Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

Wanaag Bile

Description
"إنَّمَا الأعْمَالُ بِالنِّيَّاتِ ، وَإنَّمَا لِكُلِّ امْرِئٍ مَا نَوَى"

«اللَّهُمَّ رَبَّنَا اجْعَلْ أعْمَالَنَا خَالِصَةً لِوَجْهِكَ الكَرِيمِ»

" Waari Meysidee Wax Ha Kaa Haraan ".
We recommend to visit

ᅟᅟᅟ 𝗔𝗜𝗡'𝗧 𝗡𝗢𝗕𝗢𝗗𝗬 𝗚𝗜𝗩𝗘 𝗔 𝗙𝗨𝗖𝗞 𝗔𝗕𝗢𝗨𝗧 𝗔 𝗥𝗨𝗟𝗘˖ with the tazos in my side.

OFC CHANNEL :
@OFCTAZOS

SHITPOST :
@HRSSHITPOST

CONTACT US : @ofctazosbot

Last updated 1 year, 10 months ago

Chaanaalli Kun Chaanala walaloo gaggabaaboo Fi ergaalee garagaraa of keessaa qabdudha!

Siyaasa ❌
Amantaa❌
Jibbinsa❌
Sanyummaa❌

Yaadaaf👇👇
👉 @Michuu_Fayisaa
---------------//---------------

Chaanaalaaf👇
✍️ @Michuu_ko

Last updated 2 days, 12 hours ago

Soo dhowoow is ku day inaad cid nagusoo biiriso hal qofna ha ahaatee adiga oo linkiga zhere gareynaya halkaan waxaad ka helaysaa fikrado ku cajabiya♥️

Wixii talo ah halkan igalasoo xidhiidh💚👇 @Maymuuncali

https://t.me/Audiobook2s

2021-5-24

Last updated 1 month ago

3 weeks, 4 days ago
Appkaan haddii aad isticmaasho iska delete …

Appkaan haddii aad isticmaasho iska delete gareey. Waa App dad badan ay u isticmaalaan inay ka eegaan waqtiyada Salaadaha, Quraankana ka aqristaan. Horay waxaa loogu heystay danbi ah inuu xogta dadka Appka isticmaala iibsaday.

Waxaa taas ka daran xayaysiimaha ay halkaasi soo saaraan oo aanan munaasabka ku ahayn App Quraan iyo Salaad xambaarsan.

Waxaa intaasi kore ee dhan ka darneyd markii hadda ay soo saareen xayaysiin Israa'iiil ay leedahay oo arrimaha dagaalka ay waddo ah.

App dhaqan Islaam leh ma ahan, App Quraan aqris iyo waqtiyo Salaado ka fiirin loo adeegsan karana ma ahan.

Haddii aad isticmaashid iska tir.

F.G: Qofkii App uu ku bedesho raadinayo, haku bedesho Appka Mawaqit iwm

Ramadaan Mubaarak.❤️

╭┈─────────
╰┈➤. #WanaagBile.

3 weeks, 6 days ago
FADLIGA TOBANKA DANBE EE RAMADAAN

FADLIGA TOBANKA DANBE EE RAMADAAN

Fadliga bisha ramadaan tobanka ugu danbeeya waxaa ku jira habeen aad u khayrbadan oo lamid ah adiga oo 1000 kun bilood cibaadaysanayey Allaha nawaafajiyo🤲

waxaa umada muslimiinta looga baahan yahay tobankaani danbe inay cibaadada aad ugu dadaalaan sida Nabiga NNKH uu ugu dadaali jiray oo Caaisha Allaha ka raali noqdee laga soo wariyey.

عن عائشة رضي الله عنها قالت: { إِذَا دَخَلَ الْعَشْرُ شَدَّ مِئْزَرَهُ، وَأَحْيَا لَيْلَهُ، وأيقط أهله }.
متفق عليه

CAAISHA (Allaha ka raali noqdee) waxay tiri:
" waxa uu ahaa Nabiga NNKH marka uu soo galo tobanka danbe ee Ramadaan, mid guntigiisa adkaysta, habeenkiisana nooleya, kiciyana Ehelkiisa "

[Bukhari iyo Muslim]

╭┈─────────
╰┈➤. #WanaagBile.

1 month, 2 weeks ago
2 months, 2 weeks ago
" SHEEGASHO WAXBA LAGUMA NOQDO "

" SHEEGASHO WAXBA LAGUMA NOQDO "

Sheegasho wax aan lahayn laguma noqdo, Qola walibana waxa ay ku dhaqanto ayaa u diin ah, Cidda ay Nidaamkeeda ku dhaqmaan ayeyna Caabudaan Adoomana u yihiin, Waxay doonaan ha sheegtaanee.

