Official Telegram channel✔️
?Nutti dhihaatta ?
?Jaalalaan nurraa qabamta?
?Garmalee Koflaan Fincaan ofirrati buusta?
?asuman waliin taane Afaan fi artii keenya gudifanna.
Any comments or messages:- @Orosarca_commentobot
Last updated 3 years, 5 months ago
😍🥰Jaalalaafii ergaalee jaalalaan wal qabatan gaggabaaboo as jalaa argattu❣😘🤩🥰😍😜❣️❤️🔥
😁😅🤣😂Dabalataan Qoosaa Bohaarsoo😇😋
Last updated 3 weeks, 3 days ago
Chaanaalii kana keessatti Odeffannoo Waa'ee Maan Yunaayitidin walqabatan qofa argattu.
👉Jijjirraa Taphattoota Kan Maan Yunaayitid
👉Taphoota Maan Yunaayitid kallattiin.
👉Yaada qabdan karaa @AmaaaanG gaafachu dandeessu
Group 👉 @Oro_man_uniteds_Group
Last updated 2 weeks, 1 day ago
Jawaab:
Maya, kol haddii qeyb kamid ah maalinka miyirkiisu joogay, soonkiisuna waa u ansax.
Jawaab:
Haa, labada dhiig midna majabiyo soonka, laakiin waxa fiican in qofku habeenkii iska shubo; si aanuu udaciifin.
Jawaab:
Maya, kol haddii aanaad waxba cunin, soonku niyadda kuma jabo.
Jawaab:
Haddii aad wakhti helaysay aad ku qalleysid se aad dayacday, waxa lagaa rabaa in aad qalleysid , fidyana bixisid, laakiin haddii aanay kuu suurtagalin oo aad xanuusanaysay ama safar aad ku jirtay qalle kaliya ayaa lagaa raabaa.
Jawaab:
Maya, haddii uu yahay eedaankii salaadda subax, wixii aad afka ku haysana waad tufaysaa.
Jawaab:
Haddii maro ama wax lamida aad helaysid waad ku tufi, haddii kalena salaaddaad kabixi oo waad soo tufi, kadibna waad ku noqon salaadda.
Jawaab:
Haddii aanay ahayn daawooyinka udhigma cuntada iyo cabitaanka waa caadi, laakiin haddii ay yihiin daawooyinka qofka awoodda siinaya ee tamarta usoo celinaya maya, waad xanuusanaysaa ee iska afur, oo dib kasoo qallee.
Jawaab:
Haddii uu hadal kaliya yahay oo fal aad qabatay aanu jirin, sidoo kale aanaad is dareemin in hadalkaas biyuhu kaaga imanayaan soonku uu kuu jiraa, laakiin haddii fal la socday ama adigoo og in biyuhu kaga imanayaan hadalka sii waday waa ka buray soonku, qallena waa lagugu leeyahay.
Jawaab:
Waxa uu tukanayaa salaatul-layl labo labo rakcadood ah, witrina raacin maayo oo hore buu usoo tukaday.
Jawaab:
Haa, laakiin waa in aad sii niyooto.
Jawaab:
Haa, mad'habkeena way u ansaxaysaa, laakiin waa arrin laga fiican yahay, oo waxa ka fiican in aad gaar iskaga tukatid ama dad kale oo cishaa'i tukanaya la tukatid; si aad iskaga ilaaliso culimada madaahibta kale oo aan arrinkan ogalayn.
Jawaab:
Waxa ku waajib ah in uu joojiyo suxuurta, oo iska tufo waxa uu afka ku hayo haddii mu'adinka lagu kalsoon yahay.
Jawaab:
Maya.
Jawaab:
Haddii isaga oo garanaya waxa uu ka hadlayo uu caayo diinta waa gaaloobayaa, soonkuna waa ka burayaa, oo xukunkii riddada ayuu qaadanayaa.
Jawaab:
Maya, Haddii biyaha laga ilaaliyo gudaha, sida: afka, sanka iyo dhegaha.
Jawaab:
Habeen walba waa dembi dhaaf, raxmad iyo naarta oo laga xoroobo.
Qofka camalkaa loo diray, ee ha dedaalo uun.
Jawaab:
Raashin (fidyo) ayuu bixin.
Jawaab:
Haa, caafimad haddii aan loo filaynna fidyo ayaa laga bixin.
Jawaab:
Dagaalka iyo cadhada soonku kuma jabo.
Jawaab:
Ninkeeda, waxaana lagu bixinayaa Halka ay iyadu joogto.
Jawaab:
Hadii la hubo in uu qaddimayo, waa layska cuni karaa.
Jawaab:
Haa.
Jawaab:
Maya, haddii aanuu liqin dhiigga ama candhuufta ka danbaysa isagoon luqluqan.
Jawaab:
Haa.
Jawaab:
Haa, Haddii ay joogto meel aan masaakiin muslimiin ah laga helayn.
Hal mar bay soo wada diri kartaa, laakiin qofka ay soo wakiilanayso waa in maalin walba uu wakhtigeeda bixiyo, ama xaga danbe uu kawada bixiyo.
Jawaab:
Dhib malaha, cibaadaduna way ka ansaxaysaa.
Jawaab:
Horta danbi wayn ayuu ku dhacay ee Ilaahay ha utoobadkeeno. Maalin walba waa danbi gaar ah, oo kafaaro buu si gaar ah u yeelanayaa.
Jawaab:
Dhib malaha, laakiin waa in uu yahay application la isku hallayn karo oo lagu kalsoon yahay.
