KOBCIYE ???

Description
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

1 month, 2 weeks ago
Shawada xaaranta... bilawgeedu waa raaxo, dhammaadkeeduna …

Shawada xaaranta... bilawgeedu waa raaxo, dhammaadkeeduna waa xanuun.

1 month, 2 weeks ago
*قال النبي ﷺ***?******??****

قال النبي ﷺ?*??
Nabigaﷺ Wuxuu Yiri???
“مَنْ لاَ يَرْحَمِ النَّاسَ لاَ يَرْحَمْهُ اللَّهُ”☝?
“Qofkii aan dadka u naxariisan, Alle ma u naxariisto.”☝??*

Xikmadda Xadiiskan: Naxariista iyo Daryeelka dadka kale Waa furaha Kasbashada Naxariista Alle.?*☝??*

2 months, 1 week ago
`??????? ????` ***?******?***

??????? ???? ??

Waqtigeedu wuxuu bilaabmaa rubuc saac ka dib qorrax soo baxa, wuxuuna dhammaanayaa rubuc saac ka hor salaadda duhur: waxay u dhigantaa sadaqo 360 ah oo ku taal xubnahaaga, waana salaada kuwa toobad keena u soo noqnoqda ilaahey .***❤️******?***

Salaada intaa faaido leh ku dadaala inaa tukataan

Salaadu duxa***❤️***

2 months, 3 weeks ago
Bogan waxa ka helaysan taloyin cafimad …

https://cafimadhub-somalia.blogspot.com/2024/11/caafimaadka-bulshada-iyo-badqabka-sida.html

Bogan waxa ka helaysan taloyin cafimad oo free ah waliba wax lacg ah aanana lagaga bahnen taas oo ku cawin karto si aad ula socoto follow dheh

3 months, 1 week ago
***✨******?***Yaa rabi waxaan, ku waydiisanaynaa Naxariistada …

?Yaa rabi waxaan, ku waydiisanaynaa Naxariistada Dambi dhaafkaaga Risiq xalaal ah iyo Raali ahaanshahaaga

Yaa allah Qalbiyadeena ka yeel kuwo u saxiib ah farxada daganaanta iyo xasiloonida

Ya rab naga yeel kuwa Quuta xalaasha kana dhaarta xaraanta...????

????

3 months, 2 weeks ago

Salaatu duxa ?*?*

Ganacsi aan khasaarayn weye waana sadaqada 360 xubnood oo jirkaaga kamida waana salaada dadka Alle u laabashada badan ? Allah inagu daro kuwaas.

*✍? tabliikh

3 months, 2 weeks ago
Haddi ay run noqoto xanta shuhadada, …

Haddi ay run noqoto xanta shuhadada, aargoosiga shuhadada waxa ay noqonaysaa waajib saaran qof kasta oo muslim ah oo dhulka ku nool.

Cadawgiinnu waa cadawgeenna, inta hal mujaahid dhulka ku nool yahayna cadowga Islaamku weligood ma nabad gelayaan qaabkuu doono ha ahaadee.

(( Alllahu akbar ))

3 months, 3 weeks ago
***?***: *Cumar Binu KhadaaB* ***?***

?: Cumar Binu KhadaaB ?

°°Qofkii Qosalkiisu Bato;
haybadiisaa Yaraata ?
°°Kii Kaftankiisu Batana;
Waa la Fududaystaa ?
°°Kii hadalkiisu Batana;
Dhac-Dhiciisaa bata ?
°°Kii Dhac-dhiciisu Batana;
Xishoodkiisaa Yaraada ?
°°Kii Xishoodkiisu Yaraadana;
Xalaal-Miiradkiisaa Yaraada ?
°°Kii Xalaal Miiradkiisu Yaraadana;
Qalbigiizaa Dhinta ?

3 months, 3 weeks ago
Dhamaan qofkasta Oo jacel kuu qaba …

Dhamaan qofkasta Oo jacel kuu qaba wuu isbadalaa lkin waxa jira qof aan isbadalin waana waana qalbiga hooyada iyadu markasta. Waxay kuu qabtaa jacel allahayoow hooyooyinkeen u. Naxariiso inta dhimatay inta noolna noo xifdi Aamin ?

Aamiin_aamiin_aamiin ?

3 months, 3 weeks ago
Alle wuxuu Leyahy

Alle wuxuu Leyahy

kuwii towbada Keynay oo iiman iyo camal wangsan laga helay☺️

xumahoodi samo ayaan ugu badelaa buu yiri rabi (=swt)

allah wuxuu leyahy nabi huud,oo dadka la,had laayo wuxu ku yiri

war,ilaahey utowbadkeena istaqfar la,imaada sifiican buu ilaahey idinku raxeynaya??

qofka ilaahey towbada waa,faajiyo waa qof allah uu jecladay?

armuu ilaahey towbada kaa aqbali wayana ha is oran
wayo ilaahey waa danbi dhaaf badane❤️??

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago