HORYAALKA JACEYLKA🥰

Description
I'm a motivator man I need your support
Guys guys come here &get more inspiration about life
Advertising
We recommend to visit

News and announcements of the library. No books here.
🇨🇳Official Chinese channel: t.me/zlib_china_official
🌐 https://singlelogin.re
https://en.wikipedia.org/wiki/Z-Library
🐦 https://twitter.com/Z_Lib_official
🐘 https://mastodon.social/@Z_Lib_official

Last updated 2 months ago

Intel slava is a Russian News aggregator who covers Conflicts/Geopolitics and urgent news from around the world.

For paid promotions and feedback contact us at @CEOofBelarus

Last updated 6 days, 10 hours ago

💫Welcome to the best book channel of Telegram.

✨Buy ads: https://telega.io/c/BooksHub25

✨Contact admin ➠ @Bookshub_contact_bot

✨ Off Topic Community➠ @BooksHubCommunity

✨ Copyright Disclaimer➠ https://telegra.ph/LEGAL-COPYRIGHT-DISCLAIMER-09-18

1 year, 1 month ago

Markii qof aad mudo is jecleydeen
Aad kala fogaataan badanaa , wax yaalaha qofkaas uu qalbigaaga igu tago / murugo kugu reebo ayaa waxey tahay qofkaas dabci wanaagiisa oo aadan qof kale booskaas kuu badali karo aad heli karin "

#JOIN @Ibraahim_jiinoow: mahadsanid

1 year, 2 months ago

Mustaqbalka waxaa iska leh kuwa rumeysan quruxda riyooyinkooda

  • Owner of the motivation
    Eleanor Roosevelt

#join nagu soo biir @ibraahim_jiinow

1 year, 2 months ago

♤ Ahoow mid goor walbo faraxsan
Hadii nafsadaada adiga aadan farxad gelin karin , raadso wax nafsadaada aad farxad ugu sameyn karto , hadii aadan intaas heli karin
Dad adiga ku farxad gelin karo raadi ♡

Fg : beri waa yoowmu cashuura
♧ Jimco wanaagsan ♧
#join nagu soo biir @ibraahim_jiinoow

1 year, 2 months ago

Haweeneydaan oo 83 jir ah ayaa 2019 mar ay dalxiis ku tagtay Masar waxay is barteen oo isjeclaadeen haddana is guursadeen wiil kaan masaariga ah. Waxay u ka xaysatay Ingiriis ka oo way dhoofisay. Nasiib darro isbuucaan bay cayrisay. Waxay ku eedeaysy inuu yahay wax matare dhuuni ah. "Cunnada aan tallaagada gashto ayuu iga cunaa."

#join nagu soo biir @ibraahim_jiinow

1 year, 2 months ago

Waxyaabaha aysan dadku aad u fahmin waxaa kamid ah ''Qof aan salaad tukanin in uusan Janno galeynin''. Qofka isaga oo aanan isdhibin haddii uu isku arko in uu Salaad la'aan yahay, Automatic waa in uu ku fekeraa koley janno malihidee ,Qaybtee ayaa Naarta ku qornaan doontaa. Sababtoo ah Nebiga NNKH waxaa uu dhahay ''Dadka marka lakala xukumi doono, Ehlu Naar ama Ehlu Janno waxa ugu horeeya ee laga hubin doono waa Salaada, Qofkii aysan salaada u saxneyn, Automatic camaladiisi oo dhan wax u shaqeyn doonaa majiri doonaan''. Haddii aad maanta tahay qofka ugu qalbiga fiican xitaa Xaywaanada jecel, Salaad la'aan haddii aad isku noqoto Risk wayn ayaad ku jirtaaa.

