Dunida Suugaanta✨πŸ₯°

Description
"Sida jidhkaaga oo kale ayay maskaxdaaduna u daasha, ee ku nasi odhaahyada xikmada leh"

~Hazrat Ali
Advertising
We recommend to visit

Ψ¨Ψ³Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω… Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ±Ψ­Ω…Ω† Ψ§Ω„Ψ±Ψ­ΩŠΩ€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
Β© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-‡️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5Β months, 1Β week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1Β month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1Β month, 3Β weeks ago

1Β week, 5Β days ago

Message (78)

β€œWa in aanad iloobin in ashyaaga aad maanta haysato aad maalin ka baryaysay Alle in uu kuugu deeqo (ku siiyo).”

1Β week, 5Β days ago

"Qofka noloshiisu waa safar aan kala go' lahayn. Safar malyuun weji leh ayaa bani aadanku maalin walba galaa, oo kala maan ah.. kala dhadhan... kala waayo ah.. kala door roon oo kala dareemo kala duwan qofka ku beera. Safarro aan isku socod ahayn oo kala hayaan iyo hiraal durugsan. Kuwo badda loo fuulo.. kuwo berriga loo raaco.. kuwo hawada sare la cirjiidho. Kuwo qaxar iyo kadeed lagala kulmo, iyo kuwo raynrayn iyo raxmaad laga dheefo."

β€”Siciid Jaamac

2Β weeks ago

*πŸ’ž*➰Community ++ ♨️♨️
━━━━━━━
πŸ”Ί**━━━━━━━━

111k+ πŸ“šSomali Free Books πŸ“™
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
53k+ πŸ“˜Somali Librarians πŸ“’
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
32k+ ✨Xikmado iyo murtiπŸ—£*
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*31k+
πŸ“˜Kobciye BooksπŸ“—*
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*23+
🌸 Mucaashaq Jacayl🌷*
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*21+k
πŸͺ΄Dhiirigaliye nololπŸ€*
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*19+k
βš™οΈHoyga FarsamdaπŸ’­*
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*18k+
🌟 Aqoon Kobciye πŸ”†*
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*17k+
πŸ‘©β€πŸ­ Hidaayatu Rabbi πŸ‘₯*
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*16k+
🧠 Dunida suugaantaπŸ‘…*
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*16k+
πŸ‘€Quruxda islaamkaπŸ«‚*
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*15k+
⛺️ jacaylside channel❀️*
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*14k+
πŸͺ’ alxakiim channel πŸ‘”*
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*14k+
➰xaqiiqada NoloshaπŸͺœ*
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*14k+
🌱Dareen Side channelπŸͺ΄*
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*13k+
🧚 Som Motivation🀳*
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*13k
πŸ’Ή Hassan Caashaq ❇️*β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*13k
🈳Qalbi Dhaye 🚹*β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*13k
♨️ Qalbiyadeena*πŸ’’β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*13k
πŸ”΄ Guulaayso bet 🟒*
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*13k
♒️ Kalimat Kariim ♉️*β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*13k
πŸ§• Aisha bin AhmedπŸ—£*
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*13k
🧩 Faiido ChannelπŸͺ*β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*13k
πŸ‘© Hogaan Dumar*πŸ§•β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*12k
πŸ’¬ albaani channel*πŸ—―β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*12k
πŸͺ€ Dhaqan Wanaag βš–οΈ*β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*12k
πŸ‘³β€β™‚οΈ Dinteena suubanπŸ’š*
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*11k
πŸ“’ Qoraalo kooban πŸ‘€*β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*10k
πŸ‡ Nuxur Side*πŸŒ¬β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*10k
✍️ Kaydka Qormo πŸ–Œ*β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*10k
🌎**Haqabtire Online⚑️*β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚ *06k 🫧 Ruuxda channel πŸ’«*
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚
*06k
🫧 MaanHage School πŸ’«****
β–‚β–„β–…β–†β–‡β–ˆ πŸ…ΉπŸ…žπŸ…ΈπŸ…½ β–ˆβ–‡β–†β–…β–„β–‚

━━━━━━━━━━━━
*⭐️ All Channels ➑️ JOIN ALL βœ…
━━━━━━━━━━━━
anti-delete
πŸ”***12hrs in channel

2Β months, 2Β weeks ago

Badanaa inta ay waxa is jeceli ka la daymo bogtaan in la'eg bay waxa is necebina ka la daymo bogtaan. Labada jeerba waa qarisada xiisaynta barashada dantuna tahay ilwaadsi ama abaabul dagaal.

