Dive into the Ultimate Free Library: Your One-Stop Hub for Entertainment!

Qalbi Dhaye💡

Description
16.2.2021

Dhiiragalin & Jecel & Sheekoyinka Guusha Wehel Ka Dhigo Qalbi Dhaye📚💡


Halkaas igala soo xiriir: @Abdallaakwac
Halkane Saxiib igala noqo Soo Dhawaada: https://www.instagram.com/invites/contact/?i=13l3uxvwnf0sw&utm_content=z81ag1
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago

1 month, 1 week ago

Facebook beynu ku biirnay ee nagu soo biir

https://www.facebook.com/qalbidhaye143?mibextid=ZbWKwL

Facebook

Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

1 month, 1 week ago

halkaasne Follow inoo dhaha dhiba ha idinku ahaate 😄👋

1 month, 3 weeks ago

رمضان مبارك
Day"2"

رَبَّنَا تَقَبَّلْ مِنَّآ ۖ إِنَّكَ أَنتَ ٱلسَّمِيعُ ٱلْعَلِيمُ

FAA'IIDOOYINKA IYO SABABTA UU QOFKU U AKHRISAYO DUCADAAN :

Aayaddan waxaynu ka baran karnaa in mu’minku aanu ku Filnen camalkiisa oo keliya.

Islaamku waa diin ay ujeedadu ka muhiimsan tahay ficilka laftiisa. Tani waa sababta Qur'aanka, Suuradda Maacuun aayaad 4 ilaa ayada 7 ay u leedahay, "Halaag wuxuu u sugnaaday kuwa tukada." () waa kuwa halmaansan Salaaddooda,() waana kuwa muujiya [camalkooda] oo is tus tusa dadka().

Runtii waa wax-aad u xun inaad ku tukato adigoo maskaxdaadu meel kale jirto, waxaanu ku guda jirnaa waajibaad uu alle na saaray waxaa wanagsan in aad si heer sare ah oo feejignaan iyo diiradda saarin ayku dheehan tahay in aad u tukato .

Nabi Ibraahiim, naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaatee, markuu Dhisida kacbada dhammeeyey yiri si khushuuc leh Alle SWT uga baryay inuu ka aqbalo wixii uu sameeyey. Middaani waxay ina tusinaysaa in ujeedadiisa dhabta ahi ay ahayd mid saafi ah, waxa uu u shaqaynayay ay ahaayen si uu Alle uga farxiyo.
Looma samayn si ay u arkaan dadka kale , mana ahayn bandhig.

Waxaad arkeesa dadka qaar in ay dhahaan, "fiiri sida aan u ficanahay oo aan u sameyay arinteyda [ sidaan u tukaday] ." xaqiiqdi sidaas ma aha ee waxaa wanagsan waxaa sameyneeso in aad Allaah Subxaanahu Wa Tacaalaa ku raalli geliso.

Imaam As Sadiiq wuxuu yiri, “Qofkii sameeya camal yar oo Alle dartiis ah, Eebbe wuxuu ka dhigi doonaa mid ka weyn inta uu la rabay dadka kale hortooda. Qof kasta oo dadka dartii u sameeya fal aad u weyn, Ilaahay wuxuu ka dhigayaa wax aad u fuduud dadka kale hortooda .”

Markaa xasuusnoow inaad akhrido ducadan

,رَبَّنَا تَقَبَّلْ مِنَّآ ۖ إِنَّكَ أَنتَ ٱلسَّمِيعُ ٱلْعَلِيمُ
Rabbana taqabbal minna inaka Antas Samee’ul Aleem.

Waa duco gaaban oo si sahlan loo baran karo oo loo sheegi karo markasta oo aad dareento inaad wax u qabatay Allaah SWT dartiisa . Inshaa allaah wuu aqbalayaa oo wuxuu kusiin doonaa ajar badan.

3 months, 1 week ago

🌑🌒❇️🌘🌑
Koorsooyin Free ah📕
🆔 jOIN*⤵️
Buugaag Somaliyeed
📚
🆔jOIN⤵️
Xigmada Aduunyada
🖊
🆔 jOIN⤵️
*Umuuraha Jaceylka
💔*🆔 jOIN⤵️
Qalbi Dhaawacan
❇️
🆔jOIN⤵️
Joogtaynta Faa,iidada
📊
🆔 jOIN⤵️
Qalbi Daweeye 
💖
🆔 jOIN⤵️
Akhlaaqda Sare
📸
🆔 jOIN⤵️
Nuxurka Amuuraha
😘
🆔 jOIN⤵️
Hagaha dumarka
🧕
🆔 jOIN⤵️
Aqoon kororsi.
📚
🆔 jOIN⤵️
Kobci aqriskaaga
📖
🆔 jOIN⤵️
Hadalada Wanaagsan
🔈
🆔 jOIN⤵️
Quruxda Islaamkeena
🆔 jOIN⤵️
Fikrado gaara
💭
🆔 jOIN⤵️
Xogta Qalinmaal 
📝
🆔jOIN⤵️
Suugaanta Sugan
📷
🆔 jOIN⤵️
Dareen qoyan
❤️‍🩹
🆔 jOIN⤵️
Aqris kunool
💡
🆔 jOIN⤵️
Hoyga mucaashaqiinta
❤️
🆔 *jOIN⤵️
Xaqiiqda qarsoon 🫣
🆔jOIN⤵️
Kuliyad Maanhage ✍️
🆔 jOIN⤵️
Qalbi Jileec ❤️‍🩹
🆔 jOIN⤵️
Dhiiragalinta Nolosha 😊
🆔 jOIN⤵️
SOMALI LIBRARY 📚
🆔 jOIN⤵️
Hadiyadii Rabi 📿
🆔 jOIN*⤵️
Haqabtire Online
🍍
🆔JOIN⤵️
Nolosha iyo Diinta
🕌
🆔JOIN⤵️
Dhiragelinta nafta
😊
🆔JOIN⤵️
*KULIYADA
📖
@Maanhage❗️

🌓----------------------🌗
⭐️ Powered By :  @Somalibooks
🌓----------------------🌗

Telegram

Free Udemy Courses

Here you can Find Free Udemy Courses ***🔥*** Premium Courses ***🔥*** ***🔰*** Free | Paid Stuff ***🔰*** ***♠️*** Casharo aan Xayeysis ahayn ***♠️*** ***❌*** No Ads | Only Usefull Content ***❌*** ***✔️*** Latest Stuff Everyday ***✔️*** ***📣*** No short links ***👆******👆*** Link Will Be Deleted Soon ***👆******👆***

***🌑******🌒******❇️******🌘******🌑***
3 months, 2 weeks ago

░█►═  𝚃𝚎𝚕𝚎𝚐𝚛𝚊𝚖-❗️(𝟸𝟶𝟸𝟺) 𝚂𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒 • ⭐️ 𝙲𝚘𝚖𝚖𝚞𝚗𝚒𝚝𝚢 ═◄█░

⭕️❇️⭕️🛑❇️🛑
👤♛ 𝚂𝙸 𝙰𝙰𝙳 𝚄 𝙷𝙴𝚂𝙷𝙾 𝙺𝙰𝙽𝙰𝙰𝙻𝙰𝙳𝙰 𝚄𝙶𝚄 𝙼𝚄𝙳𝙰𝙽 𝙴𝙴 𝙰𝙰𝙳𝙺𝙰 𝙻𝙾𝙾 𝚇𝙸𝙸𝚂𝙴𝙴𝚈𝙾 𝙼𝙰𝙳𝙰𝚂𝙷𝙰𝙽 𝚃𝙴𝙻𝙴𝙶𝚁𝙰𝙼-𝙺𝙰,𝙵𝙰𝙳𝙻𝙰𝙽 𝚃𝙰𝙰𝙱𝙾 𝙸𝙶𝚄 𝙳𝙰𝚁𝙰 𝙰𝙼𝙰 𝙺𝚄 𝙱𝙸𝙸𝚁. ♢🎃

⭕️⭕️⭕️  
👇🏿👇🏿👇🏿
❇️KU BIIR❇️

Telegram

SOMALI CHANN

shacraawi ***™️*** invites you to add the folder “SOMALI CHANN”, which includes 30 chats.

4 months ago
5 months, 1 week ago
"Waan cafiyaa dadka, laakiin taasi macnaheedu …

"Waan cafiyaa dadka, laakiin taasi macnaheedu maaha inaan aqbalayo dhaqankooda ama aan ku kalsoonahay iyaga, waxaan u cafiyaa aawadayda si aan u iloobo oo aan u sii wato noloshayda."

-Meg Jarvis

5 months, 1 week ago
Marka aad ogaato in yoolalkaagi ay …

Marka aad ogaato in yoolalkaagi ay noqdeen kuwo aan suurtagal ahayn in la gaaro, ha beddelin yoolalkaaga...kaliya beddel habka aad u gaareyso.

-Confucius

5 months, 1 week ago
Subaxdiina waa bog cusub oo ku …

Subaxdiina waa bog cusub oo ku cusub sheekadaada nololeed, marka aad go'aansato inaad gaadho riyadaada iyo in aad xaliso caqabadahaaga. Qorrax-soo-bax kasta, waxaa jira fursado cusub iyo fursad aad ku cusbooneysiiso wixii hore oo aad wax cusub ku sameyso. U fiirso subaxda waxa ay wadataa fursad dhiirigelin leh oo aad dib ugu dhisi karto naftaada oo aad ku gaadho dheelitirka u dhexeeya ujeedadaada iyo raaxadaada shaqsiyeed.

Subax wanagsan gacalayaal❤️✨️

5 months, 2 weeks ago
Habeenku wuxuu u yimaadaa inuu sheego …

Habeenku wuxuu u yimaadaa inuu sheego waxa ku qarsoon quluubta aadanaha.
Dadka qaar way seexdaan, kuwa kalena waxay ku daaleen inay goor dambe soo jeedaan, qalbiyadu way ooyaan kuwa kalena way cawdaan, qalbiyada qaar way ooyaan oo iska aamusaan, qaarna way dhoola caddeeyaan oo riyoodaan.
Kuwa kalane waa kuwa wareersan oo aadanuhu fahmi karin.
Sidii iyadoo deggenaanshihii habeenkii ay rabeen inay xasuus ku kiciyaan..

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago