☞︎︎︎ 𝐌𝐀𝐗𝐀 𝐊𝐔𝐆𝐔♪𝐶𝑈𝑆𝑈𝑃 ✍️✌️🌿

Description
╔═════❖•ೋ° °ೋ•❖═══╗
✿𝗠𝗔𝗫𝗔 𝗞𝗨𝗚𝗨 𝗖𝗨𝗦𝗨𝗕 𝗖𝗛𝗔𝗡𝗘𝗟𝗟 ✿  

*╔═══❖•ೋ° °ೋ•❖═══╗*
🌹ωєℓ¢σмє тσ му ¢нαиєℓℓ🌹
  *╚═══❖•ೋ° °ೋ•❖═══╝*

🌷[ вσσqαѕнα∂υ ωα мυнιм иσqσ qσf ℓα вαятσ ℓσиα χιιѕσ ]🌷
🄺🄸🄽🄶 🄾🅁 🅀🅄🄴🄴🄽 𝕨𝕖𝕝𝕔𝕠𝕞𝕖 ⁂
Advertising
We recommend to visit

мү σωη ωσяℓ∂ ❤️💀
(ρнσтσs, мεмεs, ωяιтιηgs, vι∂εσs)💕 𝅘𝅥𝅯
Owner : @E_L_G_A_M_E_D

Last updated 5 months ago

ᜊ ꒰   ۪  ✿ 🎧  ˚  ઇઉ  🍓  :  ♡
Ᏼᴄᴇʍ дᴏбᴩᴏ ᴨᴏжᴀᴧᴏʙᴀᴛь🍒
@cherryhelpp_bot -предложка

Last updated 1 week, 6 days ago

"إنّ الحياة عقيدةٌ وجهادُ"

📍فلسطين

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 month, 1 week ago

𝔸𝕏𝕂𝔸𝔸𝕄𝕋𝔸 𝕊𝕆𝕆ℕ𝕂𝔸

waxyaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah:

  1. Dhiig qof loo shubo
  2. Qubeyska
  3. Cadaysiga
  4. Candhuufta
  5. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan
  6. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn
  7. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda
  8. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba

Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah:

  1. Cunid & cabid
    2.Jimaaca maalinkii
  2. Matag kas la isaga keeno
  3. Cirbado nafaqo leh oo la qaato
  4. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah
  5. Caadada & xeydka dumarka
  6. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman
  7. Haddii uu waasho isagoo soomman

Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin:
1. Xanta
2. Caayda
3. Isku dirka
4. Beenta
5. Indhaha oo meel xun lagu eego
6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto
7. Qamaarka oo la dheelo
8. Dagaalka

Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah:
1. Qur'aan akhriska badan
2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka
3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo
4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya
5. Indhaha oo la laabo
6. Carrabka oo la xakameeyo
7. Masaajidka oo la cammiro
6. Farjiga oo la dhowro

Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii
1. Uu yahay musaafir
2. Uu xanuunsado xanun daran
3. Ay ucabsato ilmaha ay nuujinayso ama midka caloosha ku jira

Allaha naga aqbalo soonka iyo salaada
Dhamaanteen aamiin aamiin aamiin 🤲

by:༆𝔸𝕁.ℍ𝔸𝕃𝔻𝕆𝕆ℝ𓅓💚🤍❤️

1 month, 1 week ago

Rᴀᴍᴀᴅᴀɴ ᴋᴀʀɪɪᴍ Cᴜʟɪᴍᴏ 😍

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 ❤️😇

Admin - @Zaxiibka_nolosha

1 month, 2 weeks ago

Rᴀᴍᴀᴅᴀɴ ᴋᴀʀɪɪᴍ Cᴜʟɪᴍᴏ 🤍

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 ❤️⚡️😇

Admin - @Zaxiibka_nolosha

3 months ago
Nolashu way dheelidaa

Nolashu way dheelidaa
Bad bay dhex jibaaxaysaa
Marbay dhan u liicaysaa
Marbay dhab u toosaysaa
Dharaartay kugu xuntahay
Waynaha sacabada u dhigo
Ilmada dhabanada ka tiro
Fulow guul waa dhawdee
Rajadu yay kaa dhamaan

❤️🥰

3 months, 1 week ago
"Noloshu waa cajiib"

"Noloshu waa cajiib"

"Ayaamuhu waa wareegto"

"Wakhtigu maliba mid buu kugu turaa"

"Ayaan ba sidaad tahay ayaanta kale noqon meysid"

"Wakhtigu marbuu is tagaa marba waxaa kuso Mari dona nolol Kala duwan"

"mid walbo ay wadato saameen'teda"

"waxaa kuu furmaaya wakhti kale"

"taaso oo sababi karta in aad nolol kale hesho"

"Kasbasho"
"weheel"
"dareen"
"Kalgaceyl" qalbi furan oo wacan,

"Intaba waxaa laga helaa il damac taqaana dareen iyo nolol leh"

3 months, 3 weeks ago

𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥 𝗧𝗘𝗔𝗠 📌📖

5 months, 1 week ago
Marka aan Laabtada galo ma maqlo …

Marka aan Laabtada galo ma maqlo waxa aduunka ka dhacaaya sababtoo ah kaliya waxaa ii muuqda dhaq dhaqaaqa Wadnahaaga kaas oo xasilooni igu beeraya🥵🫀🫂💋

5 months, 1 week ago

𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥 𝗧𝗘𝗔𝗠📌

5 months, 1 week ago

Telegram Ma iska Joogtay Adiga oo waqti badan kaga lumayay Hadana Ma waysanayd Meel aad ka heshid Channals Telegram oo Faa'iido u leh Noloshaada Haday Jawabtada Tahay haa halkaan waxa kuso xulay channals ayaan ku haynaa Ee ka Faa'ideyso

5 months, 2 weeks ago

Telegram Ma iska Joogtay Adiga oo waqti badan kaga lumayay Hadana Ma waysanayd Meel aad ka heshid Channals Telegram oo Faa'iido u leh Noloshaada Haday Jawabtada Tahay haa halkaan waxa kuso xulay channals ayaan ku haynaa Ee ka Faa'ideyso

We recommend to visit

мү σωη ωσяℓ∂ ❤️💀
(ρнσтσs, мεмεs, ωяιтιηgs, vι∂εσs)💕 𝅘𝅥𝅯
Owner : @E_L_G_A_M_E_D

Last updated 5 months ago

ᜊ ꒰   ۪  ✿ 🎧  ˚  ઇઉ  🍓  :  ♡
Ᏼᴄᴇʍ дᴏбᴩᴏ ᴨᴏжᴀᴧᴏʙᴀᴛь🍒
@cherryhelpp_bot -предложка

Last updated 1 week, 6 days ago

"إنّ الحياة عقيدةٌ وجهادُ"

📍فلسطين

Last updated 1 month, 3 weeks ago