https://t.me/+RSRVlLKGs5J_-PJg
Last updated 2 weeks, 5 days ago
Ni qoosna Ni taphanna Nama hin tuqnu siyaasa hin laaqnu amantiitti hin buunu! Maaltu nu dhiphise silaa 1000 hin jiraannu🥰
Yaadaaf👇👇
@michuu_fayisaa
Chaanaalaaf👇
✍️ @Michuu_ko
Last updated 4 days, 5 hours ago
Soo dhowoow is ku day inaad cid nagusoo biiriso hal qofna ha ahaatee adiga oo linkiga zhere gareynaya halkaan waxaad ka helaysaa fikrado ku cajabiya♥️
Wixii talo ah halkan igalasoo xidhiidh💚👇 @Maymuuncali
https://t.me/Audiobook2s
2021-5-24
Last updated 1 month, 3 weeks ago
Jimca
wannagsan , ku dadaal saliga nabiga, tasbiixda, taxmiida, tagbiirta, qura,aan akhriska iyo nadaafada jirka.***❤️***
jimca Wanaagsan.
╭┈─────────
╰┈➤ #WanaagBile.
Jaahil ayaa dhahay: “Qofka aan ku raadinin, lama raadsado.”
Rasuulkii Alle (Sallallaahu Calayhi Wasallam) wuxuu dhahay: “ Xiriiri cidda ku jarta, iska cafi cidda kugu gardaroota, oo wanaaji cidda ku xumaysa.”
╭┈─────────
╰┈➤. #WanaagBile.
DHAB UGA FIKIR.
Dhab uga fikir waxa Niyaddaada Ku jira iyo waxa si muuqata kaaga dhacaya , maxaa yeelay labaduba Alleeysan ka qarsoonaan Karin wuuna kaa abaal marinayaa.
{ قُلْ إِن تُخْفُوا مَا فِي صُدُورِكُمْ أَوْ تُبْدُوهُ يَعْلَمْهُ اللَّهُ ۗ وَيَعْلَمُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَاللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ }
U sheeg in waxa ay laabahooda Ku qarinayaan iyo waxa ay muujisanayaan Alle isku si u wada ogyahay labadubana Aakhiro ayeey kaaga horreeyaan waana lagaa abaal Marin doonaa waana sababta aan kuu leeyahay dhab uga fikir.
╭┈─────────
╰┈➤. #WanaagBile.
Irsaaqad uu qofku heli lahaa ayuu ku waynaa danbiga uu galayo dartiis
إنَّ العَبدَ ليُحرَمُ الرِّزقَ بالذَّنبِ يُصيبُه... الحديث
Walaalka muslimka ahow ogow danbigu wuxuu sabab u noqdaa cariiri aduunyo iyo cadaab aakhiro
Walaal dunuubta ka dheerow oo adeecida Allaah u dag dag.
╭┈─────────
╰┈➤. #WanaagBile.
Fadliga Soonka Caashuura:
Nabigu wuxuu yiri: "Soonka maalinta Caashuura waxaan Ilaahay kaga Rajeynayaa inuu ku dhaafo danbigii sanadkii hore." maashaAllah.
وعن أبي قتادة رضي اللَّه عنه ، أن النبي صلى الله عليه وسلم قال: " صيام يوم عاشوراء، أحتسب على اللَّه أن يكفر السنة التي قبله" .
bal maxaa ka wanaagsan inuu Ilaahay kaa dhaafo danbiyadaadii sanadkii tagay oo dhan gaar ahaan kuwa yaryar sababtoo kuwa waaweyn Ilaahay wuxuu ku dhaafa toobad In lala yimaado.
Ilaahay waxaan ka baryeynaa inuu ina waafajiyo soonka maalintan iyo inuu inaga yeelo kuwa loogu danbi dhaafo danbiyadooda.
Aamiin.?
╭┈─────────
╰┈➤. #WanaagBile.
https://t.me/+RSRVlLKGs5J_-PJg
Last updated 2 weeks, 5 days ago
Ni qoosna Ni taphanna Nama hin tuqnu siyaasa hin laaqnu amantiitti hin buunu! Maaltu nu dhiphise silaa 1000 hin jiraannu🥰
Yaadaaf👇👇
@michuu_fayisaa
Chaanaalaaf👇
✍️ @Michuu_ko
Last updated 4 days, 5 hours ago
Soo dhowoow is ku day inaad cid nagusoo biiriso hal qofna ha ahaatee adiga oo linkiga zhere gareynaya halkaan waxaad ka helaysaa fikrado ku cajabiya♥️
Wixii talo ah halkan igalasoo xidhiidh💚👇 @Maymuuncali
https://t.me/Audiobook2s
2021-5-24
Last updated 1 month, 3 weeks ago