-Ibraahin-Hawd

2Β months, 2Β weeks ago

Message (74)

β€œWax kasta oo aad hadda ku sugan tahay yaanay ku niyad jabin, Aamin. Midda xigta ayaa ka qurux badan.”

2Β months, 2Β weeks ago

β€œWaa xaggee meesha marka koowad ee aad saxnaansho dareemayn aad u cararto.”

4Β months, 1Β week ago

β€œHa Goynin Guntin aad awooddo in aad furto”
~ Aniis Mansuur.

4Β months, 2Β weeks ago

Laakiin ay Israa’iil aamintahay in uu yahay dalka ay Falastiiniyiintu ka helaan aqoonta ugu badan ee dhinaca Teknoolajiyada oo marka dambe ay u adeegsadaan dagaalka ay kula jiraan Is raa iil.

Sannadkii 2018 kii Falastiini ahaa injineer dhinaca culuumtada Korontada ah oo lagu magacaabi jiray Faadi Muxamed Al-Batshi ayaa koox u shaqaynayey MOSSAD oo moto watay ay rasaas ku dileen Malaysiya.
Injineerkaas ayaa ay Is raa iil ku eedaysay in uu ahaa maskaxda samaysay diyaaradaha iswada (Drones) ee ay Xamas u adeegsato weerarrada Is raa iil.

MSB waxa kale oo ay baadhitaannadan ku ogaatay ugu yaraan lix ka mid ah Falastiiniyiinta ku sugan Malaysiya oo ku jira liiska dadka ay MOSSAD doonayso in ay khaarajiso, waxaa ku jiray arday jaamacadeed barta culuumta Teknoolajiyada iyo barayaal jaamacadaha ka dhiga aqoonta injineeriyadda iyo Teknoolajiyada la xidhiidha oo ay ku eedaynayso in ay xidhiidh la leeyihiin Xa maas.

Waxa aanay heshay xogta ay MO SS AD ka ururisay raggan oo ay ka mid tahay sawirradooda, jadwalka hawl maalmeedkooda, laga bilaabo subaxa illaa habeenkii, sawirrada baabuurtooda iyo guryaha ay Deggen yihiin, xogta xaasaskooda iyo carruurtooda iyo tafaasiil badan oo la xidhiidha noloshooda.

W/T Kamaal Marjaan
~#DHAMMAAAD

Isha xogta ____Aljazeera
Wargeyska Sabah (Turkey)
New Strait Times

4Β months, 2Β weeks ago

WIILKII NAFTIISA SIRDOONNADU KU LOOLLAMEEN (Q:3)
===============

Kooxda afduubtay Injineer Cumar si arxandarro ah ayaa ay u ciqaabeen, si uu uga jawaabo su’aalo adag oo ay xeeldheereyaal ka tirsan MO SS AD oo ku sugan Talaabiib, khadka maqal iyo muuqaalka ee Internet ka ku weydiinayeen muddo 36 saacadood.

Waxa ugu muhiimsan ee ay ka doonayeen waxa uu ahaa in uu u sheego luuqadda furayaasha (Code Languages) barnaamijka u suurtageliyey in uu dhexgalo nidaamka kombiyuutarka gantaalaha koofiyadda birta ah ee Is raa iil, sida uu u dhisay ama u horumariyey barnaamijkaas iyo sida oo kale barnaamijka uu u adeegsaday in uu dhexgalo talefanka masuuliyiin xukuumadeed iyo saraakiil ciidamada Is raa iil ka tirsan.

Ninkii Cumar la socday ayaa bilayska ku wargeliyey in saaxiibkii la afduubay, halkaas ayaanay sirdoonka Malaysiya ka bilaabeen baadhitaanka. Waxa se in ay helaan Cumar halka uu joogo ka caawiyey sirdoonka Turkiga oo qudhoodu xaaladda dusha kala socday.

MIT waxa ay la xidhiidhay wakaaladda sirdoonka Malaysia ee magaceeda loo soo gaabiyo MSB, waxa aanay ku wargeliyeen halka lagu hayo injineerka. Taas oo ciidamada ammaanka Malaysia u suurtagelisay in ay soo badbaadiyaan Cumar.

