Dhambaal😍

Description
Soo dhowow Saaxiib..Goobtan waxaad ka helaysaa wax kasta oo faa'ido leh.
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días

1 month, 3 weeks ago

Qofka ku jecel ku dooro wanaag jaceyl Aan wanaag la heleyn waxba ma taro

1 month, 3 weeks ago

'Koora Dadab' Cishqi iyo Caashaq.
W/Q: Axmed Maxamed Kulumbo.

KOORA-DADAB waa sheeko run ah oo dhacday badhtamihii qarnigii ka horreeyay Daraawiishta. Dhammaan dadka ku xusani waa dad jirey oo la yaqaanno iyaga iyo tafiirtoodiba. Waxay sheekadu ka kooban tahay guud ahaan laba qaybood. Tan hore oo ah colaad dhexmartay laba beelood ood iyo abwadaag ahaa. Tan labaadna waa jacayl dhex maray dhallinyaro labadaas beelood ka mid ahayd. Sheekadani waxay xanbaarsan tahay nuxur aad u ballaadhan oo ah taariikh dhab ah, suugaan aad u wacan, hiddihii iyo dhaqankii Soomaaliyeed oo dhan walba ah. Waxaad ka heli doontaa dhacdooyin yaab leh oo xaqiiq ah lehna faa'idooyin badan. Sidoo kale waxaad ka heli doontaa gabayo,maahmaahyo , heeso noocyo kala duwan ah, halxidhaalayaal badan, sarbeebo iyo murti aan lasoo koobi karin. Waa buug ay qoristiisu 25 sannadood socotay, markii u horraysayna 2008 soo baxay. Waa buug qofkii akhriya uu noqonayo mid ka dhisan afka iyo dhaqanka soomaalida.

@kaydbooks

2 months ago

'Saam'

Buugan waa waraysiyo laga qabtay Nacuum Jomaski, wuxuuna buug ahaan usoo baxay 1992,Jomaski waa aqoonyahayn American ah, isir ahaan Yuhuudi ah, dhashayna 1928, waa barafasoor cilmiga afafka ku takhasusay, faylasuuf iyo gorfeeye siyaasadeed. Wuxuu caan ku noqday naqdintisa siyaasdaha Maraykanka iyo Israa'il. Buuggani wuxuu gorfaynayaa siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraykanka, wuxuuna soo qaadanayaa dhacdooyinkii iyo dagaalladii dhacay dagaalkii labaad kadib ilaa iyo 1992. Wuxuu akhristaha hordhigayaa ujeeddooyinkii dagaalladaas ka dambeeyay, wuxuuna barayaa sida siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraykanku ay u shaqayso. Soojeedinta iyo gorfaynta Jomaski ma aha mid
mala'awaal ah ee wuxuu ku xoojinayaa tixraacyada iyo xogaha uu ilaha rasmiga ah ka soo dheeganayo. Waxaa suuragal ah in xogaha aad buugga ugu tagtaa ay wax ka beddelaan aragtidii aad ka haysatay dagaallada Bariga Dhexe, bariga fog iyo galbeedka shishaba, waxaana macquul ah in aad fahanto wax ka mid ah qaabka ay ushaqayso
siyaasadda dunidu.

4 months, 2 weeks ago

Fallow linkigaan saaxibada dhambaal https://www.facebook.com/profile.php?id=100079249884837&mibextid=LQQJ4d

Facebook

Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

4 months, 2 weeks ago

Dib u qiimeey Naftaada markasta , sanad kasta , bil kasta iyo xitaa maalin kasta , si aad u hubiso in aad weli dooneyso waxyaabihii aad aaminsanayd in aad u baahan tahay , iyo inaad hore u soconaysaba.
Qiimeynta naftaada guulo badan bay kuu horsedeysaa .

4 months, 3 weeks ago

Kuma Gaareysid dadaalkaag Mesha ay. Docada. Ku Gaarsineyso ?

7 months, 2 weeks ago

°• السَّعادة الحقيقية أن تعيش في طاعة الله وأن تعيش وأنتَ صاحب أفق واسع ورؤية عظيمة تسير فيها على نور وليس على هوى من النفس! |°•??
-جعلنا الله من أهل السعادة في الدنيا والآخرة.

°• Farxada dhabta ahi waa in aad ku noolaato addeecida Alle iyo in aad ku noolaato aragti ballaaran iyo aragti weyn oo aad ku socoto nuurka iyo hanuunka Alle ee aanad ku socon rabitaanka nafta! | ???

-Allaah inaga wada dhigo kuwa liibaano oo farxad kunoolaado aduun iyo aakhiraba.???

7 months, 4 weeks ago

Noloshaada waxey qiimo leedahay markey cabsida Alle ku tiirsan tahay?

7 months, 4 weeks ago

https://www.facebook.com/share/p/At1AA269kASrkHBG/?mibextid saaxibayaal ku. So biira Oo nakala socda dhanka facebook pagekeyna Qoraal mudan qaadasho idinko mahdsan.

Facebook

Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días