Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

Dhambaal😍

Description
Soo dhowow Saaxiib..Goobtan waxaad ka helaysaa wax kasta oo faa'ido leh.
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 month, 3 weeks ago
"Haddii Aad Horey Nooga Mid Noqon …

"Haddii Aad Horey Nooga Mid Noqon Hadda Naga midnoqo Ama Soo booqo,👇👇

https://youtu.be/BWj1pZSheMc?si=tycnzAN7LvHMSrc8

https://youtube.com/shorts/DrwE8Ey_R7w?si=kHT01VzoI_Yz0Jv0

1 month, 3 weeks ago
**FURSAD QAALI AH**

FURSAD QAALI AH
Marabtaa barashada luuqada englishka sidoo kale gargaarka dagdaga ah (first aid)
Labadan kooras oo si casri ah loo dhigayo ayaanu bishan ramadaan kusoo kordhinay.

Baro cilmiga adoo gurigaaga jooga oon wax daal ihi kaa bixin.

Hadaad xiisanyso barashadooda iska diwaan gali ciwaankan hoose

👇👇👇
@DRHASSAN56 @DRHASSAN56

1 month, 3 weeks ago

Saaxibada Dhambaal nala Wadaaga fikirkiina maxey jeclaan laheydiin ineynu so dhigno channalka

1 month, 3 weeks ago
Marna ka gudbi maayo xamaasadda bilowga.

Marna ka gudbi maayo xamaasadda bilowga.
Waxaan ku jeclaan doonaa si xamaasad leh weligeed ..

2 months ago

Saaxibayaal waan xanuunsanahay ii so doceya idinko mahadsan inuu ilahy. isiyo cafimaad taam ah. Iyo Inta xanuunsan inuu Allaahay. Cafiyo

2 months, 3 weeks ago

**Caawa waa habeen weyn 15-ka bisha shacbaan allaah wuxuu u danbi dhaafaa dhamaan adoomadiisa laba qof mooyaane

1:qof alle cibaadadiisa cid kale lawadaajiya.
2:iyo qofka walaalkii caloosha xumaan iyo cuqdad ugu haya.

‐Huduu jiro qof walaalkaa ah oo aad caloosha wax ugu hayso habeenkaa weyn dartii waan ku cafiyee i cafi ku dheh.🥰❤️**

4 months, 1 week ago
"-Waxa laga yaabaa inay mushkilad ku …

"-Waxa laga yaabaa inay mushkilad ku haysata oo aad cidhiidhi nolosha ah dareemayso-waxa laga yaabaa si aad dhibtaa uga baxdo inay kaa xigto adiga oo Alle dembi dhaaf weydiista".

@oraahyo

4 months, 2 weeks ago
**Nafwalba Waxeey Dhadhamin Geeri.**

Nafwalba Waxeey Dhadhamin Geeri.

Qur'an

5 months, 3 weeks ago
"Wan Jeclaan Lahaa In Aad Halkanna …

"Wan Jeclaan Lahaa In Aad Halkanna Subscribe Dhahdo. Mahadsanid👇👇

https://youtu.be/z8Xc-X7yyd0?si=1eI6up1J7NC46Hgf

6 months ago

Fursad cusub iyo maalin cusub

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 11aad ee sanadka 2023
oo kala ah.

1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
5) photoshop and graphic designs
5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda  oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)

Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.

Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.# Adoo shaqynaya baro cilmiga .

Halkan hoose  iska diwaan gali:👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago