Naxriis_Badne ๐Ÿซฐ๐Ÿซ€๐Ÿฅน๐Ÿ’ฏ๐Ÿ”.

Description
ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู…โœ‹
-๏ทฝ
-Soo dhawaada walaalayaal
Halkani waa Naxriis_Badne ๐Ÿฅบ๐Ÿ–ค
-Waxaadna ka heli doontaan qormooyin:

โ—dhiira-gelin๐Ÿ’ž๐Ÿฅ€ โ—xikmado๐Ÿ’ž๐Ÿฅ€ โ—oraahyo๐Ÿ’ž๐Ÿฅ€

โ—taloyin๐Ÿ’ž๐Ÿฅ€ โ—qisooyin๐Ÿ’ž๐Ÿฅ€ โ—Erayo > Naxriis Badan๐Ÿ’ž๐Ÿฅ€

โ—Tusaaloyin๐Ÿ’ž๐Ÿฅ€
@Caanpoi๐Ÿฅน
Advertising
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 6ย months, 1ย week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2ย months ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 6ย days, 12ย hours ago

3ย days, 15ย hours ago

Barnaamijka qormo

Qormadii 22 aad

(Mahadnaqa alle)

Horta cida ugu horaysa ee mudan in mar walba loo mahad naqo waa alle wayne kii ku jirsiiyay adoon jirin
Kii kuu dhigay qaabkan san
kii ku barbaariyay ee heerkaan kusoo gaadhsiiyay maanta aad joogto ka xubnahan quruxda badan eed ku xaragooto marna ku wax ku qabsato ku siiyay

Mahadnaqu waa dabarka nicmada wixii lagu siiyay hadaad ku mahad naqdo way kuu barakoobi oo way kuu balaadhan wanay kuu joogi doontaa ilaa intuu alle doono

Lkn wixii aan lagu mahad naqin wuu suulaa ycnii wuu baaba'aa  barakana ma yeesho

Bini aadamku waxay ku siiyaan way kuugu galad sheegtaan oo mar walba waxay ku odhan waanigii barigii waxaas ku siiyay
hadaanad uga abaal gudina way kuu xanaqaan
illhay ayaa tusaalaha sare iska leh๐ŸŒธ fiiri wll  korantada guryaheena ku xidhan bil walba lacag ayaa laynaga xisaabiyaa  hadaanad bixina waa lagaa goosan laydhka

Bal ka wrn rabbi (swt) lugaa   gacmaha indhaha sanka aad ka neefsanayso caloosha cuntada aad ku qaadato 30 sano 40 sano 50 sano 60 sano 70 sano 80 sano  kuugu shaqaynayay bilaa lacag.bal alle ayaan kugu dhaarshee   ma waxaad awoodi waysay kaliya inaad dhahdo alxamdullhi
Yaa rabbi  allow waad ku mahadsanthy nicmooyinkaaga aad igu manaysatay

Nabi muhamed ๏ทบ
Alle wuxu amray inuu ku shukriyo ama ku mahad naqo nicmadiisa

Wuxuuna idhi  alle ๐Ÿ‘‡

ูˆูŽุฃูŽู…ู‘ูŽุง ุจูู†ูุนู’ู…ูŽุฉู ุฑูŽุจู‘ููƒูŽ ููŽุญูŽุฏู‘ูุซู’

Nabi nuuxna cs alle wuxu iri wuxuu ahaa adoon mahad naqa

Xadiis kale rasuulku ๏ทบ wuxu iri

(ุงู„ุชุญุฏูู‘ุซ ุจู†ุนู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ุดูƒุฑุŒ ูˆุชุฑูƒู‡ุง ูƒูุฑุŒ ูˆู…ู† ู„ุง ูŠุดูƒุฑ ุงู„ู‚ู„ูŠู„ ู„ุง ูŠุดูƒุฑ ุงู„ูƒุซูŠุฑุŒ ูˆู…ู† ู„ุง ูŠุดูƒุฑ ุงู„ู†ุงุณ ู„ุง ูŠุดูƒุฑ ุงู„ู„ู‡)

