Aisha Bintu Ahmed ❤✨

Description
"JECLOW naftaada, wax badan aqri, aqligag kaasho , waalidkaga ka duceeyso, unoqo dadka mid naxriis badan..!"😌❤

Waxa aasaasnay channelkan 27.july.2021

WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días

2 months, 1 week ago

Ma taqaaana sababta aan u jeclahay habeenki saacadaha dambe ?

“ Waa saacado khafiif ah oo dagan shay kastaana uu amusnaan taam ah ku jiro , waa saacadaha kaliya ee aad awooda uleedahay in aad maqasho codka naftaada waxaa la dhahaa saacadaha latashiga nafta iyo la sheekaysiga ruuxda, waa saacadaha aad fahmi doonto xeel-dheerida kalmadahaaga
Waayo daddka oo dhan waxay joogaan caalamka riyooyinkooda iyo malaa awaalkoda waxaad tahay qof kaliya ee dhex jooga waaqica saxdaha ee nolosha .

2 months, 1 week ago

🌹OGAYSIIS🌹

MARKAZ AL-TIBYAAN

Wuxuu ogaysiinaya dhamman gadbhaha somaliyeed in Labilaabayo is diiwangalinta barashada tafsiirka quraanka karimka Dufacda 4️⃣aad

👉Ila soo xariir Hdad Ubaahantahy Wana Gabdho kaliya insha Allah
👇👇👇👇👇👇👇

@Walaalaha_khaYrka00

2 months, 1 week ago

waxaad mooda in uu kasoo qaatay dadka waaweyn caqligooda, caruurtana qalbigooda, kuwa la ixtiraamana sharaftooda, kuwa saboolka ahna sabirkooda 🤴

2 months, 2 weeks ago

Taladeyda dhanka  jeceylka ku saabsan :
Wax jeclow, waxna ka baro. Wixii intaa ka dambeeyana dantaada oo qudha ka fikir. Niyaddaadana ku hayso in qof kastaa isbeddali karo maalin maalmaha ka mid ah. Ha isku wada dhiibin qof aanad ogayn waxa aad kala kulmi karto. Qalbigaaga, iyo xogahaaga khaaska ah ba qayb la hadh, si qofkaasi markuu kaa tago aad usii noolaan karto bilaa warwar. Qorshayaasha nololeedna badso. Ta u dambayseen ku leeyahay waxay tahay "Qof walbaa siduu kaa dhigto u noqo".❤️😌👋

2 months, 2 weeks ago

Adigaba haddii aad garan waysid qiimaha naftaada, ogow in dadka kalena ayba kuu qaadan karaan inaadan qiimo dhan lahayn.

Micnaha naftaada sharaf oo qiimeey oo heybadda uu Alle ku siiyay arag, waxyaabaha hoos kuu dhigayo iska ilaali oo ay ugu horeyso baryada & baahidda badan ee dadka kale waxooda aad u qabto iyo guud ahaan wax walboo sumcadaada hoos u dhigi kara hadal ahaan iyo ficil ahaanba, kedibna dadka kale ayagaaba si toos ah kuu qiimeyn doona.

Ku nolow sharaf🦋❤️

2 months, 2 weeks ago

I aamin wajiyo qurux badan, dad hadal macaan waliba sheeko badan dunidaan waad ka heli kartaa balse way adag tahay mar kale ayaa ku leeyahay way adag tahay in aad hesho qof qalbi wanaagsan oo kuu fahmaya sida aad naftaada adigu u fahmayso si la mid ah💃📚

Aisha bintu Ahmed

2 months, 2 weeks ago
2 months, 3 weeks ago
2 months, 3 weeks ago

Maxa ka qurux badan in aad haysato qof si dhaba kuu jecel
Isugu kaaya duceeya in ilaahay calaf isugu kaaya daro🤲

3 months ago

??????? ????? ♥️ part 5

Sagal Waxad Moda Inay Jacayl U Qadayso Hanad Iyado is waydinaysa Qofka sidan kula dhaqmaya sababty niyada uga rabto hadana way is diidsinaysa Waxa qalpigeda ka Guuxaya