Jawaab:
Bisha Ramadaan marka ay dhamaato hal mar ayaad wada bixin kartaa, sidoo kale maalin walba marka la gaadho si gaar ah waad ubixin kartaa ama maalmihii la soo dhaafay waad isku xidhi kartaa, laakiin ma banaana in aad soo qadinto maalin aan la gaadhin.
Jawaab:
Haa, Haddii uu qofku raacayo culimada qabta in hilibka geelu weysada jabiyo.
Jawaab:
Haddii aad usuxuuranaysay in aad berri soonto soon waajib ah waad niyaysatay oo niyadii waad la timi, laakiin haddii aad cunto iska cuntay adiga oo aan waxba niyadda kuhayn maya.
Jawaab:
Wuxuu soomayaa inta uu is leeyahay soon baa kugu hadhay ama tirada ugu badan ee uu is leeyaahay waa lagugu leeyahay.
Jawaab:
May, laakiin maalinkaas waad afxidhnaanaysaa, soonkuna kuuma jiro, qallihiisana waa lagugu leeyahay.
Jawaab:
Maya.
Jawaab:
Haddii la xaqiijiyo in wax kiniinka kamid ah hunguriga marayn, soonka waxba uma dhimayo.
Jawaab:
Maya, haddii aanuu dib u liqin.
Jawaab:
Maya, haddii aad soonka sii niyaystay.
Jawaab:
Raashin (Fidyo) ayuu bixinayaa.
Jawaab:
Markasta oo laba rakcadood la galayaba ducada waa la akhrisanayaa.
Jawaab:
Saddexda rakcadood ee witriga wixii ka horeeya waxba lama akhrinayo, wirtigu markuu dhamaadana wixii uu qofku aakhrisan karo ee adkaar ah wuu akhrin karaa.
Jawaab:
Maya.
Jawaab:
Haa.
Jawaab:
Waa sunne, waana arrin la jecelyahay.
Jawaab:
Maya, xaaraan maaha, haddii aan booskii eedaanka lagu baddalayn.
Jawaab:
Maya, haddii aanay waxba raacayn candhuufta.
Jawaab:
Maya.
Jawaab:
Nuskiiloo iyo wax yar (510g).
Jawaab:
Haddii ay nafteeda ubaqdo qalle kaliya ayaa lagu leeyahay, haddii ay ubadkeeda ubaqdana qalle iyo fidyo ayaa lagu yeelanayaa marka ay u suurto gasho.
Jawaab:
Maya, raashin qaydhin ayaad bixinaysaa.
Jawaab:
Maya, laakiin waxa aad bixin kartaa Ramadan dhexdeeda intii la soo dhaafay ama dhammaadkeeda.
Jawaab:
Haa, taraawiixdu waaba labaatan rakcadood.
Jawaab:
Kii aad horreysiisaba waa caadi, sunnaha cishaha ka dambeeya dib waad u dhigi kartaa oo taraawiixda waad horreysiin kartaa haddii waqtigeedu kuu taagan yahay.
Jawaab:
Haa, laakiin waa laga fiican yahay. Haddii si kama' ah ay kaaga siibatana soonku waa kaa burayaa.
Jawaab:
Haa, si guud munaasabaatka wanaagsan in laysku tahniyeeyo dhib malaha.
Jawaab:
Waa afurayaa, markaa haddii rajo laga leeyahay in uu ka bogsadana dib ayuu ka qalleyn, haddii aan rajo laga lahayn in uu ka bogsadana fidyo ayuu bixinayaa oo qalle laguma laha.
Jawaab:
Saxaabo dhawr ah baa laga wariyey oo Abuu Bakar ku jiro, laakiin culimadu waxay isku raaceen in soonku bilaabmayo waabariga ilaa qorrax dhacana uu ku eegyahay.
Jawaab:
Sax maaha.
Jawaab:
Culimadu waxay ubadan yihiin in aan afar la is raacin karin, markaa waad ka hadhaysaa oo marka labada rakcadood la tukado ee loo fadhiisto waad ka baxaysaa, labadaa kalena waad la xidhanaysaa.
Su'aalo iyo jawaabo ku saabsan axkaamta #Soonka iyo #bisha_Ramadaan:
[173-230]
https://t.me/Fataawo/53
Sidoo kale waxa aad fataawadan ka dhageysan kartaa halkan:
https://youtube.com/playlist?list=PL_dIfrvnKLIfRaGIOD8srb5uc423kFAGs&si=PmNCHjZ1tWtPBZht
Official Telegram channel✔️
?Nutti dhihaatta ?
?Jaalalaan nurraa qabamta?
?Garmalee Koflaan Fincaan ofirrati buusta?
?asuman waliin taane Afaan fi artii keenya gudifanna.
Any comments or messages:- @Orosarca_commentobot
Last updated 3 years, 5 months ago
😍🥰Jaalalaafii ergaalee jaalalaan wal qabatan gaggabaaboo as jalaa argattu❣😘🤩🥰😍😜❣️❤️🔥
😁😅🤣😂Dabalataan Qoosaa Bohaarsoo😇😋
Last updated 3 weeks, 3 days ago
Chaanaalii kana keessatti Odeffannoo Waa'ee Maan Yunaayitidin walqabatan qofa argattu.
👉Jijjirraa Taphattoota Kan Maan Yunaayitid
👉Taphoota Maan Yunaayitid kallattiin.
👉Yaada qabdan karaa @AmaaaanG gaafachu dandeessu
Group 👉 @Oro_man_uniteds_Group
Last updated 2 weeks, 1 day ago