimes, @real_DonaldJTrump!

Last updated 1 Monat, 2 Wochen her