Cali Daacad CD

Description
Xikmadaha, sheekooyinka, dhiirigalinta iyo waxbarashada ayaan xoogga saaraa.
Waxaan jecelahay inaan arko dadkayga oo hormar aqooneed sameynaayo
Created by 3 June 2021
We recommend to visit

Ni qoosna Ni taphanna Nama hin tuqnu siyaasa hin laaqnu amantiitti hin buunu! Maaltu nu dhiphise silaa 1000 hin jiraannu๐Ÿฅฐ

Yaadaaf๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@michuu_fayisaa
Chaanaalaaf๐Ÿ‘‡
โœ๏ธ @Michuu_ko

Last updated 3 months, 1 week ago

Last updated 3 months, 2 weeks ago

4 months, 1 week ago

Galabta aniga oo Bas saaran, baa waxa dhinacayga soo fariisatay gabar aad u qurux badan.

Waxay tiri: โ€œIska warran?โ€

Aniga oo yara xishoonaya ayaan ugu jawaabay: โ€œAlxamdu lillaahโ€.

Si kedis ah bay markaas AirPods dhegaha ugu jiray iskaga saartay. Illayn qof baa qadka ugu jiray oo ay la hadlaysay. ๐Ÿ˜†

Aniga laftaydu โ€œigu soo orodโ€ ma ahiye, inta aan tusbax jeebka iigu jiray lasoo baxay, baan tasbiixdayda iska sii watay: Alxamdu lillaah .. alxamdu lillaah โ€ฆ alxamdu lillaahโ€. ๐Ÿ˜†๐Ÿ˜†

Dib-u-gurasho waa xeelad dagaal ๐Ÿ˜†๐Ÿ˜†

Sabriye Muuse

4 months, 1 week ago

Jaamacad ayuu ka qalinjebiyay waliba darajo aad u sareysa balse waxuu dhib kala kulmay siduu shaqo ku heli lahaa, dadaal dheer kadib maalin ayuu joornaalka ku arkay shaqo banaan loona baahanyahay qof ka shaqeya beerta xayawaanka.

Codsi dirasho iyo isdiyaarin kadib waxaa loogu yeeray waresyi shaqo (interview), waxaana loo sheegay sida tan " beerteena waxaa horey u joogi jiray danyeerka nooca gorillaha loo yaqaano balse waa naga dhintay dalxiisayaashana aad bey u jeclaayeen waxaan rabnaa inaad booskiisa gasho"

La yaab ayay la noqotay balse mishaarka ayaa ahaa mid soo jiidasho leh waana aqbalay, maalinti kowaad dhar u eg maqaarka gorilaha ayaa loo geliyay waana u boodbooday dadkii, maalinkii xigtay asagoo boodboodaya ayuu si kedis ah ku galay qeybta libaaxyada nasiib xumase Aw- libaax ayuu la kulmay! Inta is hilmaamay ayuu qeylo ku dhuftay " war I caawiya, war I caawiya" balse libaaxii ayaa inta soo orday ku yiri " war heedhe naga aamus waa saxiibkaa cali ee aad isku fasalka aheydeen, wadankaan shaqo kama jirto xitaa yaxaaska halkaas biyaha ku jira waa xasan oo shaqeysanaya hana fashilin๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Maxey kula tahay adiga?

Xigasho ustd Ismail

4 months, 1 week ago

"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.

Sponsored โฌ‡๏ธ
@QALINKA24
@HOYGAJACAYLKA

7 months ago
โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ€ฆ

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
?KOOXDA MIDNIMO?

Halkaan waxaa isugu keenay?
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ??
@Lamaane24h ??
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€?
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

7 months ago

**Dumarkeenu waa xule
Innagaa xumeyneee
Xaashaa Lilaahiye
Ragow xeerka gobanimo
Yaan xaarka lagu darin
Haddaad duul xasuusliyo
Xigto iyo walaal nahaye

Aan xushmeyno dumarkoo
Xumaan yeysan naga tabin
Xeraan laga baxayn iyo
Xabaal baa dambeysee
Xisku yuusan naga tagin**

By Cali Daacad CD

Waan idin salaamay asaxaabta aan kala baahnayow

7 months ago

"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.

Sponsored โฌ‡๏ธ
@QALINKA24
@HOYGAJACAYLKA

9 months, 3 weeks ago

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
?KOOXDA MIDNIMO?

Halkaan waxaa isugu keenay?
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Qalpijaceyl42 ??
@Lamaane24h ??
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€?
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/1LJkc5xbnCExZDBk

Telegram

MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โ€œMIDNIMOโ€, which includes 94 chats.

9 months, 3 weeks ago

Inanyahay asluub badaney
Ninaad ooridiis tahay
Abaalkaaga gudi waa
Ifku maalmo weeye
Ninkii kugu ildoogsaday
Adduun waa nasiibsaday
Ninkaad eray u sheegtana
Ashqaraar la kici waa

9 months, 3 weeks ago

ุฃุนุงู† ุงู„ู„ู‡ ุดุฎุตุงู‹ ูู‚ุฏ ุงู„ูƒุซูŠุฑ ูˆู„ุง ูŠุฒุขู„ ู…ุจุชุณู…ุงู‹

1 year ago

?KOOXDA MIDNIMO?

Halkaan waxaa isugu keenay?
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Qalpijaceyl42 ??
@Lamaane24h ??
@Erayojaceyl23 โค๏ธโ€?
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

Gudoomiyaha.?
@Gud_Kooxda_Midnimo
โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/-FbnE-RkCyM0NDE0

Telegram

MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โ€œMIDNIMOโ€, which includes 89 chats.

We recommend to visit

Ni qoosna Ni taphanna Nama hin tuqnu siyaasa hin laaqnu amantiitti hin buunu! Maaltu nu dhiphise silaa 1000 hin jiraannu๐Ÿฅฐ

Yaadaaf๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@michuu_fayisaa
Chaanaalaaf๐Ÿ‘‡
โœ๏ธ @Michuu_ko

Last updated 3 months, 1 week ago

Last updated 3 months, 2 weeks ago