Diin aadan ku dhaqmeyn Sheegashadeedu waxay u dhigantaa Cid aadan ka dhalan sheegashadeed Ama weyba ka fogtahay.

╭┈─────────
╰┈➤. #WanaagBile.

2 months, 2 weeks ago
Hindi ***🇮🇳***, Sucuudi***🇸🇦***, Ingiriis***🇬🇧***, Masaari***🇪🇬***, Jamaykiyaan***🇯🇲***, …

Hindi 🇮🇳, Sucuudi🇸🇦, Ingiriis🇬🇧, Masaari🇪🇬, Jamaykiyaan🇯🇲, Kanadiyaan🇨🇦 iyo Shiineys🇨🇳 - Islaamkaa mideeyey.

Allah SWT Ha ka dhigo Dad keena kuwo ku midoobo Islaanimada iyo isirka Somalinimada 🇸🇴🤲🤲

╭┈─────────
╰┈➤. #WanaagBile.

2 months, 3 weeks ago
Wanaag Bile
4 months, 3 weeks ago
“Kumaanaan arag rasuul allaw balse waanu …

“Kumaanaan arag rasuul allaw balse waanu Ku jecelnahay” ❤️

╭┈─────────
╰┈➤. #WanaagBile.

5 months, 1 week ago
قال رسول الله ﷺ:-

قال رسول الله ﷺ:-
{ إذا كانَ يَوْمُ الجُمُعَةِ، كانَ علَى كُلِّ بابٍ مِن أبْوابِ المَسْجِدِ مَلائِكَةٌ يَكْتُبُونَ الأوَّلَ فالأوَّلَ، فإذا جَلَسَ الإمامُ طَوَوُا الصُّحُفَ، وجاؤُوا يَسْتَمِعُونَ الذِّكْرَ. }

Rasuulka Illahay {NNKH} wuxuu yiri:-
" Markey maalin jimca ah tahay, Albaab kasta oo ka mid ah Albaabada masjidka waxaa Ah Malaa'ig Qoraysa sida loo kala soo horeeyo, hadii imaamku fadhiisto warqadaha ayay Duuduuban, waxayna u yimaadaan si ay u dhageystaan Dikriga(Khudbada) " .

╭┈─────────
╰┈➤. #WanaagBile.

5 months, 2 weeks ago
“Ku dhax jirka dad wanwanaagsan ayaa …

“Ku dhax jirka dad wanwanaagsan ayaa kaa dhigi karta Qof wanaagsan”🧠❤️

╭┈─────────
╰┈➤. #WanaagBile.

5 months, 3 weeks ago
Ra'isul wasaaraha Dalka waa uu inoo …

Ra'isul wasaaraha Dalka waa uu inoo Hadlay Hadaan Somali nahy , Qof weliba oo Somali ah inta Uu Ra'isul wasaraha sheegay ayuu Aamin san yahay .

Sow sax ah maahan ?

╭┈─────────
╰┈➤. #WanaagBile.

We recommend to visit

ᅟᅟᅟ 𝗔𝗜𝗡'𝗧 𝗡𝗢𝗕𝗢𝗗𝗬 𝗚𝗜𝗩𝗘 𝗔 𝗙𝗨𝗖𝗞 𝗔𝗕𝗢𝗨𝗧 𝗔 𝗥𝗨𝗟𝗘˖ with the tazos in my side.

OFC CHANNEL :
@OFCTAZOS

SHITPOST :
@HRSSHITPOST

CONTACT US : @ofctazosbot

Last updated 1 year, 10 months ago

Chaanaalli Kun Chaanala walaloo gaggabaaboo Fi ergaalee garagaraa of keessaa qabdudha!

Siyaasa ❌
Amantaa❌
Jibbinsa❌
Sanyummaa❌

Yaadaaf👇👇
👉 @Michuu_Fayisaa
---------------//---------------

Chaanaalaaf👇
✍️ @Michuu_ko

Last updated 2 days, 12 hours ago

Soo dhowoow is ku day inaad cid nagusoo biiriso hal qofna ha ahaatee adiga oo linkiga zhere gareynaya halkaan waxaad ka helaysaa fikrado ku cajabiya♥️

Wixii talo ah halkan igalasoo xidhiidh💚👇 @Maymuuncali

https://t.me/Audiobook2s

2021-5-24

Last updated 1 month ago