Public Averties Âme sensible s’abstenir
Last updated hace 3 meses, 1 semana
???????? ??????
✓?????? ✓????? ✓???????? ✓????? ✓??????? ✓?????? ✓???.....
Last updated hace 1 año, 7 meses
? Ma ogtahay saxaabigii CISMAAN BINU CAFAAN inuu ahaa saxaabigii ugu horeeyay ee xifdiyay quraanka kariimka ah
? Mase la socotaa in magaca Internet markii hore loo yaqaane ( ARPANET )
? Mase ogtahay gaarigacankii / kaaryoonkii ugu horeeyay lagu sameeyay dalka CHINA??
? Mase lasocotaa weedha lagu soo koobey xarfaha afsomaliga inay tahay " shiikheena Wiilkiisa curad gabadhuu qabi jirey foox la'aan ma heesi karto "
Waxaana sameeyay weedhaas abwaan AUN Abdulahi suldaan timacade
? Mase ogtahay dalka carbeed ee uu maro dhulbaraha dunida inuu yahay dalka somalia ??
Waxyar suga anaga hawl bilaabayna I.n
Kala soco halkan
1: suaalo
2: qisooyin
3: buugaag pdf
4: tartano
5: koorisyo
6: wanaag
Lkn dhamanten waxa inaga reeban wixi denbi ah ee ALLE ku cadhoonayo..
Public Averties Âme sensible s’abstenir
Last updated hace 3 meses, 1 semana
???????? ??????
✓?????? ✓????? ✓???????? ✓????? ✓??????? ✓?????? ✓???.....
Last updated hace 1 año, 7 meses