Dive into the Ultimate Free Library: Your One-Stop Hub for Entertainment!

Cali Daacad CD

Description
Xikmadaha, sheekooyinka, dhiirigalinta iyo waxbarashada ayaan xoogga saaraa.
Waxaan jecelahay inaan arko dadkayga oo hormar aqooneed sameynaayo
Created by 3 June 2021
We recommend to visit

ᅟᅟᅟ 𝗔𝗜𝗡'𝗧 𝗡𝗢𝗕𝗢𝗗𝗬 𝗚𝗜𝗩𝗘 𝗔 𝗙𝗨𝗖𝗞 𝗔𝗕𝗢𝗨𝗧 𝗔 𝗥𝗨𝗟𝗘˖ with the tazos in my side.

OFC CHANNEL :
@OFCTAZOS

SHITPOST :
@HRSSHITPOST

CONTACT US : @ofctazosbot

Last updated 1 year, 10 months ago

Chaanaalli Kun Chaanala walaloo gaggabaaboo Fi ergaalee garagaraa of keessaa qabdudha!

Siyaasa ❌
Amantaa❌
Jibbinsa❌
Sanyummaa❌

Yaadaaf👇👇
👉 @Michuu_Fayisaa
---------------//---------------

Chaanaalaaf👇
✍️ @Michuu_ko

Last updated 2 days, 12 hours ago

Soo dhowoow is ku day inaad cid nagusoo biiriso hal qofna ha ahaatee adiga oo linkiga zhere gareynaya halkaan waxaad ka helaysaa fikrado ku cajabiya♥️

Wixii talo ah halkan igalasoo xidhiidh💚👇 @Maymuuncali

https://t.me/Audiobook2s

2021-5-24

Last updated 1 month ago

1 month, 1 week ago

Tiim Halgan : Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, 

1 month, 1 week ago

Joogteydu waa adag tahay marka qofna uusan kuu sacabba tumayn, waa inaad naftaada u sacbisaaa, waa inaad noqotaa taageeraha ugu weyn ee naftaada.

Ramadaan kariim asaxaabta

1 month, 1 week ago

🕋☪️RAMADAN MUBARAK ☪️🕋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Xabsi24 jaceyl ❤️💍

♤♡ guddoomiyaha♧♡⬇️
@Gud_Kooxda_Midnimo
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/8CrMmvzpOrs4ZTc8

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

3 months ago

Sherko gaaban

Haweeney dameero ilaashaneysa ayaa wiil yar wuxuu ku yiri
“Subax wanaagsan dameeraha hooyadoodeey

Maammadii iyada oo aanba wiilkii yaraa ka waalin ayey ugu jawaabtay
“Subax wanaagsan Wiilkeygiyoow!” 😂😂
Bal hada miyuusan asigii dameer eheen?

Daandaansiga qaar adiguu Ku dilaa
😂😂

3 months ago

Ilaahay agtiisa waa ka fududahay inuu na siiyo

1) Mid joogteysa salaadda
2) Aqrisa quraanka
3) xishood u saaxiib ah
4) kuna jecel adiga
5) Ku ad adag xijaabka Alle ku waajib yeelay
6) ku farxad gelisa marka aad fiiriso.
7) ku ilaalisa marka aad maqan tahay
8) ku adeecda marka aad amartid
9) kuu duceysa marka ay sujuudsan tahay.
10) Waalidkeeda baari u ah
11) Allow waxaan ku weydiisanaa. inaadin naga xarrimin zawjad xalaal ah

Alle waa inta wax bixisa kan ugu deeqsisan, Keliya waxaan u baahanay inaan ilaahay la munaajaadkiisa badino.

3 months ago

Marka aad xaq Ku taagan tahay
Qofna kuma xasuusanaayo
Lkn
Marka aad qalad Ku taagan tahay
Qofna kuma hilmaamaayo

#Waa iska aragtideyda

3 months, 1 week ago

Ninka dhayman daadshaye
Dhagxaan gurubsanaayow
Dhug yaraa ku haysee
Damiirkaagi yaa dhacay
?

Ninka inta gabdheheena quruxda badan ka tagay Morocco 🇲🇦 aaday walee waa mid bilaa caqli ah.
Gabdheheena wax aan ku doorsan karo ma jiraan.

Waxaa nahay isku dhaqan, isku diir, isku deegaan, isku diin, wax walba waan isku fahmi karnaa bilaa turjumaan.

