SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago
Hamster Kombat oo si rasmi ah suuqa loogu soo dayn doono 26 Bishan September ayaa in ka badan 300 milyan oo oo qof oo ka qayb qaadanaaya barnaamijkan ay dhagta u taagayaan qiimaha uu ku soo bixi doono.
Hamster Kombat waa lacag cusub oo dhigitaal taas oo suuqyada ku soo biiri doonta dhamaadka bishan. Waxa xiisaha u yeelayna waa in dadku si bilaasha ku heli doonaan qayb ay shirkadu ugu talo gashay dadka ka qayb qaatay barnaamijkooda oo soo bilaabmay bishii March ee Sannadkan kaas oo loo yaqaano Airdrop.
100 bilyan oo koyn ayaa la rajaynayaa in suuqa lagu soo daayo sida ay Hamster shaacisay, waxaana la filayaa in qiimuhu ku soo baxo inta u dhaxaysa $0.07 ilaa $0.010
Haddii aadan rabto inaad ku biirto linkiga qabyta hoose yaal raac 👇🏻👇🏻
Waxay ka Liidatay somaliya laakiin maanta waa hormuudka afrika | Sheekada Guusha Wadanka Ruwanda.. 👇🏻
**"Jacaylka dhabta ah waa markii faaduma ay aqrinaysay qur,aanka kadib markay soo gaartay aayada Ka hadlaysa in ilaahay raga ubaneeyay afar gabdhood ay codkeeda hoos udhigtay si uusan umaqlin Cali RC Ikn Cali intuu dhoolacadeeyay ayuu Ku yiri afarta adiga ayaa udhigma".
Isjeclaada, isdaryeela, daacad isku ahaada midba midkiina kale uu xiriirka la leeyahay yuusan dhaawicin, ku danaysanin...❤️✌️
-Sakariye Hadloor ✍️**
Hadaadan Daawan halkaan kasoo daawo https://youtu.be/CbfLmeWB8xA?si=187AI7r0nCFsQFFG
**رمضان مبارك
Day"2"
رَبَّنَا تَقَبَّلْ مِنَّآ ۖ إِنَّكَ أَنتَ ٱلسَّمِيعُ ٱلْعَلِيمُ
FAA'IIDOOYINKA IYO SABABTA UU QOFKU U AKHRISAYO DUCADAAN :
Aayaddan waxaynu ka baran karnaa in mu’minku aanu ku Filnen camalkiisa oo keliya.
Islaamku waa diin ay ujeedadu ka muhiimsan tahay ficilka laftiisa. Tani waa sababta Qur'aanka, Suuradda Maacuun aayaad 4 ilaa ayada 7 ay u leedahay, "Halaag wuxuu u sugnaaday kuwa tukada." () waa kuwa halmaansan Salaaddooda,() waana kuwa muujiya [camalkooda] oo is tus tusa dadka().
Runtii waa wax-aad u xun inaad ku tukato adigoo maskaxdaadu meel kale jirto, waxaanu ku guda jirnaa waajibaad uu alle na saaray waxaa wanagsan in aad si heer sare ah oo feejignaan iyo diiradda saarin ayku dheehan tahay in aad u tukato .
Nabi Ibraahiim, naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaatee, markuu Dhisida kacbada dhammeeyey yiri si khushuuc leh Alle SWT uga baryay inuu ka aqbalo wixii uu sameeyey. Middaani waxay ina tusinaysaa in ujeedadiisa dhabta ahi ay ahayd mid saafi ah, waxa uu u shaqaynayay ay ahaayen si uu Alle uga farxiyo.
Looma samayn si ay u arkaan dadka kale , mana ahayn bandhig.
Waxaad arkeesa dadka qaar in ay dhahaan, "fiiri sida aan u ficanahay oo aan u sameyay arinteyda [ sidaan u tukaday] ." xaqiiqdi sidaas ma aha ee waxaa wanagsan waxaa sameyneeso in aad Allaah Subxaanahu Wa Tacaalaa ku raalli geliso.
Imaam As Sadiiq wuxuu yiri, “Qofkii sameeya camal yar oo Alle dartiis ah, Eebbe wuxuu ka dhigi doonaa mid ka weyn inta uu la rabay dadka kale hortooda. Qof kasta oo dadka dartii u sameeya fal aad u weyn, Ilaahay wuxuu ka dhigayaa wax aad u fuduud dadka kale hortooda .”
Markaa xasuusnoow inaad akhrido ducadan
,رَبَّنَا تَقَبَّلْ مِنَّآ ۖ إِنَّكَ أَنتَ ٱلسَّمِيعُ ٱلْعَلِيمُ
Rabbana taqabbal minna inaka Antas Samee’ul Aleem.
Waa duco gaaban oo si sahlan loo baran karo oo loo sheegi karo markasta oo aad dareento inaad wax u qabatay Allaah SWT dartiisa . Inshaa allaah wuu aqbalayaa oo wuxuu kusiin doonaa ajar badan.—Wehelka Bulshada ✍?**
Bishani waa bishii Sadaqada iyo Quraanka. ?**
Weynee qalbigaaga, oo caawi cid walba oo aad si uun u caawin kartid. ❤️?
Nadiifi ruuxdaada, oo isku day in aad xilli walba si toos ah ugu xirnaatid Rabbigii ku abuuray. ???
Mar walba oo uu mobile kaagu jaam dareemo, haddii aad reset u dirtid, si uu cusayb kii ugu laabto oo uu rebooting u sameeyo, bishani waa bishii aad naftaada reset u diri laheyd, si aad dib ugu heshid ruux nadiif ah, oo ka maran culaysyo badan oo nafsi ah. ?✨?
Ku darsoo, mar haddii aad ku dedaaleysid in aad iska goysid danbiyo hore oo aad sameyn jirtay, ma jirto sabab aad bishaan u bilowdid kuwo cusub, oo aadan awel caado u lahaan jirin. ?
╭┈──────────────
╰┈➤ -Wehelka Bulshada ?
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago