Qoraalo

Description
Qoraalo dhiirigelin ah
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

6 months, 2 weeks ago

https://vm.tiktok.com/ZMrHVGYFT/

TikTok

abdirahmaan on TikTok

@wasiirka898 1112 Followers, 226 Following, 1740 Likes - Watch awesome short videos created by abdirahmaan

Qoraalo
6 months, 2 weeks ago

Adigoon cirka u bixin
Ama boodin leexada
Ama badaha waaweyn
Nafta aan ku biimayn
PARIS adaan tegin
Ama BOON ka sheekayn
Barashada dalkaagaa
Horta laga bogtaayoo
Beryo laysku hawlaa

(Hadrawi)

6 months, 2 weeks ago

Guusha waxa lafdhabar u ah joogteynta sidas darted waxkasta oo aad rabto inaad guul kagaadho waa inaad joogteysaa??

1 year, 5 months ago

Weligaa ha isku Maleen inaa tahay
Daciif si kasta oo ay dadku kuu bahdilaan

1 year, 6 months ago

Haweeney ayaa ninkeeda habeen ka soo daahay markaas aa hooyadeed oo la joogta ku tiri: Waxaan ka baqayaa inuu naag kale ku maqanyahay! Duqdi waxay tiri: Shar laguma fikiree kheyr niyada u sheeg waxaa laga yaabaa inuu shil gaari galee.

??????????

1 year, 6 months ago

Waalid waxaa waajib alle ku saaray maaha kaliya dharka iyo cunada ee intaas ka badan waxaa ku saaran hagaajintooda islaaxitaankooda toosintooda, ....

1 year, 6 months ago

Noloshu ma dhamaato
Balse wey is bedesha❤️

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago