Official Telegram channel✔️
?Nutti dhihaatta ?
?Jaalalaan nurraa qabamta?
?Garmalee Koflaan Fincaan ofirrati buusta?
?asuman waliin taane Afaan fi artii keenya gudifanna.
Any comments or messages:- @Orosarca_commentobot
Last updated 3 years, 4 months ago
😍🥰Jaalalaafii ergaalee jaalalaan wal qabatan gaggabaaboo as jalaa argattu❣😘🤩🥰😍😜❣️❤️🔥
😁😅🤣😂Dabalataan Qoosaa Bohaarsoo😇😋
Last updated 6 days, 10 hours ago
Chaanaalii kana keessatti Odeffannoo Waa'ee Maan Yunaayitidin walqabatan qofa argattu.
👉Jijjirraa Taphattoota Kan Maan Yunaayitid
👉Taphoota Maan Yunaayitid kallattiin.
👉Yaada qabdan karaa @AmaaaanG gaafachu dandeessu
Group 👉 @Oro_man_uniteds_Group
Last updated 3 days, 10 hours ago
Maalin maalmaha ka mid ah wuxuu Alle ku siin doonaa farxad aad u fara badan oo aad ku ilaawi doonto dhammaan xanuunkii aad u dulqaadatay. Waxaan ballan qaadayaa in wax walba ay ku dhici doonaan, sabar, ducada sii wad iyo tan ugu muhiimsan, ku kalsoonow qorshaha Rabb. ***😊***
Samayso malin walba jadwal kuu gara aaad ku shqaysato
Si noloshada unoqoto nolol qurax badn oo nidaamsan
Lkn subaxda haduu waaga kuu baryo aaad hadaafba lahayn neef ka wax ma dhaantid nolosha tartiib uyeelo
Asc seelayahay aad baaa loo kala mashquulay xaalka waxaa umalayanayaa inuu nabad yahay inta ila socota waxa leyahay mahdsanidin waa ka cudur daranayaa maqnaanshaha
Arrimo aan lagu dirsan ha hor boodin. Noloshada culeys ha uso jiidin. Sideed noloshada fudeyd uga dhigan karta?
1️⃣Ummada oo ka nabad gasha oo anaad cidna dhibeyn.
2️⃣Arrimahaga oo adiga iyo qofkii ay quseeyo ku eegtahay
3️⃣ Wixii aad awoodo aad dadka ku cawiso, wixii anaad kareyna ka ruun sheegto. Ma awoodo hadda, this time ma karo. Maybe markalee oo aan karayo, aad sidaa wax u cadeyso, waa iney daacad ka tahay. Hadaad kareyso cawii!
4️⃣ Danahaaga markaa aad ku eekaato
5️⃣ inaad ku nolaato wixii kuso galaya wax ka yar muhimadana ku saleysan, marka wixii kuso galaya wax ka badan ku noshahay, walwalku waa sii kordhaa. Xamdiga ku dar.
??? ???????! Happy 1445th Eid al-Fitr to all Muslims, we wish you peace, love and support.
May the blessings of this auspicious occasion fill your life with joy, peace and prosperity.
Jadwal fiican oo aad raaci kartid Ramdanka kuna anfici doona.
1: xilli hore seexo habenkasta 10pm
2: waxaad soo kacdaa 3am
3: salatul laylka ama tajidka tuko 3:30am ilaa 4:15am
4: 10 ayadood oo quraanka kamid ah macnahooda baro ugu yaraan 20 daqiiqo, 4:15am ilaa 4:35am ducayso ilaa 10 daqiiqo oo illhay waxaad rabtid weydiiso 4:35am ilaa 4:45
5: suxuuro 4:45 am ilaa fajriga inta udhaxaysa.
6: markaat saxuurta cuntid kadib isku diyaari salaada subax
7: salaada subax xiligeeda tuko.
