Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

Aisha Bintu Ahmed ❤✨

Description
"JECLOW naftaada, wax badan aqri, aqligag kaasho , waalidkaga ka duceeyso, unoqo dadka mid naxriis badan..!"😌❤

Waxa aasaasnay channelkan 23.july.2021

WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago

1 week, 2 days ago

Noloshu waa sheeko qurux badan, waa inaad akhridaa ilaa dhamaadka, Weligaa ha U joogsan safka murugada leh, Waxaa laga yaabaa in dhamaadku qurux badan yahay. ❤️😍

#AdoontiiRabbi

1 week, 2 days ago

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Qur'aanka akhriya maxaa yeelay wuxuu imanayaa maalinta Qiyaamaha isagoo u shafeeca qaadaya Asxaabtiisa.»
-Muslim

1 week, 3 days ago

waxa jirta qacido ama shax u dagan nimanka oo ay u isticmaalan gabdhaha yar yar oo 15 -23 jirada ah taaso ah hal isbuuc ama 10 malin diirada saar gabadha oo wac markasta fariin u dir ku mashquul maalmahas oo dhan si fiican u xariir kadibna ka gooso gabdha asiga oo dhanba is qarinaaya kadib gabadhi wixi ay u baratay iyo ninkii ku waalna ayey raadinee oo dabinkii ay ku soo dhacday markase sidu la damacsana noqonee iyada kadaba walaneysa .

Gabdhayahow bal ufiirsada qacidaas ,

#Dumarnimo

Aisha Bintu Ahmed

2 months, 1 week ago

"Majiro shay mudan inaad naftaada udhibto asaga dartiiis iska idho tir qofka iskagaa indho tira muhiimad sii qofka muhiimadda ku siiya nabadgalyo ku dheh kuwa noloshadaaa ka taga"❤️

#xaqiiqa

2 months, 1 week ago

Waxaa la dagaalayaa wax kasto oo xadaya farxadeyda iyo wax kasta oo iga dhiga qof murugeysan❤️

Farxad joogto ah ku nolow 🥰

2 months, 1 week ago

"Marka uu  awoodi waayo bili-aadanku inuu soo saaro waxa gudihiisa ku jira wuu ilmeya "🥹❤️

#ereyadeyda

2 months, 2 weeks ago

Jaamiciyad/ Aqoonyahanad wye Lkn Salaada Shuruudeda Iyo Axkaamteda Ma Taqaano😢

Yaa Rabbi

2 months, 3 weeks ago

Xaqaga iyo midkiisa waa inaa isla bartaa ma ahna midkiisa kaliya inaa barto nolosha isla xisaabtanka ku qurxoon tahay haddi kale gabaryahey dhul camal lagu kor soconaa 🙂

Niman yahow illahay ka xishooda oo razuulka dardarankiisa fuliya xaaskiina ilaaliya 😊

2 months, 3 weeks ago

Gabar yahay maskax ka soco waligaa qalbiga yuu ku sirin 🤨😒

Jeceyl wax la dhaho ma jiro dantada garo boqorad baad tahay 😊💃

2 months, 4 weeks ago

Wadada ugu fudud ee jannada lagu gaari karo waa jaceylka😊**🥰****

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago