Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

DAARUL-IRSHAAD

Description
"Waa Kanaal Ugaar ah Baahinta Fawaa'idda Sh Cabdiraxman Garaad"
Advertising
We recommend to visit

FAST MTPROTO PROXIES FOR TELEGRAM

#DigitalResistance

ADS:
@Ads_ProxyMTProto

Run your own MTProxy:
https://github.com/TelegramMessenger/MTProxy

Last updated 2 days, 8 hours ago

Official Telegram Channel of Koorowsh🎙️

Last updated 1 month ago

• پذیرا باشیم.

Last updated 1 month ago

8 months, 1 week ago

*👆*👆👆👆
👈لمن يحب الإستفادة؛ فليستفذ هذه الوريقات وقد جمعتُ لمن لا يستطيع أن يستخرج في بطون كتب التجويد**
#طالب_العلم_أسد_عبدالله

8 months, 1 week ago
*****👉***Laascaanod Calankii Lasiibay iyo Midkii Lasuray …

*👉Laascaanod Calankii Lasiibay iyo Midkii Lasuray Majirin Farqi, Qadiyaduna Ma’aheyn Aragti Sharci ee Waa Baadil Riixay Baadil Kale, Waana isla-Qorshayaashii Gumeystaha oo Wajiyada uun Badashay Sabab uu Muslim dhab ihi Ula-Kala Saftana Maba-jirto…!*

Sheikh Cabdiraxman garaad

8 months, 2 weeks ago

👉Sida badan Aduunkan Maanta Lajoogo ee Dulmiga iyo Diin La’aantu Baahday;kuma waaro Qof Xaqqa iyo xaaraanta kala saara, Ama Arka waxaan Lawada Arag, Waa Martiye Kagurbiso oo Kaqoro Nasteexada intuu Noolyahay.☝️

✍️Sheikh Cabdiraxman Garaad
#Taxanaha_Baraarug

9 months, 1 week ago

💥قال تعالى:-﴿قالوا حَرِّقوهُ وَانصُروا آلِهَتَكُم إِن كُنتُم فاعِلينَ﴾
👉Ufiirso :-Waxey Muujiyeen Tabardarida Heysata Macbuudka ay Caabudayeen oo waa Ayaga dalbaday in Loo ciqaabo maadaama ay Ogaadeen inuusan Ciqaabi karin isagu Cidda Kucaasida.

#dhuuxa_Quraanka. ✍️Abuu~Cumeyr

9 months, 1 week ago

👉Siyaarada Ay Kutagayaan Suufiyadu Qabriga Yuusuf Direed Waxa Kugadaaman Siyaasad kale oo Waxey Rabaan ineey Dib isku-soo Abaabulaan Saameyntoodii Gobolkana Soo Celiyaan.

9 months, 1 week ago

💥قال تعالى:-"وَلَقَدۡ قَالُوا۟ كَلِمَةَ ٱلۡكُفۡرِ وَكَفَرُوا۟ بَعۡدَ إِسۡلَـٰمِهِمۡ وَهَمُّوا۟ بِمَا لَمۡ یَنَالُوا۟ۚ...إلخ"

*👉Ufiirso: isla Markii ay Weedha Kuhadleen Buu Alle kuxukmiyay Gaalnimo Ayadoon Loo Dayin Wax Cudurdaar ah, Meeday Shuruudii, Mawaanicdii, iyo Culimada mujtahidiinta Udaaya Iyaga Unbaa Wax Takfiirin Karee, Xaqiiqaduna Waa Alle Unbaa Leh Gaaleysiinta*.!

#dhuuxa_Quraanka Abuu~Cumeyr

10 months, 1 week ago

👉Macaabudeyno Alle Aan La-aqoon Halkuu Jiro iyo Tilmaamaha uu Kaga Soocanyahay inta isaga Kasoo hadhay:-Sida Ashaacirada oo Kale oo Caabuda Axad Aan jirin Ama Meel uu Joogo la-aqoon, Summad Soocanna Laheyn, Sifaatka Qur’aanku Sheegayna Si’kale oo Muraadka Alle Baal-marsanna Udhiga☝️

10 months, 1 week ago

👇👇Digniin Digniin Digniin👇👇

Hadaad Deggentahay Muqdisho iyo Nawaaxigeeda gaar ahaan Guryaha jiingadaha ah Ama Dariishaduhu Ufuranyihiin Xagga jidadka jeceshahayna inaad dhar-dhigatid Amaba Musquluhu Leeyihiin dul-duleelo dhici Karta in Taleefanka Qeybtiisa Caamerada Lasoo Saaro
Waxa Sahlan Ama Suurtoowda in Lagaa duubo muuqaal Aadan Kutala-galin, dadka Sidaa Yeelayana Waa Dad Dano badan Leh;-
1:-Kuwo Muslimiinta Ceebahooda Faafinteeda Jecel oo Diin-xumo Ugeysay Amaba Aargoosi kaga dhigta gocasho hore ooy-kaqabeen, Ama ay katahay uun Dad-badan Hadaawadaan Lacag bdn Seey uhelaan Maadaama inta-xumaha jecel Ama Daawata badantahay.

2:-Koox isku-Xiran oo
Qawleysato ah Kuwaas oo Kuxujeynaya Qofkey Kahelaan muuqaal inuu isku-furto lacag farabadan si uu udhowrto sharaftiisa.

10 months, 1 week ago

👉Shacabkaan Raacay Madaxdaan Uhor-boodaya gaalnimada ee
Aan Waxba Xitaa Ku-Siineyn, Kawarrama Haduu Soo-baxo Dajaalki Gacmaha Kusitay Janno iyo Naar Wuxu Kusheegay Ama Loo Ekeysiiyay Horana Loogu Sii Diyaariyay guryaha Tv-yo Diirta iimaankii Ka-didi Lahaa Xumaha?

10 months, 3 weeks ago

💥قال الله تبارك وتعالى:-{یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوۤا۟ إِن تَنصُرُوا۟ ٱللَّهَ یَنصُرۡكُمۡ وَیُثَبِّتۡ أَقۡدَامَكُمۡ}

*👉Ufiirso:-Helidda Yabooha Alle waxey Kuxirantahay Fulinta Doonistiisa, Natiijadana Waa Mid Soo degdegta iyo Mid Laguu dib-dhigo, Labaduna Aadanaha Kama Maarmo Haba-Usii jirto Tan-danbo'e. Waa badeeco Laba-dhinac isweydaarsaneyso.!
-{وَأَوۡفُوا۟ بِعَهۡدِیۤ أُوفِ بِعَهۡدِكُمۡ وَإِیَّـٰیَ فَٱرۡهَبُونِ.}
*☝️

We recommend to visit

FAST MTPROTO PROXIES FOR TELEGRAM

#DigitalResistance

ADS:
@Ads_ProxyMTProto

Run your own MTProxy:
https://github.com/TelegramMessenger/MTProxy

Last updated 2 days, 8 hours ago

Official Telegram Channel of Koorowsh🎙️

Last updated 1 month ago

• پذیرا باشیم.

Last updated 1 month ago