Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

Xog -0gaaal 👍

Description
Xaqiiqada inskaanu waa waxuu dartaa usamaynkaro❤️🥰
Halkaan waxaad ka heli kartaa qisooyin , su'aalo diini ah iyo dhiirigalino wax ku ool ah🥰 soo dhawaw aqriste📚
Advertising
We recommend to visit

Official Telegram channel✔️

🔛Nutti dhihaatta 🚶
🔛Jaalalaan nurraa qabamta💓
🔛Garmalee Koflaan Fincaan ofirrati buusta😀
🔛asuman waliin taane Afaan fi artii keenya gudifanna.
Any comments or messages:- @Orosarca_commentobot

Last updated 2 Jahre, 9 Monate her

😍🥰Jaalalaafii ergaalee jaalalaan wal qabatan gaggabaaboo as jalaa argattu❣😘🤩🥰😍😜❣️❤️‍🔥
😁😅🤣😂Dabalataan Qoosaa Bohaarsoo😇😋

Last updated 1 Monat, 2 Wochen her

Supporters of the greatest President of our lifetimes, @real_DonaldJTrump!

Last updated 1 Monat, 2 Wochen her

1 month, 3 weeks ago

Jadwal fiican oo aad raaci kartid Ramdanka kuna anfici doona.

1: xilli hore seexo habenkasta 10pm
2: waxaad soo kacdaa 3am
3: salatul laylka ama tajidka tuko 3:30am ilaa 4:15am
4: 10 ayadood oo quraanka kamid ah macnahooda baro ugu yaraan 20 daqiiqo, 4:15am ilaa 4:35am ducayso ilaa 10 daqiiqo oo illhay waxaad rabtid weydiiso 4:35am ilaa 4:45
5: suxuuro 4:45 am ilaa fajriga inta udhaxaysa.
6: markaat saxuurta cuntid kadib isku diyaari salaada subax
7: salaada subax xiligeeda tuko.
8: waxaad aqrisataa adkaarta subaxa ilaa 6am
9: naso ilaa 7am kadibna isku diyaari malintaada xigta
10: tuko saalatu duxaa ugu yaraan 4 rakcadood 9:00am ilaa 11:30 am
11:markasta quraanka dhagyso
12: salaada duhur xiligeeda tuko ducaysana ugu yaraan 20 daqiiqo.
13: salaada casar xiligeeda tuko adkaartana akhri iyo quraanka.
14: ku afur markay qoraxdu dhacdo waxaad haysatid kadibna ducayso oo illahy waydiiso wax walba oo aad rabtid intaadan afurin kahor
15: tuko cishaha wakhtigiisa sidoo kalena tuko taraawiixda ilaa 9:00pm
16: taraawiixda kadib 5 daqiiqo waxaad ka fakartaa malintaadu sidey ahayd iyo waxa kuu qabsoomay nafsadaadana waydii suaalahan.
Maxaan sameeyey ? Maxaa isbadal iiga baahan? Maxaan joojiyaa? Iyo maxaan bilaabaa?.

Intaa kadib badi sadaqada oo caawi dadka baahan
Illhay waxaan ka baryeynaa Ramadanka inuu cafimaad nagu gaarsiiyo.

□ habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 30malmood

Salaada subax kadib :4bog
Salaada duhur kadib : 4bog
Salaada casar kadib : 4bog
Salaada maqrib kadib :4 bog
Salaada cishe kadib : 4bog

□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari

Salaada subax 8bog
Salaada duhur 8bog
Salaada casar 8bog
Salaada maqrib 8bog
Salaada cishe 8 bog

□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood

Salaada subax 10 bog
Salaada duhur 10 bog
Salaada casar 10bog
Salaada maqrib 10 bog
Salaada cishe 10 bog

□Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood

Salada subax 12 bog
Salaada duhur 12 bog
Salaada casar 12 bog
Salaada maqrib 12 bog
Salaada cishe 12 bog

□Qaybataan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood

Salaada subax 20 bog
Salaada duhur 20bog
Salaada casar 20 bog
Salaada maqrib 20 bog
Salaada cishe 20 bog

Fadlan ku faafi groupyada iyo dadka aad taqaanid sababtoo ah ma ogid ajarka aad kaheli kartid meqo qof ayaa raacaysa taladan aad share gareysey. quraankana dhamaynaysa.

1 month, 3 weeks ago
Soon qaad wanaagsan bahdeydii aan jeclaa …

Soon qaad wanaagsan bahdeydii aan jeclaa ❤️

Illaahey ayaa na jeclaaday haddii anaga oo nabad qabno soo gaarney
Bisha barakeysan ee ramadaan alxamdulilaah .

Adiga oo laguu furay albaabada janada dhamaan lagaana xiray kuwa naarta shaydaankiina ilaahey kaa xiray
Ilaahey aayaa ku jeclaadey kulana jeclaaday janadiisa ,
Adigana waa inaad edbisaa naftaada kana adkaataa bisha ramadaan maalintii kaliya maaha intaad af-xirantahay habeenkiina waa inaad dhowrsato oo cibaadeysato .

