✨Premium emoji №1✨
Feedback - @ukngs
Last updated 1 year, 5 months ago
«احسان حیدری»
??
.
inst?️: ehsanheydar1 (+169k)
Last updated 1 month, 3 weeks ago
𝐋𝐨𝐠𝐢𝐜𝐢𝐞𝐥 & 𝐀𝐩𝐩𝐥𝐢 𝐞𝐬𝐭 𝐮𝐧 𝐜𝐚𝐧𝐚𝐥 𝐝𝐞 𝐭é𝐥é𝐜𝐡𝐚𝐫𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐝𝐞𝐬 𝐥𝐨𝐠𝐢𝐜𝐢𝐞𝐥𝐬 𝐞𝐭 𝐝𝐞𝐬 𝐚𝐩𝐩𝐥𝐢𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬 𝐩𝐨𝐮𝐫 𝐖𝐢𝐧𝐝𝐨𝐰𝐬, 𝐌𝐚𝐜, 𝐢𝐎𝐒, 𝐀𝐧𝐝𝐫𝐨𝐢𝐝 𝐞𝐭 𝐛𝐢𝐞𝐧 𝐩𝐥𝐮𝐬
Ads :
Last updated 2 years, 5 months ago
https://t.me/baraarujiawoodahaaga
Telegram
Philosophy فلسفه 🤔🧠.
Halkaan waxaad ka heli Falanqaynta buugaagta Falsafada iyo soo bandhigida falsafada sare, Iyo Fahanka Falsafada. Kusoo biir chanelkena kale . https://t.me/cilminafsiga Wixii su'al ama talo bixin ah***👇*** Owner : @AASIYA\_CASAYR 15/5/2021 ***🥰***Welcome.
Turkiga ayaa diray maraakiib aad u waaweyn oo ay ku raran yihiin 4,500 oo tan oo khudaar iyo miro ah, kuwaas oo maanta ku soo xirtay dekedda magaalada Haifa si ay u daboolaan baahida Israa'iil ?? oo ay waxyeelo ka soo gaartay qaar ka mid ah dalagyadii beeraha mudadii dagaalka.
Nifaaqnimo intaas ka wayn majirto caawa dad badan bay dacartu kukacaysaa oo turkiga rajo kaqabay.
Gabadha waxa lagu weyneeya aqoonteeda baaxada leh, garaad badnideeda muuqata iyo sooyaalkeda dhowrsan.
~Imaam Qasaali.
"Feminist kuwaasi waa gaalo iyo gacmo gaalo
waana cadowga koowaad ee dumarka, Waxay doonayaan in dumarka muslimaadka guryahooda kasoo saaraan masuuliyaadka bulshada ku dhex lahaayeen seejiyaan reerkooda iyo ilmahooda dayacaan, sharafkooda iyo qiimahooda burburiyaan, fisqi iyo fasaad u horseedaan, cadow kuwaas ka weyn ee ay dumarka muslimaadka leeyhn maba jiro ayaa la dhihi karaa halaga digtoonaado dadkana halooga digo
-(وَيَشْفِ صُدُورَ قَوْمٍۢ مُّؤْمِنِينَ
Guusha iyo libinta filan-waaga ah ee u dhalatay shacabka dulmi diidka ahee falastiin, miyaanay tusaale nool, yididiilo iyo rajo weyn u ahayn shacabka soomaali galbeed iyo NFD?
✨Premium emoji №1✨
Feedback - @ukngs
Last updated 1 year, 5 months ago
«احسان حیدری»
??
.
inst?️: ehsanheydar1 (+169k)
Last updated 1 month, 3 weeks ago
𝐋𝐨𝐠𝐢𝐜𝐢𝐞𝐥 & 𝐀𝐩𝐩𝐥𝐢 𝐞𝐬𝐭 𝐮𝐧 𝐜𝐚𝐧𝐚𝐥 𝐝𝐞 𝐭é𝐥é𝐜𝐡𝐚𝐫𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐝𝐞𝐬 𝐥𝐨𝐠𝐢𝐜𝐢𝐞𝐥𝐬 𝐞𝐭 𝐝𝐞𝐬 𝐚𝐩𝐩𝐥𝐢𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬 𝐩𝐨𝐮𝐫 𝐖𝐢𝐧𝐝𝐨𝐰𝐬, 𝐌𝐚𝐜, 𝐢𝐎𝐒, 𝐀𝐧𝐝𝐫𝐨𝐢𝐝 𝐞𝐭 𝐛𝐢𝐞𝐧 𝐩𝐥𝐮𝐬
Ads :
Last updated 2 years, 5 months ago