HORYAALKA AKHRISKA 📚📖

Description
(Akhriyaha maanta waa hogaamiyaha beri)
Kanaalkan waxaad ka heli kartaa bugaag iyo xikmado iyo casharo kale oo muhiim.
Advertising
We recommend to visit

قناة احمد علي على تيليجرام ( شروحات تقنية ، تطبيقات ، ‏أفلام ومسلسلات ، خلفيات ، و المزيد )

Last updated 2 months, 1 week ago

يرمز تيليجرام إلى الحريّة والخصوصيّة ويحوي العديد من المزايا سهلة الاستخدام.

Last updated 2 months, 3 weeks ago

- بوت الإعلانات: ? @FEFBOT -

- هناك طرق يجب ان تسلكها بمفردك لا اصدقاء، لا عائلة، ولا حتى شريك، فقط انت.

My Tragedy Lies With Those Things That Happen in One Second And Remain

- @NNEEN // ?: للأعلانات المدفوعة -

Last updated 2 months, 2 weeks ago

1 month, 2 weeks ago

اللهم
احفظ أهل الصومال واجعلهم من الفائزين في الدنيا والآخرة. اللهم اجعل بلادهم آمنة ومستقرة، وبارك في أرزاقهم وعلومهم. اللهم أفرج عنهم كل كرب، واغفر لهم وارحمهم. اللهم اجعلهم دائمًا في عونٍ ومساعدة لبعضهم. آمين.

1 month, 3 weeks ago

Dhallinyarnimadu Waa Gaadiidka aad ku tagto Xiddigta meesha fog kaaga bidhaameysa, Xiddigtaas oo ah Himiladaada.

@Dayaxiimaalmaha

1 month, 3 weeks ago

"Alla qalbiyadu maxay kadeedmaan marka gacaltooyadoodu ay kala fogaato! Waxa ay ku tusayaan in masaafada ugu dheer ifkuba ay tahay ta u dhexaysa laba qof oo maalin hal qof uun isku ahaa!"

Waan ku Salaamay Saaxiib.

4 months, 3 weeks ago

Ficilladeenu kama heer sarrayn karaan sida aynu u fekerno. Sida aynu u fekeraynaana kama duwanaan karto sida aynu wax u fahanno. 

? Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! ? 

4 months, 3 weeks ago

Ma jirto hadiyad uu waalidku ubadkiisa siin karo oo ka wanaagsan akhlaaqda wanaagsan

6 months, 1 week ago

يوم لا ينفع مال ولا بنون ____
وفي يوم كان مقداره خمسين الف سنه _
يوم لا يجزي والد عن ولده__
يوم تبيض وجوه وتسود وجوه____
يوم يقوم الناس لرب العالمين ____
يوم الصاخة___

Maalinta qiyaame ilaa intee baa la taagnaanayaa?
50,000 oo sanno .
Bal qaiyaas maaha sanad, maaha bil, maaha isbuuc(week) , maaha maalin, maaha saacad ee waa 50 kun oo sano.
Bal qiyaas adigoo taagan adigoo dhididaya adigoo saf dheer ku jira oo u taagan in lagu xukumo .

_Maxaad u tukan wayday? Maxaad Alle danbi dhaaf u waydiisan wayday? Maxaad masaakiinta u caawin wayday?
~~Waan mashquulsanahay ! Maxaad ku mashquulsantahay, waxaan daawadaa ciyaaro , shaqo ayaan leeyahay.
Waa run haa waa run tani waa dhibta ina haysata waa jawaabta ay bixiyaan badh kamida ibnu Aadam.

Tan way dhamaanaysaa waana laga tagayaa aynu u shaqaysano maalinta la qatanyahay.

6 months, 2 weeks ago

Guushayda maqaneey
Anigaa isgabayoo
Hanyaridu i gooysee
Hadii aan is garabsado
Waxaan dhalin lahaa gool
#Xigasho abwaan dhuxul laabsalax

6 months, 3 weeks ago

Shaqada ugu sahalan ee uu aadmigu qabtaa waa dhalliisha dadka kale

8 months, 1 week ago

Wiil dhalinyaro ah oo isbitaal ku jira ayey asxaabtiisa booqasho ugu tageen.

wiilka bukaanka ah wuxuu ku jiray xaalad adag mana eheen mid hadli kara.
Dhalinyaradii booqashada ugu tagay waxey dhinacyada ka fadhiisteen bukaankii oo sariirta saaran, bukaankii ayaa warqad agtiisa tiilay inta soo qabsaday ku qoray qoraal wuxuuna u dhiibay mid asxaabtiisa. Saaxiibkii isna warqada ma aqrine jeebka ayuu horay usii gashtay.

Daqiiqado yar kadib waxaa dhintay yarkii xanuunsanaa, saaxiibkii warqada loo dhiibay ayaa warqadii jeebka kasoo bixiyay si uu u ogaado waxa warqada ku qoran iyo in saaxiibkiis uu dardaaran u qoray.

Warqada waxaa ku qornaa sidatan:
"Sxb ka dhaqaaq meesha, waxaad ku taagantahy tubada oxygenka ma neefsa karo waxaan ku dhawahay in aan dhinto ??.

Dulucda sheekada:
Waligaa dib ha udhigin qoraal uu qof kuusoo qoray ama wicitaanada taleefanka sababtoo ah waqtigaas la taaganyahy in jawaabtaada muhiim tahay ayaa laga yaabaa.

#Xigasho

We recommend to visit

قناة احمد علي على تيليجرام ( شروحات تقنية ، تطبيقات ، ‏أفلام ومسلسلات ، خلفيات ، و المزيد )

Last updated 2 months, 1 week ago

يرمز تيليجرام إلى الحريّة والخصوصيّة ويحوي العديد من المزايا سهلة الاستخدام.

Last updated 2 months, 3 weeks ago

- بوت الإعلانات: ? @FEFBOT -

- هناك طرق يجب ان تسلكها بمفردك لا اصدقاء، لا عائلة، ولا حتى شريك، فقط انت.

My Tragedy Lies With Those Things That Happen in One Second And Remain

- @NNEEN // ?: للأعلانات المدفوعة -

Last updated 2 months, 2 weeks ago