SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months, 1 week ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 4 weeks ago
Ma Jiraa dembi kugu soo laalaabtay oo aad jeclaan lahayd in aad joojiso?
Waddo fudud ayaan kuu hayaa, Ibnu Teymiya wuxuu yiri: Waxaa jira dembiyo badan oo saaxiibkood janada geliyay, sababtoo ah dembigaas ayaa u noqday mid ay isbedel ku sameeyeen.
Waxaad sameysaa mar walboo aad dembi gasho, marka dambe towbada haka weynaato middi hore, tusaale: Marka koowaad duko laba rakco oo suno ah, Ilaaheyna dembi dhaaf weydiiso, marka labaad laba rakco oo suno ah duko, waxaadna raacisaa boqol jeer oo istiqfaar ah. marka saddexaad la imow laba rakco, shan boqol oo istiqfaar ah iyo sadaqo... marka afaraad laba rakco, istiqfaar kun jeer ah, sadaqo iyo hal maalin soon ah.
Ugu dambeyn naftaada edeb ayey yeelaneysaa oo marabto takaaliiftaas, sheydaanna kuguma dhiiri gelin doono in aad dembigaas gasho ileen wuxuu ogaanayaa in mar walboo aad dembigaas gasho in aad Ilaahey usii dhawaaneyso.
Xigasho: Nasri Juka
7caado ee dad ka samayntaleh ..👇
Qofka hal abuurka lihi waa qof naftiisa oo kaliya ku tiirsan, isla markaana xal u raadiya mushkiladaha noloshiisa soo wajaha xitaa haddii uusan isagu mas’uul ka ahayn mushkiladahas. Sidoo kale, qofka hal abuurka lihi waxa uu aaminsan yahay in ay noloshiisu ku xirantahay isagaa oo kaliya, waxna cidna kama sugo. Qofka hal abuurka lihi mar kasta waxa uu isku dayaa inuu barto wax cusub. Dhanka kale, qofka aan hal abuurka lahayn waa sidaa kas ka soo horjeedka, wuxuu ku tiirsan yahay cid kale.
Qodobkan dhowr buug oo hore ayaan ku soo sheegnay. Waa inaad bilowdid hawl kasta oo aad bilabayso adiga oo dhammaadka hawshaa niyadda ku haya. Tani waxa ay keenaysaa in aadan sinaba uga caajisin hawshaas aad ku guda jirto.
Walaalka qimaha badanow, waxa muhiim ah inaad ogaato in maanta waqtigan la joogo, waxa meel walba ka buuxa ay san muhiim ahayn is-kadaaye in ay wax-tar leyihine xitaa waa denbi . Hadaba waxa laynaga rabaa inaan nafteena hogaan ka u qabanno wax walbana aan ukala horraysiinno sida ay ukala muhiimsan yihiin oo ay ugu horreyan waajibaadka Alle ina faray. Nabi Maxamed SCW wuxuu yiri, "Wixi ku anfacaya ku dadaal, Alle na talo saaro hana caajisin."
Maahmaah Soomaaliyeed baana ahayd, "Canjeelo sida ay ukala sarraysaa loo cunaa."
Waxa macquul ah inaad is leedahay maxaa igaaga xiran dadka kale. Laakiin qoraagu wuxuu leeyahay, dadku 2 nooc bay is kugu jiraan: dad ka faa’iidaysta dadka baahiyaahooda sidaas na iskugu daya inay ku garan guul, iyo dad kale oo ah kuwa ku dadaala cadaaladda iyo sinaanta, markastana isku daya inay siiyaan dadka xaqooda. Hadaba qoraagu wuxuu leeyahay nooca koowaad ee aan soo sheegnay, waxa macquul ah inay mustaqbalka dhow wax badan faa’iidaan, laakiin mustaqbalka fog dadku waxa ay oganayaan inaad danayste tahay sidaas bayna kaga fogaanayan ilaa aad ka noqoto qof cid la ku soo hara. Marka waxa uu leeyahay qoraaga buugan, ku dadaal cadaaladda oo cidna ha duudsiinin xaqiisa, kagana ha ka tanaasulin.
Xiriiro badan oo ka dhexeeya bulshada, qaar kamid ah waxay ku lumaan in hal dhinac uu rabo inuu isaga oo kaliya la fahmo, fikirkiisana la qaato. Qoraagu wuxuu leeyahay adigu isku day inaad noqoto qofka inta badan wax fahma. Wuxuu leeyahay arrintan waxa ay leedahay laba faa’iido oo kala ah: tan koowaad, waxaad ogaanaysaa qofka kale ra’yigiisu in uu sax yahay ama qalad; tan labaad, haddii ra’yigagu uu saxan yahay, waxaad ogaanaysaa waxa qofkan kale ku dhejiyay ra’yigaasas qaldan, midaasna waxa ay ku fududaynaysa inaad xal u hesho mushkiladdaas.
Isku day inaad dadka kaalmaysato oo ay kula shaqeeyaan adiguna aad la shaqayso markasta oo aad hawl qabanayso. Isku day inaad dadka kaalmaysato. oo aad shaqaalaysiiso.
Ileen waxa layiri
(Gacmo wada jir bay wax gooyaan)
Qoraagu wuxuu leeyahay markaad dadaasho oo aad shaqo badan qabato, qofku waa uu daalaa maskax ahaan iyo jidh ahaanba. Sidaas darteed, wuxuu u baahan yahay inuu nasto si uu dib ugu helo tamar uu ku shaqeeyo. Marka qaado waqti nasasho oo kugu filan.
XIGASHO
Muxuu ahaa abaalkii kugu weyna ee aad naftada u gashay ?
Aniga: in aan barto Skills anfacaya iyada waline aan barashadooda wado.
Adigane qeebta falada nagula wadaag ?
Malin wanagsan gacalayaal waan kala baadiyownay ma nabad qabtaan ??
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
? @somalibooks ?
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Join ? @somali_admins
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
? ?Muslim Channels??
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
➦? @Diinteenna_Macaan
➦? @Al_xakiim
➦? @Quruxdaislaamka
➦? @Hidaayatu_Rabi
➦? @hogaan_Dumar
➦? @Dhaqan_wanaag
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
??JOKES AND FUN??
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
➦? @XikmadoSom
➦? @Dhiiragaliye
➦? @Mucaashaq_Jacayl
➦? @AishaAhmed99
➦? @QalbiDhaye143
➦? @kalimakariim
➦? @xaqiiqadanolosha
➦? @Albaanichannel252
➦? @Ruuxda
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
??ENTERTAINMENT??
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
➦✍️ @Dareen_side
➦✍️ @Hasancaashaq)
➦✍️ @daren_jaceyl
➦✍️ @Mohametahmed
➦✍️ @Noqoxiddig
➦✍️ @FAAIDOCHANEEL
➦✍️ @guuleyso11
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
? ? Educations ??
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
➦? @maanhage
➦? @farsamada
➦? @KobciAqoontaada2
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
?? Pdf Books??
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
➦? @somalibooks
➦? @Somalilibrary
➦? @kobciyebooks
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
?Presented by @zomalibot
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Facebook beynu ku biirnay ee nagu soo biir
https://www.facebook.com/qalbidhaye143?mibextid=ZbWKwL
Log in or sign up to view
See posts, photos and more on Facebook.
halkaasne Follow inoo dhaha dhiba ha idinku ahaate ??
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months, 1 week ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 4 weeks ago