Dadku waxaa ay Niyada ku dhistaan ''Alle wuu Naxriis badanyahay, Naxriista Alle ayaa lagayabaa SALAAD LA'AANTEENA in naloogu dhaafo'', Waa Run Alle wuu naxriis badan yahay. Laakiin waxaa uu Alle Quraanka uu ku leeyahay ''Shaydaanka yuusan idinku khiyaanin Naxriista Alle'', Haddii aad aqriso suurada Faadhir Aayada 5.aad waxaa uu Alle ku dhahay ''Dadooow, Balanta Alle waa mid xaqq ah, Nolasha Aduunka yeysan idin kedinin, Shaydaankuna yuusan idinku kedinin (Naxriista) Alle, Shaydaanku waxaa uu idin yahay cadow muuqda, Ee Adinkuna cadow ka dhigta...''.

Sidda Aayada ka muuqata, Alle wuu Naxriis badan yahay, Laakiin Alle waa mid caadil ah, Qof waayeel ah oo Aroortii hore Salaad u kici jiray, İyo Qof isaga oo Aadanka maqlaya iska hurdi jiray MA SİMANO. Laakiin Naxriista Alle darteedii qofka fursadaha uu haysto TOWBAD waa uu uga faa'ideysan karaa isaga oo Naxriista Alle ka rajeynayo Towbadiisa in looga tirtiro dhamaan dembiyadii hore ee Salaad la'aanta uu ahaa.

Si kooban, Dadka Taarku Salaadku xitaa ma aha dad ku Riyoon kara Janno, İskaba dhaaf in ay hamiyaan, Dadkaasi Taarku Salaadka in ay gaalo yihiin ayey Culimadu qaar qabaan, Waa dad Halis wayn ku jiro haddii ay siddaasi ku dhintaan. Xitaa waxaa ay dood ku jirtaa, Dadka taarku Salaadku dhulkani waasac ah xaggee ayaa lagu aasaa haddii ay dhintaa, Koley Muslimiinta qabuurahoodii lama dhex keeni karee....

Laakiin, Alle Towbad ayuu dhamaan Dembiyada oo dhan ku cafiyaa, İn uu qof weliba Fursadaha uu haysto ka dhamaanin.

اِنَّ اللّٰهَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمٖيعاًؕ اِنَّهُ هُوَ الْغَفُورُ الرَّحٖيمُ

#join nagu soo biir @ibraahim_jiinoow

1 year, 2 months ago

" # hadiyadda ugu badan ee la doonayo ee jacaylku' ma aha dheeman ama ubax ama shukulaato, ee waa diiradd saaridda dareenka

# Isku day inaad dareento oo aad siiso kaliya jacayl iyo naxariis mid kasta; waad ku farxi doontaa. Ha xukumin ama ha necin wax. Waxaad ahaan doonta noloshaada qof faraxsan "

1 year, 2 months ago

" Noloshu waa safar la doonaayo in maalin walbo la qabsado , si kastaba ha noqotee taa micnaheeda ma ahan in aad had iyo jeer toos aad u qabsato maalinta , mararka qaar waxaad u baahantahay xusuusin , in noloshu ay tahay hadiyay aad u weyn "

1 year, 2 months ago

Ka fiirso sida ay u adag tahay naftaada beddesho oo waxaad fahmi doontaa inta yar ee fursada oo aad isku daydo inaad dadka kale beddesho?

#join nagu soo biir @ibraahim_jiinoow

We recommend to visit

News and announcements of the library. No books here.
🇨🇳Official Chinese channel: t.me/zlib_china_official
🌐 https://singlelogin.re
https://en.wikipedia.org/wiki/Z-Library
🐦 https://twitter.com/Z_Lib_official
🐘 https://mastodon.social/@Z_Lib_official

Last updated 2 months ago

Intel slava is a Russian News aggregator who covers Conflicts/Geopolitics and urgent news from around the world.

For paid promotions and feedback contact us at @CEOofBelarus

Last updated 6 days, 10 hours ago

💫Welcome to the best book channel of Telegram.

✨Buy ads: https://telega.io/c/BooksHub25

✨Contact admin ➠ @Bookshub_contact_bot

✨ Off Topic Community➠ @BooksHubCommunity

✨ Copyright Disclaimer➠ https://telegra.ph/LEGAL-COPYRIGHT-DISCLAIMER-09-18