SABAย GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
๐ฌNU QUNNAMUUF๐ฌ
@AbdiiSabaaDm
๐ฏBARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
๐ฏMARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated hace 5ย dรญas, 5ย horas
asc ุจุณููููููููููููู
ุงููู ุงูุฑุญู
ู ุงูุฑุญูููููููููููููู
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated hace 2ย meses
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated hace 2ย semanas, 4ย dรญas
Ila arag balโท
Wiil iyo Gabar ayaa aad isu jeclaa. Waxay ku heshiiyeen inay is guursadaan balse waa la isu diiday, lagana hor istaagay. Maadaama ay filimaan Jaceyl badan daawadeen ayna rumeysteen, waxay goโaansadeen inay Buur dheer iska soo tuuraan oo hal mar isla dhintaan!
Kolki ay buurti dusheeda yimaadeen ayay is yiraahdeen waxaan tirsaneynaa 1, 2, 3 ka dibna waa wada boodeynaa. Markay tiriyeen ayaa wiilki keliya booday, gabadhina goโaansatay inaysan boodin. 10 ilbiriqsi ka dib ayuu wiilki la soo baxay Baarashuud u qarsoonaa ka dibna si tartiib ah dhulki ugu degtay!
Haddaba, yaa wax Khiyaamay labadooda?๐๐
**Beri baa naaG waxay ninkeeda ku tiri xaaji ninka dariska ayaa kaa fiican.
Ninkii oo naxsan baa ku yiri sidee buu igaga fiican yahay.
Markaas Bay tiri xaaskiisa oo dhimatay baa masjid inuu dhisay owgu magac daray.
Kulahaa xaajiyo lacagta masjidka ku dhisi lahaa waan hayaa balse adigaaba dhiman la'๐๐๐**
โุงูุจุงููุงุช ุงูุตุงูุญุงุช ุฎูุฑ ูุฃุจูู
โ- ุณุจุญุงู ุงููู
โ- ุงูุญู
ุฏููู
โ- ูุง ุฅูู ุฅูุง ุงููู
โ- ุงูููู ุฃูุจุฑ
โ- ุณุจุญุงู ุงููู ู ุจุญู
ุฏู
โ- ุณุจุญุงู ุงููู ุงูุนุธูู
โ- ุงุณุชุบูุฑ ุงููู ู ุฃุชูุจ ุฅููู
โ- ูุง ุญูู ู ูุง ููุฉ ุฅูุง ุจุงููู
โ- ุงูููู
ุตูู ูุณูู
ุนูู ูุจููุง ู
ุญู
ุฏ
โ
Gabadh kastoo nin qurux badan raadisa,aakhirka libaax gaaban oo kelyo buuran baa hela๐๐๐
Isaga ; Sxb, Jiimkii๐๏ธโโ๏ธ ๐ช ๐๏ธโโ๏ธ
wax badan bay noloshayda ka beddeshay, haliso badan bay iga badbaadisay
Saaxiibkii; Sideena, sxb ?
Isaga; Xalay baa shan qof gurigayga u soo dhaceen
Saaxiibkii; Haye, maxd samaysay ?
Isaga; Waxna, jiimka ku maqnaa๐๐
Habeenka arooskaaga intaan baa ku sugeysa saaxib ๐
โMuxuu isla maahinayaa? Muu kaamirada eego
โDhanka isteelkuu ka dhintay
โWar wuxu reer baadiyeysanaa muu gabadha gacanta qabsado
โKan waaba mid fiigsan xaguu eegayaa?
โWaaba caruuse muu farxad muujiyo muxuu la xanaaqsanyahay mise gabadha waa lagu qasbay?
โMuu ciyaaro sidii katabaanka dharka la saarto maxaa taagay?
โWeligii toorto muu jarin meel laga maro ma yaqaano siduu u jarayan arkayaaye.
โWllhi miskiintan kan gacantiisa ku bixi doontaa dilaa ayuuba u egyahay.
Waa qeyb kamid ah canaanta dumarka ay ku canaantaan caruuska habeenka arooska gaar ahaan xilliga galbiska!
Wx ku darso๐๐ค๐ฟ
Haddii gabadh ๐ง Aad xafadooda ka dOOnato lagu diido Hal mar iO lapa jeer ha quusan ee dOOnO ugu yaraan 99 jeer oo kale
Laba mid bay noqon dOOnta Ama waa lagu siin gabadha Ama shaax AYad ka dhargi doonta๐๐๐
๐๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฒ๐น๐ธ๐ ๐๐ฎ๐ฎ ๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐น๐ธ๐ถ๐ถ ๐๐ ๐ถ๐ฏ๐ป๐ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ธ๐ ๐๐ถ๐ฟ๐ถ ๐ป๐ฎ๐ฏ๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ฐ๐ ๐บ๐ฎ ๐ฎ๐๐ผ๐ผ๐ฑ๐ผ ๐ถ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ป๐ผ๐ผ๐น๐ฎ๐ฑ๐ผ ๐๐ฎ๐๐ป๐ฎ๐ฏ ๐น๐ฎ'๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฒ๐ฑ๐ฎ๐๐ฅโค๏ธโ๐ฉน
โ โ โ โ
โ โ โ - โ โ โ โ
โ โ
๐ฆKOOXDA MIDNIMO๐ฆ
Halkaan waxaa isugu keenay๐งญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ๏ธ
@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐๐ข
@Lamaane24h ๐ซ๐
@Qalbitabat14 โค๏ธโ๐ฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
โฌ๏ธKU BIIR โฌ๏ธ
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk
โ โ โ โ
โ โ โ - โ โ โ โ
โ โ
๐ฆKOOXDA MIDNIMO๐ฆ
Halkaan waxaa isugu keenay๐งญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ๏ธ
@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐๐ข
@Lamaane24h ๐ซ๐
@Qalbitabat14 โค๏ธโ๐ฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
โฌ๏ธKU BIIR โฌ๏ธ
https://t.me/addlist/EmavOCHyRIY1NGJk
SABAย GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
๐ฌNU QUNNAMUUF๐ฌ
@AbdiiSabaaDm
๐ฏBARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
๐ฏMARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated hace 5ย dรญas, 5ย horas
asc ุจุณููููููููููููู
ุงููู ุงูุฑุญู
ู ุงูุฑุญูููููููููููููู
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated hace 2ย meses
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated hace 2ย semanas, 4ย dรญas