Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

BOQORTOOYO🦁

Description
30/3/2022 ❤️


@lion_woman10
Advertising
We recommend to visit

Wallpaper 4K 3D + Pc ✣ Themes Telegram

.

⭕|› The Best Telegram Themes Channel 🔔
⭕|› The Best Telegram Wallpaper Channel 🔔

.

🗯️ • @lEO_adminTel | admin • ⛑️

Last updated 4 days, 4 hours ago

⚡️ https://t.me/notcoin_bot?start=r_575072_2107107

💬 @notcoin_menu

Last updated 1 month, 3 weeks ago

𝑳𝒊𝒇𝒆 𝒊𝒔 𝒃𝒆𝒂𝒖𝒕𝒊𝒇𝒖𝒍 𝒐𝒏𝒍𝒚 𝒘𝒊𝒕𝒉 𝒚𝒐𝒖.♥️

Last updated 1 month, 1 week ago

6 months, 3 weeks ago

https://t.me/baraarujiawoodahaaga

Telegram

Philosophy فلسفه 🤔🧠.

Halkaan waxaad ka heli Falanqaynta buugaagta Falsafada iyo soo bandhigida falsafada sare, Iyo Fahanka Falsafada. Kusoo biir chanelkena kale . https://t.me/cilminafsiga Wixii su'al ama talo bixin ah***👇*** Owner : @AASIYA\_CASAYR 15/5/2021 ***🥰***Welcome.

BOQORTOOYO🦁
6 months, 3 weeks ago

Nasiib badanaa qof gacmaha u taagtay rabigii wakhti madow oo saqbadh ah iyaga oo dadku badidiisuna ku jiraan hurdo tii ugu macaanyd kaas oo ilaahy baryaya, lana hadlaya rabigii oo uga waramaya wax kasta uu tabanayo iyo noloshisa oo dhan adoomhana ka kaaftoomay wax waydiisigooda#قيام#الليل

6 months, 4 weeks ago
BOQORTOOYO🦁
6 months, 4 weeks ago
BOQORTOOYO🦁
6 months, 4 weeks ago
BOQORTOOYO🦁
6 months, 4 weeks ago
Turkiga ayaa diray maraakiib aad u …

Turkiga ayaa diray maraakiib aad u waaweyn oo ay ku raran yihiin 4,500 oo tan oo khudaar iyo miro ah, kuwaas oo maanta ku soo xirtay dekedda magaalada Haifa si ay u daboolaan baahida Israa'iil 🇮🇱 oo ay waxyeelo ka soo gaartay qaar ka mid ah dalagyadii beeraha mudadii dagaalka.

Nifaaqnimo intaas ka wayn majirto caawa dad badan bay dacartu kukacaysaa oo turkiga rajo kaqabay.

7 months ago

Gabadha waxa lagu weyneeya aqoonteeda baaxada leh, garaad badnideeda muuqata iyo sooyaalkeda dhowrsan.

~Imaam Qasaali.

7 months, 1 week ago

"Feminist kuwaasi waa gaalo iyo gacmo gaalo

waana cadowga koowaad ee dumarka, Waxay doonayaan in dumarka muslimaadka guryahooda kasoo saaraan masuuliyaadka bulshada ku dhex lahaayeen seejiyaan reerkooda iyo ilmahooda dayacaan, sharafkooda iyo qiimahooda burburiyaan, fisqi iyo fasaad u horseedaan, cadow kuwaas ka weyn ee ay dumarka muslimaadka leeyhn maba jiro ayaa la dhihi karaa halaga digtoonaado dadkana halooga digo

7 months, 1 week ago

-(وَيَشْفِ صُدُورَ قَوْمٍۢ مُّؤْمِنِينَ

7 months, 1 week ago

Guusha iyo libinta filan-waaga ah ee u dhalatay shacabka dulmi diidka ahee falastiin, miyaanay tusaale nool, yididiilo iyo rajo weyn u ahayn shacabka soomaali galbeed iyo NFD?

We recommend to visit

Wallpaper 4K 3D + Pc ✣ Themes Telegram

.

⭕|› The Best Telegram Themes Channel 🔔
⭕|› The Best Telegram Wallpaper Channel 🔔

.

🗯️ • @lEO_adminTel | admin • ⛑️

Last updated 4 days, 4 hours ago

⚡️ https://t.me/notcoin_bot?start=r_575072_2107107

💬 @notcoin_menu

Last updated 1 month, 3 weeks ago

𝑳𝒊𝒇𝒆 𝒊𝒔 𝒃𝒆𝒂𝒖𝒕𝒊𝒇𝒖𝒍 𝒐𝒏𝒍𝒚 𝒘𝒊𝒕𝒉 𝒚𝒐𝒖.♥️

Last updated 1 month, 1 week ago