SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago
Bishii Quraan aqriska, Sadaqada, dambi dhaafka, Naxriista❤, Qiyaamu Leylka iyo Naarta laga xuroobaayay ayaa soo dhawaatay, Illaahay caafimaad hanagu gaarsiiyo dhamaanteena amen?? Ma udiyaargarowdey Ramadanka?
اللهم بلغنا رمضان ?✨️?
Iska ilaali wll calamadaha munaa fiqiinta wayo ma garankartid marmarka qaar oo way kuu soo ganbanayaan iska baro haddaba calamadohoda
Rasulka scw wuxu dhahay
Calaamada munaafaqa waa sadex
1 haduu shekeynayo been ayuu ku sheekeynayaa oo wax been un buu ku hadlaayaa
2 hadii uu balan galona wuu ka baxaa balanta oo maoofiyo
3 hadii la aaminana wuu khiyaameeyaa amaanada oo khiyaano ayuu sameeya
Mid klena qay leeyihiin oo hadii ay doodaayan faajir nimo ayay ku doodaan
Wllka sharafta logow iska dhawr calamadahaa
Ilahy khayr fara badan hakusiiyee adigoi ujeeda calaamadka mu,miniinta maxaa kuu geynaayo calamadka munaafiqiinta ama kuwa gaalada??
Rabbi haina dhawro kulligeenba ??? asbaabii fid nimo wacan ilahygii ina siiyay malinkaa cusub iyo ximnahaan caafimadka qabo baa mahad oo idil ay usugnaatay??????Iska ilaali wll calamadaha munaa fiqiinta wayo ma garankartid marmarka qaar oo way kuu soo ganbanayaan iska baro haddaba calamadohoda
Rasulka scw wuxu dhahay
Calaamada munaafaqa waa sadex
1 haduu shekeynayo been ayuu ku sheekeynayaa oo wax been un buu ku hadlaayaa
2 hadii uu balan galona wuu ka baxaa balanta oo maoofiyo
3 hadii la aaminana wuu khiyaameeyaa amaanada oo khiyaano ayuu sameeya
Mid klena qay leeyihiin oo hadii ay doodaayan faajir nimo ayay ku doodaan
Wllka sharafta logow iska dhawr calamadahaa
Ilahy khayr fara badan hakusiiyee adigoi ujeeda calaamadka mu,miniinta maxaa kuu geynaayo calamadka munaafiqiinta ama kuwa gaalada??
Rabbi haina dhawro kulligeenba ??? asbaabii fid nimo wacan ilahygii ina siiyay malinkaa cusub iyo ximnahaan caafimadka qabo baa mahad oo idil ay usugnaatay??????
Abii dar rc wuxuu ka soo warinayaa rasuulka scw in uu yiri:
Qof walbo waa bariista waxaa lagu leeyahy dhamaan xubnihiisa sadaqo , tasbiix walba waa sadaqo , taxmiid walba waa sadaqo , tahliil walba waa sadaqo , takbiir walba waa sadaqo , Amar uu wanaaga amray waa saqado , xuman uu reebayna waa sadaqo , dhamaan arintaas waxaa ka gudaayo qofka in uu tukto 2 rakaco oo salaatu xudhaa( waa salaada la tukto barqinkii). Imaam muslim.
Alhamdulilah sakka wa maalin kale iyo fursaad kale. Ilaahay khairkeega hanasiiyo. Sharkisana hanaga weeciyo. Markasta naftubwacay ku khaldantahay ka sax. Markasta nafta kalsooni buxda sii. Sidaa shaqo kasta contract-ka aad u kala saxeexatan, naftanaa u saxeex! Ku dheh mashallah 2023 sii fican ban wax uso wadney. 2024 inshallah wa inaan sii dadaalna. Self talk positif-ku wu ficanyahay.
ما أفضل الأعمال في الدنيا ؟
أن تكثر من الأذكار في الليل والنهار ..
قال النبي ﷺ :
(خير العمل أن تفارق الدنيا ولسانك رطب
من ذكر ﷲ).
Waa maxay acmaasha ugu fadliga badan aduunka ??
Waa inaad badisaa digriga rabi Maalin iyo habeenba?
Nabiga Sallaahu caleyhi Wasallam wuxu yiri:❤
Camal waxaa ugu khayr badan inaad aduunyada ka faaruqdo carabkaaga oo digriga alle ka qoyan yahay??