Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

MAAN SHIIL ๐Ÿ“

Description
๐˜’๐˜ข ๐˜น๐˜ช๐˜ณ๐˜ฐ ๐˜ช๐˜ฏ๐˜ฅ๐˜ฉ๐˜ข๐˜ฉ๐˜ข ๐˜ฅ๐˜ฉ๐˜ข๐˜ฎ๐˜ข๐˜ข๐˜ฏ ๐˜ข๐˜ณ๐˜ข๐˜จ๐˜ต๐˜ช๐˜บ๐˜ข๐˜ฉ๐˜ข ๐˜ข๐˜บ ๐˜ฅ๐˜ข๐˜ฅ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ฌ๐˜ข๐˜ข ๐˜ข๐˜ข๐˜ฎ๐˜ช๐˜ฏ ๐˜ด๐˜ข๐˜บ๐˜ช๐˜ฉ๐˜ช๐˜ช๐˜ฏ, ๐˜ด๐˜ช ๐˜ข๐˜ข๐˜ฅ ๐˜ถ ๐˜จ๐˜ถ๐˜ถ๐˜ญ๐˜ฆ๐˜บ๐˜ด๐˜ข๐˜ต๐˜ฐ.
๐˜๐˜ข๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ค๐˜ข๐˜ฃ๐˜ด๐˜ข๐˜ฏ ๐˜ต๐˜ข๐˜ญ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฅ๐˜ข ๐˜ฉ๐˜ฐ๐˜ณ๐˜ฎ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฌ๐˜ข๐˜ข๐˜ฅ๐˜ข๐Ÿ˜Š
@Marwomahamedabdullaahi
Advertising
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 6ย months, 1ย week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2ย months ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5ย days, 12ย hours ago

1ย week ago

Dulmi iyo caddaalad daro waa mid Ku badan soomaalida dhexdeeda.

Caddaalad daradana waa mid aad ugu badan dhexdeena kasoo bilow qoysaska illaa dowladda waa mid Ku dhex jirta.

Bal caqligaaga iyo cilmigaaga kaasho oo tiri caddaalad daradu halkay Ka bilaabato iyo halkay Ku dhamaato sidoo kale dulmiga halkuu Ka bilawdo iyo halkuu Ku dhamaado.

1ย week, 6ย days ago

Aisha Ahmed ayaa tiri: waxaan maqlay waxyaabo Sunna ah oo u wanaagsan in xaaska loo sameeyo. Waana ku farxay:

  1. In aad la qubeeysato xaaska.
  2. in aad Gacantaada Cuntada ku siiso.
  3. in aad dhunkato oo aad naxariis u muujiso.
  4. in aad isla soo xajisaan.
  5. in si lama filaan ah aad Hadiyad ugu keento.
  6. in aad Saddax Xaas la guursato si aad Culeyska uga yareeyso.
    Waxa ay tiri: Sideey iila fiicnaayeen oo ay sheekadu iigu socotay, markii ay gaartay No. 6aad ayaa korantadii iga tagtay.

Aisha maxay ka xanaaqday? Horaa gabyaa somaliyeed ugu shirbay" " Habarti yaalin kuu aheyd aan Naag yar yeeldho yeelimee. Waxey u yeeli weeydayna Yuf laba loo dhigeey yasee

2ย weeks, 4ย days ago

๐Ÿ˜ Hadii aadan awoodin in aad dadka quluubtooda kaga tagto raad wanaagsan haku beerin xanuun aysan iloobin๐Ÿ˜

2ย months, 1ย week ago

Asc bahdeydii aan jeclaa inaad wada fiicantihiin ayaan rajeynayaa

Dhamaantiin maantoo dhan ale dartii ayaad u soomaneydeen qaarkiina xiligaan waa xiliga afurka
Waxaan si biniya ah idinka wada codsanayaa inaad ii soo duceysaan
In illaahey subxaanahu watacaalaa muraadkeyga ii sahlo .
Aamiin ๐Ÿคฒ๐Ÿป

#Sanyaniisay ๐Ÿค

2ย months, 1ย week ago

"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid,

Sponsored โฌ‡๏ธ
@QALINKA24
@HOYGAJACAYLKA
Admin || @Timow1

3ย months, 3ย weeks ago

๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚ ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ :

Waxaad dooneyso
Daโ€™daal aad ku bixineyso
Dhaliilaha dhagaha uga dadeyso
Dadka uga soocan tahay
Dulqaad samir u dhiibto
Durba waad gaariyee
Daaโ€™in kaasho kolna qasaari meysidee dowladaada dhiso๐Ÿซก๐Ÿฅฐ

๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ: #๐—ฆ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น_๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ

jion dheh @HOYGAJACAYLKA

4ย months, 1ย week ago

Bahdeydii caawa ducada badiya waa habeenka laylatul israa walmicraaj habeenkii la dheelmiyay nabiga sallaahu caleyhi wasalam dhamaanteen muraadaad keena alaah noo sahlo dhibli aamiin.

Aan isku soo duceyno i.a

#Sanyaniisay ๐Ÿค

4ย months, 2ย weeks ago

Faa'idooyinka naagta qaylada badani ay ninkeeda u leedahay:

  1. Ninka naag qaylo badan qaba, isaga iyo Allihiis xiriirka ka dhexeeyaa waa uu xoogeysanayaa. Mar kastoo ay qayliso, waxa uu leeyahay: Xasbiyallaahu wa nicmal wakiil, Laa ilaa illal-Laahu Muxammadu Rasuulul-Laah, Laa xawla walaa quwwata illaa bil-Laah. Mar walba llaah buu xasuustaa.

  2. Ninka naag qayla badan qabaa Jiim uma baahna iyo in uu is caateeyo. Raashinka hal mar marka uu qaato, ayay soo weeraraysaa, markaasna rabitaanku inta uu ka xirmo, ayuu ka istaagayaa. Sidaas
    darteed isagaaba naf ah.

  3. Naag qaylo badan ninka qabaa qaraabadiisa aad buu u xiririyaa l ils maxaa yeelay guriga toos uma soo aadi karo oo qaylo ayaa ka soo horreysa. Markaas eeddooyin, abtiyaal, habaryaro ayuu ku soo wareegayaa oo isku soo daahinayaa inta aanu guriga imaan.

  4. Ninka naag qaylo badan qabaa araggiisa ayuu
    laabtaa, maxaa yeelay dumar oo dhanba iyadaa u risay.

4ย months, 2ย weeks ago

Dadka qaar markaa  meel dheer ka arkayso waxaad moodaysaa iney u qalmaan in labarto ama lala rafiiqo, laakiinn marka aad usoo dhawaato waxaad dareemaysaa inaad ku qaldantay iyaga agtooda๐Ÿ’ซ

Saaxiibka dhabta ah waa kan ku socda marka ay dunida inteeda kale ka baxaan.

6ย months, 1ย week ago
Wax walba waxey leeyihiin xad iyo โ€ฆ

Wax walba waxey leeyihiin xad iyo xaduud aan dhana loo dhaafinโ€”โ€”โ€”โ€”

Ku sali xabiibka salalaahu caleyhi wasalam ๐Ÿฅฐ

Jion @HOYGAJACAYLKAโค๏ธ

We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 6ย months, 1ย week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2ย months ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5ย days, 12ย hours ago