Abaayayaashey madaxa aad ii saaran tihiin. ❤️❤️❤️❤️

3 months, 1 week ago

Duul jabkeena jeceliyo
Allow cadow ha noo jabin

3 months, 1 week ago

Xikmadihii Iyo Odhaahihii Nalson Mandela
(Halgamaagii Suullinta Midab-Takoorkii Koonfur-Afrika)

1: “Xabsiga gudihiisa, xusuustaada ayaa hal mar cadaw iyo saaxiib kula noqonaysa.”

2: “Caqliyadda aargoosigu, dawlad ma dhisto. Halka caqliyadda cafisku, ay ummad dhan dhisto.”

3: “Qofna ma dhalan isaga oo qof kale ku neceb sababta midabkiisa, isirkiisa ama diintiisa. Dadka waa la baraa nacaybka, sidaa darteed haddii nacaybka la bari karo; jacaylkana waa la bari karaa, weliba qalbiga qofka waxaa u dhow jacaylka.”

4: “Hantina ma horseedo libinta, ee madax-bannaani ayaa horseeda.”

5: “Ma jirto wax lamid ah inaad ku laabato meel, taaso sii ahaatay mid aan isbeddelin, si aad u hesho dhinacyada kala duwan ee naftaadu isu beddeshay.”

6: “Waajib ayay inagu ahayd qaddarinta dawladdu, maadaama oo ay waxbarasho ina siisay.”

7: “Geesinimadu maaha in baqdintii maqan tahay, ee waa in aad ka adkaaday dareenkii baqdinta.”

8: “Xorriyada xidhmo-xidhmo looma bixiyo, ee waa in aad wada hesho ama wada weydo.”

9: “Arrinka kaliya ee xabsiga kugu raalli galinayaa, waa in aad haysato waqti aad ku fikirto.”

10: “Waxbarashadu waa hubka ugu mudan, ee aad adduunka ku beddeli karto.”

11: “Qofka cadhooda, waa sida qof inta uu sun cabbo, kadibna rajeeya in cadawgiisu ku dhintaan.”

12: “Haddii aad nin kula hadasho luuqad uu fahmayo, hadalkaasi waxa uu aadayaa maskaxdiisa. Haddii aad nin kula hadasho luuqadiisa, hadalkaasi waxa uu aadayaa qalbigiisa.”

13: “Ma jiro dunida dal horumar ku tallaabsaday, isaga oo aan dadkiisa wax barin.”

14: “Is cafinta macnaheedu maaha, in wixii dhacay lawada ilaabay.”

15: “Ficil aan lahayn aragti fog, waa waqti lumis uun. Aragti bilaa ficil ahina waa riyo maalmeed, laakiin aragti iyo ficil wada socdaa waxa ay beddeli karaan adduunka.”

Ta sida gaarka ah uga heshay ama aad kuu cajabisay nagula wadaag qaybta hoose ee faallada.

Fadlan, Walaal adigoo Mahadsan Share dheh, oo la wadaag walaalaha kale si ay u akhriyaan qoraalkan.

3 months, 2 weeks ago

Saddex ka quuso
● Nin aabbo la yidhow caano ka quuso
● Nin awoowe la yidhow nolol ka quuso
●Nin cirraystow yaraan ka quuso

We recommend to visit

ᅟᅟᅟ 𝗔𝗜𝗡'𝗧 𝗡𝗢𝗕𝗢𝗗𝗬 𝗚𝗜𝗩𝗘 𝗔 𝗙𝗨𝗖𝗞 𝗔𝗕𝗢𝗨𝗧 𝗔 𝗥𝗨𝗟𝗘˖ with the tazos in my side.

OFC CHANNEL :
@OFCTAZOS

SHITPOST :
@HRSSHITPOST

CONTACT US : @ofctazosbot

Last updated 1 year, 10 months ago

Chaanaalli Kun Chaanala walaloo gaggabaaboo Fi ergaalee garagaraa of keessaa qabdudha!

Siyaasa ❌
Amantaa❌
Jibbinsa❌
Sanyummaa❌

Yaadaaf👇👇
👉 @Michuu_Fayisaa
---------------//---------------

Chaanaalaaf👇
✍️ @Michuu_ko

Last updated 2 days, 12 hours ago

Soo dhowoow is ku day inaad cid nagusoo biiriso hal qofna ha ahaatee adiga oo linkiga zhere gareynaya halkaan waxaad ka helaysaa fikrado ku cajabiya♥️

Wixii talo ah halkan igalasoo xidhiidh💚👇 @Maymuuncali

https://t.me/Audiobook2s

2021-5-24

Last updated 1 month ago