Hanad Marna niyadisa kuma so dhacdo sagal xta inay qof tahay io in kale maba kala yaqan
Iyasu wuxu aad u jecel yahay inu  iska bashaalo imika maagalada Intas ayuba i imid
isagu Halkana Saxibad ayu ku le yahay magaceda la idha Malika
Malika waa gabar qurux badan hanad waxay u daba socota lacagtisa io inu yahay nin meel wlba laga yaaqan Isaga io iyada maagalada Ayay kuso dalxiisen Iyago Doon wada fushan ayuu ku dhahay dhib aya i haysta marka ayay waydisay Maxa jira markas ayu dhahay Naag rer miyi ah aya guursaday intay indhaha tagtay ayay ku tidhi Maxad dhahday Oo imika xaas aya ledahay intu Xanaaqay ayu dhahay aniga xaas ima aha mana jecli kaliya hooyaday aya ku raali galinaya pas

Malika niyada ayay iskala hadashay waxayna go’aan ku gadhay naagtas inay ka furi doonto
Iyado ku leh Hanad Naag rer miyi ah ma qabi kartid kuma qalanto dadka haysku ceebayn
Hanad aya kugu jawaabay hadalka iga xidh meshan uma iman hadalkeede

Hanad io Malika Hal guri ayay ku wada nool yihiin kolba Xaflad io dalxiis ayay ku maqan yihin

Hooyadi Aya wacday habenki wiilkeda iyado leh ila manta imad so wicin ma fican tahay
Markas ayu dhahay haa hooyo mcn alhm seitahy wan yara mashquulsana manta
Cabar yay wada hadlayen Mama’da iyado Hadlaysa Ayay tidhi Watan Sagal imika timid suuqa ayay ku maqnayde Hoo Lasi Hadal Markas ayu dhahay hooyo imika wada hadlaynay iyada sagalna way yaabty iyado og inay iskugu danbeysay malinku guriga ka baxay ee uu tagay is kamay jidhine Waxay dhahday haa hooyo imika wada hadlaynay
Qolkeda intay gashay yay is waydinaysa Herka intas leg u isku diidsinayo Way iska aamusty Hanad wuxu Maqan Yahay mudo ah 5 bilood Sagalna intas waxa Barasho ayay ku jirta iyado diidaysa aqoon la’aanta io in kolba hanad ku idhahdo isku level ma Nihiin

Mama’da aya ah qofka mar wlba sagal garabka sinaya leh waxbaro dharkan xidho hanad haku imado ado isaga ka aqoon io rer maagalnimo badane mama’du way dareensan tahay sagal io Hanad inanay isku ficnayn hadana hoosta ayay ka wadata isku so dhawan shaha labadooda

Mudo ka din waxay laso baxday sagal qurux io aqoon dheeri ah iyado kuwa maagalka ka badisa mama’da Aya Hadyad ugu keentay sagal Gaadhi

Sagal waxay og’aan ku gadhay mama’da inay wax walba u sheegto io iyada io hanad siday isku yihiin Habenki marka la garay ayay u timd Mamada Waxayna ku tidhi hooyo aniga waxa tahay saxibtyda waxana ku sheegaya wax walba oo jira oky ii sheeg aye ku tidhi
Waxay tidhi hooyo aniga hanad marna ixtiraam ima siiyo sababto ah guurka io aniga midna raali kama aha imika wuxu ku maqan yahay maha shaqo Ee Naag ayu u tahay malika u dhaho mar walba isaga aya igu qasbi jiray ina ku dhaho aroos ma rabo ina ku dhaho u iso xidhiidhiya intasba isaga igu qasbay

Mama’da intay ilin ka timid ayay ku tidhi hanad wanu fahmayne hooyo labad ayu haysta qof kale waxs uma adkaysten markas ayay ku tidhi inantydiyay wan aqaan dhaqanka hanad lkn waxs kama filayn isug wada wacaya sagal aya ku tidhi may hooyo iska dhaaf waxna how sheegine Mama’di qolkeda ayay gashay wayna  salaad walba u ducaysa sagal

Subaxdi marki laso kacay ayay sagal mamada wada quracden Kadib mama’di aya dhahday sagal sidan wax fican maha inu ninkaga naag kale ku maqnado lkn fikir ayan ino haya si u uso noqdo waxan dhahaya wan xanuunsanaya ee kalay wan huba inu markina imanayo way isku raacen

Hanad io malika Oo iska jimicsanaya aya laso wacay hanad markas ayay ku tidhi sagal setahy isna u ku damiyay mobelka mar kale ayay so wacday intu ka qabtay ayu dhahay maxad rabta yaah markas bay tidhi kaliya waxan ku sheegayay inay xanuunsa nayso hooyo wayna ku jartay intu Naxay ayu kuso celiyay lkn kamay qaban .

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días