Saraakiisha Malaysiya waxa ay ogaadeen in Injineer Cumar ay waraysi la yeesheen xeeldheereyaal ka tirsan MOSSAD oo ku sugan Talaabiib, marka laga tago su’aalaha la xidhiidha teknoolajiyaddana, waxyaabaha kale ee ay weydiiyeen waxaa ka mid ah in uu xidhiidh la leeyahay ururka Xa maas. Laakiin weli ma cadda in Is raa iil ay xog muhiim ah ka heshay Injineerka iyo in kale. Waxa kale oo ay MSB ogaatay in qorshaha Is raa iil ahaa in Injineer Cumar si qarsoodi ah loogu dhoofiyo Talaabiib.

MSB waxa ay sheegtay in ay furfurtay shabakado sirdoon oo MO SS AD ku beertay Malaysiya, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen 11 nin oo u dhashay Malaysiya, kuwaas MOSSAD ay shaqaalaysiisatay.

In kasta oo aan lagu arag wax raad ah oo muujinaya in ka tirsan yahay Xa ama uu taageero Xa maas, haddana MO SS AD waxa ay aaminsantahay in Cumar uu xubin ka yahay.

Dhowaan ururka Xa maas waxa uu shaaciyey in uu leeyahay unug gaar ah oo qaabilsan ammaanka iyo xogdoonka Internet ka, Kombiyuutarrada, iyo guud ahaan Teknoolajiyada (Cyber). Kaas oo a ay sannadihii u dambeeyey si qarsoodi ah ugu adeegsanaysay raadinta xogta MOSSAD iyo guud ahaan Is raa iil.

MIT ayaa xaqiijisay in Injineer Cumar Al-Balibiisi ay dib ugu soo celisay dalka Turkiga, ammaankiisana ay iyadu sugayso. Dhinaca kalana MIT waxa ay sheegtay in ay magaalada Istanbuul ku qabatay basaas lagu magacaabo Usaama Xijaasi, iyo Raa’id Qasaala oo ka shaqeeya shirkad Teknoolajiyadeed oo xidhiidh la leh MOSSAD, taas oo ah shirkaddii uu Qasaal sheeganayey markii uu Cumar shaqada u soo bandhigayey, iyo nin kale oo ka mid ah basaasiintii MOSSAD ee shaqada beenta ah u soo bandhigayey Cumar Balbiisi.

Baadhitaannada sirdoonka Turkiga ayaa sheegaya in la xaqiijiyey in Qasaal uu ka tirsanyahay MOSSAD, labadan eedaysane ayaa Istanbuul u yimid in ay la kulmaan Cumar oo qorshuhu ahaa in ay shaqo u soo bandhigaan, si ay kalsooni ugu beeraanna waxa ay Cumar ku qanciyeen in uu u sameeyo barnaamij (App), iyaga oo lacagta ugu shubay xisaab uu Cumar ku leeyahay mid ka mid ah bangiyada dalka Masar.

MIT waxa ay xog fiican ka heshay shirkadaha kala duwan ee Cumar xidhiidhka la soo sameeyey, kuwaas oo la ogaaday in ay dhammaantood yihiin shirkado ay adeegsato MOSSAD. Waxaana la xaqiijiyey in Cumar hortii ay MOSSAD shirkadahan qudhooda u adeegsatay qabashada dad ay dabagal ku haysay.

MOSSAD ayaa muddo dheer wadday hawlgalo qarsoodi ah oo ay ku khaarajinayso ama ku afduubayso dadka ay cadowgeeda u aragto ee ku sugan dalalka adduunka, gaar ahaan Falastiiniyiinta. Dalalka ugu badan ee ay MOSSAD ka ugaadhsatana waxaa ka mid ah Malaysiya oo ka mid ah dalalka qadiyadda Falastiin sida weyn u taageera, Falastiiniyiin badanina deggenaanshiyo u tagaanπŸ‘‡

4Β months, 2Β weeks ago

Message (64)

"Ka dhig u jeed kaaga ugu weyn ee nolosha in aad daryeesho qoyskaaga oo aad ka dhigto kuwo faraxsan."

We recommend to visit

Ψ¨Ψ³Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω… Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ±Ψ­Ω…Ω† Ψ§Ω„Ψ±Ψ­ΩŠΩ€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
Β© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-‡️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5Β months, 1Β week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1Β month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1Β month, 3Β weeks ago