Ducadana ha hilmaamina mida taqanaana ku duceysta “Yaa mujiibad dacwaad istajib ducaa’ii .
Alah naga aqbalo dhamanteen cibaadadeena aamiin 🤲🏻

1 month, 3 weeks ago

📨 دعاء الإفطار
📓 Ducada afurka intaan la cunin ka hor

Qofka markuu biyaha iyo timarta soo qaato Wxa uu oranyaa
اللهم اني لك صمت وبك آمنت وعلي رزقك افطرت بسم الله
Illhayow adigaan kuu soomay adigaan ku aaminey arsaqadadana wan ku afurey mgacagana ku bilabayaa

mrkas 3 timir ayuu afka gashan kadibna biyaha ayuu kadaba cabi

📓 markuu afuro kadib

Wxuu oranyaa
دهب طمأ وابتلت العروق وثبت الأجر انشاءالله
Oonkii wuu baby xidadii wey qoyeen ajarkiina wuu sugnaaadey idanka illahy

1 month, 4 weeks ago

RAMADAAN WANGSAN ILAHAY HANAGA AQBALO ACMASHA WANGSAN HANA NAGA DHIGO KUWA KA FAAIDYSTA BISHAAAN KUWA LA XOREYO ALLE HANGU DARO

1 month, 4 weeks ago

Maxaan ku qaabilaynaa Ramadan sideese waqtigeena uga faaideysanaynaa

  1. Marka koobaad Ogow yoolkaaga bisha ramadaan aad rabto inaad xaqiijiso oo xaddid; qor oo dhigaal ku samee inta hadaf ee aad rabto inaad xaqiijiso.
  2. Ogow caqabaatka kaa hor Iman Kara; qor waxyaabaha aad is leedahay way kaa hor Iman karaan si aad uga sii taxadarto xalkoodana usii diyaariso.
  3. In aad u dadaasho acmaashaadaa; marka horebana dajiso wax aad qaban karto iskuna miisaan awoodaada iyo waqtigaa aad haysato ee bisha Ramadan ah.
  4. Jadwal hoosaad samayso;
    Tusaale: cibaadaatka maxaan ka samaynayaa, caafimaadkayga maxaan ka qabanayaa, xidhiidhka qaraabadayda maxaan ka badalayaa iyo waxyaabaha la midka ah.
  5. Waxyaabaha lagugu waajibiyey si fiican u gudo;
    Tusaale :salaadaha faralka ah waqtigooda ku ilaali si fiicanna u dhamaystir iyo waxyaabaha la midka ah.

(Qofka Meel sare doonayaa waa qofka maalinka intiisa hore ka faaideysta oo cibaadaatka ku camira)

[Salaadda subax inyar ka hor caadayso inaad kacdo oo aad ilaahy xusto; waayo waa dhaqankii saalixiinta.]

  1. Waxyaabaha firfircoonida ku siinaya ku dadaal; sida jimicsiga.
  2. Dikriga ilaahay badso; fawaa'idka dikrigu waa badan yahay waxaana ka mida:
    In ilaahay ku xusayo markaad xusto, in ilaahy ku jeclaanayo in aad helayso ballanqaadyadii ilaahy siiyey dadka isaga xusa, wuxuu alle kuugu fududaynayaa umuurtaada oo dhan... iyo waxyaabo kale oo badan, mrkaa Haku soo koobin inaad ku hesho umuur adduunyo oo kaliya.

"Cuntada intaad kaga gaajo baxayso ka cun"

2 months, 1 week ago

Samayso malin walba jadwal kuu gara aaad ku shqaysato
Si noloshada unoqoto nolol qurax badn oo nidaamsan
Lkn subaxda haduu waaga kuu baryo aaad hadaafba lahayn neef ka wax ma dhaantid nolosha tartiib uyeelo

3 months, 3 weeks ago
Xog -0gaaal 👍
4 months ago

Don't worry about people that talk bad about you because you will never be criticized by people who are doing more than you. You will only be criticized by people that are doing less. Read that again.

4 months, 1 week ago

Imaam Shafici

"Maalinta qiyaamaha markuu ilaahay dadka soo istaajiyo ee la xisaabiyo, ayey arkayaan dikrigay samayn jireen inuu wax kastoo kale ka qiimo badanyahay markaasay isodhayanaan; muu jirin wax dikriga nagaga fududaa oo waxay ahayd cibaado aan nooga baahnayn wayso qaad, nooga baahnayn in qiblad loo jeedsado, nooga baahnayn in waqti gaar ah loo sameeyo, hadana dad badani intay noolaayeen kamay faaidaysan!"

Ilaahayoow umadayda dikriga waafaji u fududee oo jeclaysii oo balaayo iyo dhib kasta nagaga xijaab, Aamiin 🤲🏼

#Qisaa_Aldikir

4 months, 1 week ago

SANAD CUSUB OO WANGSAN
WAXAAN IDIN RAJAYANAYAA KABSHO WANGSAN SANDKII HORE IYO BOGSIIMO DHIBATOYINKISA AH IYO BARAARO KAN AH INAAD HESHAAN CAFIMAAD💋❤️

We recommend to visit

Official Telegram channel✔️

🔛Nutti dhihaatta 🚶
🔛Jaalalaan nurraa qabamta💓
🔛Garmalee Koflaan Fincaan ofirrati buusta😀
🔛asuman waliin taane Afaan fi artii keenya gudifanna.
Any comments or messages:- @Orosarca_commentobot

Last updated 2 Jahre, 9 Monate her

😍🥰Jaalalaafii ergaalee jaalalaan wal qabatan gaggabaaboo as jalaa argattu❣😘🤩🥰😍😜❣️❤️‍🔥
😁😅🤣😂Dabalataan Qoosaa Bohaarsoo😇😋

Last updated 1 Monat, 2 Wochen her

Supporters of the greatest President of our lifetimes, @real_DonaldJTrump!

Last updated 1 Monat, 2 Wochen her