8: waxaad aqrisataa adkaarta subaxa ilaa 6am
9: naso ilaa 7am kadibna isku diyaari malintaada xigta
10: tuko saalatu duxaa ugu yaraan 4 rakcadood 9:00am ilaa 11:30 am
11:markasta quraanka dhagyso
12: salaada duhur xiligeeda tuko ducaysana ugu yaraan 20 daqiiqo.
13: salaada casar xiligeeda tuko adkaartana akhri iyo quraanka.
14: ku afur markay qoraxdu dhacdo waxaad haysatid kadibna ducayso oo illahy waydiiso wax walba oo aad rabtid intaadan afurin kahor
15: tuko cishaha wakhtigiisa sidoo kalena tuko taraawiixda ilaa 9:00pm
16: taraawiixda kadib 5 daqiiqo waxaad ka fakartaa malintaadu sidey ahayd iyo waxa kuu qabsoomay nafsadaadana waydii suaalahan.
Maxaan sameeyey ? Maxaa isbadal iiga baahan? Maxaan joojiyaa? Iyo maxaan bilaabaa?.
Intaa kadib badi sadaqada oo caawi dadka baahan
Illhay waxaan ka baryeynaa Ramadanka inuu cafimaad nagu gaarsiiyo.
□ habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 30malmood
Salaada subax kadib :4bog
Salaada duhur kadib : 4bog
Salaada casar kadib : 4bog
Salaada maqrib kadib :4 bog
Salaada cishe kadib : 4bog
□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari
Salaada subax 8bog
Salaada duhur 8bog
Salaada casar 8bog
Salaada maqrib 8bog
Salaada cishe 8 bog
□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood
Salaada subax 10 bog
Salaada duhur 10 bog
Salaada casar 10bog
Salaada maqrib 10 bog
Salaada cishe 10 bog
□Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood
Salada subax 12 bog
Salaada duhur 12 bog
Salaada casar 12 bog
Salaada maqrib 12 bog
Salaada cishe 12 bog
□Qaybataan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood
Salaada subax 20 bog
Salaada duhur 20bog
Salaada casar 20 bog
Salaada maqrib 20 bog
Salaada cishe 20 bog
Fadlan ku faafi groupyada iyo dadka aad taqaanid sababtoo ah ma ogid ajarka aad kaheli kartid meqo qof ayaa raacaysa taladan aad share gareysey. quraankana dhamaynaysa.
? دعاء الإفطار
? Ducada afurka intaan la cunin ka hor
Qofka markuu biyaha iyo timarta soo qaato Wxa uu oranyaa
اللهم اني لك صمت وبك آمنت وعلي رزقك افطرت بسم الله
Illhayow adigaan kuu soomay adigaan ku aaminey arsaqadadana wan ku afurey mgacagana ku bilabayaa
mrkas 3 timir ayuu afka gashan kadibna biyaha ayuu kadaba cabi
? markuu afuro kadib
Wxuu oranyaa
دهب طمأ وابتلت العروق وثبت الأجر انشاءالله
Oonkii wuu baby xidadii wey qoyeen ajarkiina wuu sugnaaadey idanka illahy
Official Telegram channel✔️
?Nutti dhihaatta ?
?Jaalalaan nurraa qabamta?
?Garmalee Koflaan Fincaan ofirrati buusta?
?asuman waliin taane Afaan fi artii keenya gudifanna.
Any comments or messages:- @Orosarca_commentobot
Last updated 3 years, 4 months ago
😍🥰Jaalalaafii ergaalee jaalalaan wal qabatan gaggabaaboo as jalaa argattu❣😘🤩🥰😍😜❣️❤️🔥
😁😅🤣😂Dabalataan Qoosaa Bohaarsoo😇😋
Last updated 6 days, 10 hours ago
Chaanaalii kana keessatti Odeffannoo Waa'ee Maan Yunaayitidin walqabatan qofa argattu.
👉Jijjirraa Taphattoota Kan Maan Yunaayitid
👉Taphoota Maan Yunaayitid kallattiin.
👉Yaada qabdan karaa @AmaaaanG gaafachu dandeessu
Group 👉 @Oro_man_uniteds_Group
Last updated 3 days, 10 hours ago