๐ข๐ง๐š๐š๐ ๐ค๐š ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ค๐š๐ฒ๐ฌ๐จ ๐ง๐ข๐œ๐ฆ๐š๐๐š ๐ข๐ฅ๐š๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐š ๐ฆ๐š๐ก๐š๐๐œ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐š๐š๐ ๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ฆ๐š๐ก๐š๐๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐š๐ฆ๐š ๐ฌ๐ก๐ฎ๐ค๐ซ๐ข๐ง ๐š๐š๐ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ก๐ฎ๐ค๐ซ๐ข๐๐š๐ฒ, ๐ข๐ง๐š๐š๐ ๐ค๐š ๐ญ๐š๐ ๐ญ๐จ ๐ฆ๐š๐ก๐š๐๐œ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ฅ๐ฅ๐ž๐ง๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ ๐š๐š๐ฅ๐ง๐ข๐ฆ๐จ, ๐ช๐จ๐Ÿ๐ค๐š ๐š๐š๐ง ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฒ๐š๐ซ ๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฆ๐š๐ก๐š๐๐ข๐ง ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐›๐š๐๐š๐ง๐ง๐š ๐ค๐ฎ๐ฆ๐š ๐ฆ๐š๐ก๐š๐๐ข๐ฒ๐จ, ๐ฌ๐ข๐๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐ž ๐ช๐จ๐Ÿ๐ค๐š ๐š๐š๐ง ๐๐š๐๐ค๐š ๐ฎ ๐ฆ๐š๐ก๐š๐๐œ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ง๐š ๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ฎ๐ฆ๐š ๐ฆ๐š๐ก๐š๐๐œ๐ž๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ
Xadiis kale oo anas warinayo rasuulku ๏ทบ wuxu iri ๐Ÿ‘‡

ู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ๏ทบ: (ุฅู† ุงู„ู„ู‡ ู„ูŠุฑุถู‰ ุนู† ุงู„ุนุจุฏ ุฃู† ูŠุฃูƒู„ ุงู„ุฃูŽูƒู’ู„ูŽุฉ ููŠุญู…ุฏู‡ ุนู„ูŠู‡ุงุŒ ุฃูˆ ูŠุดุฑุจ ุงู„ุดูŽู‘ุฑุจุฉ ููŠุญู…ุฏู‡ ุนู„ูŠู‡ุง

Alle wuxu ka raali noqdaa adoonka markuu cunto cuno ku mahad naqa ama markuu wax cabo ku mahad naqa

Walaalayaal waxaan naftayda iyo naftiinaba kula dar daarmayaa inaynaan marnaba ilaawin mahadcelinta rabbigeen

WQ #FARDAWSAโœ

5ย days, 2ย hours ago
5ย days, 2ย hours ago

Jimco_____Wanaagsan Axbaabii ๐Ÿฅฐโค๏ธโ€๐Ÿฉนโค๏ธ

2ย months, 1ย week ago

Waxaan yaqiinsanay
Culays walba inuu yahay mid ku meel gaadh ah๐ŸŒธ

Fudaydna ka danbayn doono culayskaaas waa hadii aan u samirnoโœ

2ย months, 1ย week ago

Hadii aad ka shaqayso
Shaqo aanad wax horu mar ah ka gaadhayn.
iskaga tag ๐ŸŒผ๐ŸŒธ

alle ayaa arzaaqada bixiyee
oo mar  wado kale ood ku horu mari karto๐Ÿ™‚โœŒ

Wali maad aragteen qof shaqaale ah oo qani noqday๐Ÿ˜”

2ย months, 1ย week ago

https://t.me/addlist/aygyeLAFbls0ZTc0

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @mustaqbalkacaafimaad
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @wadnojacayl
โ†ช๏ธ @Lamaane24h
โ†ช๏ธ @Qalpijaceyl42
โ†ช๏ธ @kaahanolosha
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•

โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab

Telegram

KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder โ€œKORDHISโ€, which includes 95 chats.

2ย months, 2ย weeks ago

Goortii qof uu ku jecel yahay, ma aha had iyo jeer in ay afka ka sheegaan, waxaad mar kasta ka garan kartaa habka ay kuula dhaqmaanโ˜˜๐Ÿ€

2ย months, 2ย weeks ago

Marnaba ha u ogolaanin in qaladkaagu dhawaco qalbigaaga, hana sugin in ay guushu kuu timado ee dadaalkaga laba jibaar adoo qaladkaagi hore cashar ka dhiganayo

2ย months, 2ย weeks ago

https://t.me/addlist/R4g6yul2djVmZWZk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @iibiye_online
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @mustaqbalkacaafimaad
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @wadnojacayl
โ†ช๏ธ @Lamaane24h
โ†ช๏ธ @Qalpijaceyl42
โ†ช๏ธ @kaahanolosha
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•

โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab

Telegram

KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder โ€œKORDHISโ€, which includes 94 chats.

2ย months, 3ย weeks ago

Dadku waxay dhahaan kala fogaanshuhu jaceylku wuxuu ka dhigaa mid kobcaa, taasna waxaan xaqiiqsaday markaan kaa fogaaday. Hadda jaceylkeygu xad malahan ๐Ÿซ€โค๏ธ๐Ÿ–‡๐Ÿ”...

#JACEYL_____SIDE ๐Ÿ’ฏ๐Ÿฅฐ๐Ÿ˜.

@CaanPoi

We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 6ย months, 1ย week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2ย months ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 6ย days, 12ย hours ago