Maansoor Space

Description
Waxad ka heli kartaa channelka dhiiri galin hadalo ku qanciya iyo odhaahyo ku anfaci doona


Adaa naga dhiman naga mid noqo midnimadaadu waa muunaasib✨️♥️

Kuso dhawaw❤️‍🩹👏
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

2 weeks, 4 days ago

Ilwaad quruxsanleyey hadad
Oori ii noqoto Aakhiro ma sheegine
Aduun ma il xumaatene..

2 weeks, 4 days ago

Qaababka Warbixin qoraaled loo qoro

Si aad u qorto warbixin tayo leh oo sax ah, waxaa muhiim ah inaad raacdo habka habboon oo nidaamsan. Halkan waxaa ku qoran tillaabooyinka ugu fiican ee lagu diyaarin karo warbixin:

  1. Caddaynta Ujeeddada Warbixinta

Marka hore, hubi inaad fahamtay sababta aad u qorayso warbixinta.

Qeex hadafka iyo ujeeddada warbixinta (tusaale, xog uruurin, warbixin shaqo, talo-bixin iwm).

  1. Ururinta Xogta

Xogtaada ka soo ururi ilo la isku halayn karo.

Hubi in xogta ay ku habboon tahay mowduuca aad ka hadlayso.

  1. Qorsheynta Qaab-dhismeedka

Warbixintu waa inay leedahay qaybaha soo socda:

Hordhac: Soo koob ujeeddada iyo dulucda warbixinta.

Dhex-dhexaad: Ka hadal faahfaahinta iyo xogta muhiimka ah.

Gunaanad: Soo bandhig natiijada ama talooyinka ku salaysan xogta.

  1. Isticmaal Hab-Qoraal Fudud oo Cad

Isticmaal ereyo cad oo aan mugdi ku jirin.

Iska ilaali hadal raagidda ama faahfaahinta aan loo baahnayn.

  1. Adeegsiga Tirakoob iyo Xog Cilmiyeed

Haddii loo baahdo, ku dar tirooyin, jaantusyo, iyo tusaalooyin si aad u xoojiso macluumaadkaaga.

  1. Kala-Saar Qodobbada

Ku qor warbixintaada qaybo kala cad si loo fududeeyo akhriska.

Adeegso cinwaanno iyo hoos-cinwaanno si ay u qurux badnaato.

  1. Dib-u-Eegis iyo Sixitaan

Markaad warbixinta dhamayso, dib u akhri si aad u saxdo khaladaadka ama waxyaabaha ka maqan.

Haddii suurtogal ah, qof kale ka codso inuu dib u akhriyo.

Tusaale Qaab-Warbixin:

Hordhac:

Waxaan warbixintan ugu talogalay inaan ku iftiimiyo sida loo horumarin karo adeegyada shirkadda.

Dhex-dhexaad:

Waxaan soo aruuriyey xog laga soo qaaday shaqaalaha iyo macaamiisha. Natiijada waxaa ka soo baxday in:

50% macaamiishu ka cabanayaan waqtiga sugaalka.

Shaqaalaha badankood waxay ku baaqayaan tababar dheeraad ah.

Gunaanad:

Waxaan ku talinayaa in la kordhiyo shaqaalaha iyo in tababarro joogto ah la siiyo si loo yareeyo cabashooyinka.

Habkaan oo kale wuxuu kaa caawin doonaa inaad qorto warbixin hufan oo la fahmi karo.

2 weeks, 5 days ago
  1. Nabigu wuxuu yiri:

"Ma geli doontaan Janno illaa aad rumeysataan (Alle), mana rumeysataan illaa aad is jeclaataan. Ma idin tusaayaa waxa aad sameynaysaan si aad isugu jeclaataan? Is salaama nabadgelyo!"
(Saxiix Muslim)

Hadalkan wuxuu muujinayaa in salaanta nabadgelyada ay tahay waddo lagu gaaro jacaylka iyo nabadda bulshada dhexdeeda.

  1. Wuxuu kaloo yiri:

"Muslimka waa qofka Muslimiinta kale ka nabad galaan carrabkiisa iyo gacantiisa."
(Saxiix Bukhaari & Muslim)

Halkan Nabigu wuxuu na barayaa in qofka Muslimka ah laga rabo inuu nabad ku ahaado dadka kale, islamarkaana uu dhowro xuquuqdooda.

Muhiimada Nabadda

  1. Horumarka Bulshada: Bulsho nabad ah ayaa leh awood ay ku horumariso dhaqaalaha, waxbarashada, iyo adeegyada kale ee muhiimka ah.

  2. Ilaalinta Xuquuqda: Nabaddu waxay suurtagal ka dhigtaa in qof walba uu ku noolaado si sharaf leh oo xor ah.

  3. Isku xirnaanta Bulshada: Nabadda waxay abuureysaa jacayl, is-aaminaad, iyo wadajir ka dhex dhasha bulshada.

Gunaanad

Nabaddu waa tiir muhiim u ah nolosha, waana waajib ku ah dhammaan dadka inay ka shaqeeyaan ilaalinteeda. Quraanka iyo sunnada Nabiga (NNKH) waxay inoo tilmaameen muhiimadda nabadda, iyagoo ku dhiirrigeliyay aadanaha inuu ku noolaado nolol nabad ah oo xasiloon.
----------------------------------------------------------------------------

3 weeks, 3 days ago

Gabdhaha waxbarashada ku dadaala, Guur laguma karo, waa maxay sababta ?

Maxa ka jiro 😂tolow

3 weeks, 3 days ago

Hadad dhimato Geeridu mar bay nolosha dhaantaye dhaqsho iyo mar bay ka yiihin dharagu xaarane dhiidigaasho waa ceeb inaad qadato dhandhana malhn wuxu Adamiigu kugu hayo,,mar walba Ahuw Ruux ka Adga naftiisa waxan ku qaaliim ha qadan mar nab ha u ogolan in lagugu xada Guudbo

AUN yaa xasuusan kara Abwaanka tiriyey midhahan

3 weeks, 4 days ago
Duruuhafa nooga baahan ixtiraam

https://t.me/qadarjacayl/806
Duruuhafa nooga baahan ixtiraam

Markey xaaladuhu qallafsanaadaan Sokeeyuhu dhegeha kaa ooto taladu kaa Habowdo

Dagaal iyo xanaaqu xal maaha eedeynta iyo masuuliyada ayaa labo kala ah markey kuugu ciirto taladu, uma baahnid inad qof kale is hoos dhigtid ama qofku wax kuu awood gacanta kaa laapto qaarkodna laga yaabo inay taleefanada kaa xidhaan adiga unba is dhibe xanaaqu xal maaha

Rabbulcaalamin ba garab iyo zxp dhow kuula ah talada kula leh isaga un u jeeso 2 Rakacadood Tuko intaad qof baniiaadam ah baryi lahayd dheh Rabbulcaalamiinow tala iga habowde way iga wareersantahay Alle ha kala xishoon tabashadaada

Duruufuhu iyaga nooga baahan Ixtiraam deganan u socod waayuhuna isaga macalin kuu ah waxad Aadane uga baahato ayaaba Faduul ah

1 month ago

Ragnimada waxa ka mid ah in aad jeclaato gabar aad wax ba aadan ka rabin ilaa iyo mustaqbal moyee

1 month ago
Via [@team\_kordhis](https://t.me/team_kordhis) B2

https://t.me/addlist/GEbwy9wFelhkNjg0

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Balaashaan
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

New friends
╚═══════ - ════════╝
⭐️ @Balaashaan
⭐️ @Murti_iyo_gabayo
⭐️ @Ur_amaley

1 month ago

haddii cilmigu dhammaan lahaa 60 jiradeenna ayaa inoo sheegi lahaa meel uu ku egyahay.!

Wax is bariddu waa dadaal gaara oo uu helo ruux naftiisa si dhaba u aqoonsaday waxa ka maqan wacyi ahaanna u dhisan oo ku baraarugsan halka dunidu u sii guurayso waayaha danbe ee mustaqbalka ah waqti badan ayaa lagaa rabaa inaad galiso xirfad is baridda ka madax bannaan casharada aad dhigato waa in aad oran kartaa waxaas baan bartay waliba aniga oo aan cidi igu hagayn wax kasta waxay leeyihiin meel ay ku dhammaadaan laakiin cilmigu meel uu ku dhammaado ma jirto oo maalin kasta waa baahi jirta.

1 month, 1 week ago

Marxaladaha dhegeysiga firfircoonida leh

Shanta marxaladood ee dhegaysi firfircooni waa sidan soo socota.

Qaadashada: Waxay ku lug leedahay dhegaysi taxadar leh.

Fahamka: Waa heshiis xog ogaal ah oo ku saabsan shay ama qof.

Xusuusin: Waxa ay tilmaamaysaa dib u soo celinta ama dib u soo celinta xogtii hore.

Qiimaynta: Waxay ku saabsan tahay in la qiimeeyo qiimaha, tirada, muhiimadda iyo tirada shay ama qof.

Ka-jawaab: Waxay ku saabsan tahay in la yiraahdo ama la sameeyo wax jawaab u ah wax la sheegay ama la sameeyay.

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago