Waayo AraG 😎

Description
Ha isku hawlin in aad noqoto shakhsiga guusha iska leh, ee ku dadaal in aad noqoto qofka qiyamka leh
Advertising
We recommend to visit

Ψ¨Ψ³Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω… Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ±Ψ­Ω…Ω† Ψ§Ω„Ψ±Ψ­ΩŠΩ€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
Β© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-‡️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5Β months, 1Β week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1Β month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1Β month, 3Β weeks ago

2Β weeks, 1Β day ago
1Β month, 3Β weeks ago

Ibliis ayaa shir degdeg ah isugu yeeray shayaadiinta oo dhan, ajandaha shirku wuxuu ahaa in bani'aadamka laga qariyo waxa ugu qiimaha badan noloshiisa...

Dabadeed su'aal ayaa la isweydiiyey waa maxay waxa ugu qiimaha badan ee bani'adamku haysto?

Mid shayaadiinka ka mid ahaa ayaa yiri: Aan hantida ka qarino...
Ibliis ayaa u jawaabay oo yiri: maya hantida waa inaan u siyaadinaa si ay dhibaatooyinkiisu u sii bataan!!

Shaydaan kale ayaa yiri: Caqliga aan ka qarino..
Ibliis ayaa haddana arinkaas ka soo horjeestay isagoo leh: caqliga haddaan ka qarino dhibaatooyinka ma dareemi doono taasina waa dhibaato kale..

Shaydaankii ugu sheydaan-sanaa ayaa soo jeediyey in Farxadda laga qariyo bani'aadamka.

Ibliis ra'yigaas aad ayuu ugu riyaaqay wuxuuna garwaaqsaday in (farxaddu) tahay waxa ugu qiimaha badan ee aadanuhu haysto..

Dabadeed (farxadda) ayey bani'aadamka ka soo xadeen... balse mushkilad kale ayaa ka hortimi oo waxay isku fahmi waayeen meeshii lagu qarin lahaa (farxadda) si uusan bani'aadamku markale u helin..

Mid shayaadiinta kamid ahaa ayaa yiri: aan baddaha guntooda ku qarino..
Mid kalena wuxuu soo jeediyey in meel aad u fog dhulka kamid ah in lagu qariyo..

Ibliis labadaas ra'yiba waa uu ka soo horjeestay isagoo u caddeeyey in boqolaal sano kadib uu aadanahu sameysan doono maraakiib iyo diyaarado kadibna uu farxadda soo heli doono...

Shaydaankii ugu sheydaan sanaa ayaa markale soo jeediyey in (farxadda) lagu qariyo qalbiga bani'aadamka!!

Aadanuhu (Farxadda) wuxuu ka raadin doonaa Hantida iyo maalka mana helo doono, wuxuu ka raadin doonaa caan-nimada mana ka heli doono, sababtoo ah (farxaddu) qalbigiisa ayey ku jirtaa mana dareensana.

Dulucda sheekada ayaa waxay tahay: farxadda meel kale ha ka raadin adiga ayaa sameysan kara farxadda.. Cidna ha ka sugin inay farxad ku siiso ee adigu farxaddaada sameyso...

Cibaadadu waa farxad.... Qanaacadu waa farxad.... wax bixintu waa farxad...saaxiib-tinimadu waa farxad....Adigu sameyso farxaddaada, Waqtiga kooban ee aad dunidan joogto haku dhameysan welwel iyo murugo ee farxad ku qaado Rabbina kheyr ka filo...

W/Q: Mustaf Awil Hassan

#Xigasho

2Β months ago

πŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏ
πŸ‘‰πŸΏπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘ˆπŸΏ
πŸ‘‰πŸΏπŸ‘‰πŸΎπŸ‘‡πŸ½πŸ‘‡πŸ½πŸ‘‡πŸ½πŸ‘‡πŸ½πŸ‘‡πŸ½πŸ‘‡πŸ½πŸ‘‡πŸ½πŸ‘ˆπŸΎπŸ‘ˆπŸΏ
πŸ‘‰πŸΏπŸ‘‰πŸΎπŸ‘‰πŸ½πŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌπŸ‘ˆπŸ½πŸ‘ˆπŸΎπŸ‘ˆπŸΏ
πŸ‘‰πŸΏπŸ‘‰πŸΎπŸ‘‰πŸ½πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘ˆπŸ½πŸ‘ˆπŸΎπŸ‘ˆπŸΏ
πŸ‘‰πŸΏπŸ‘‰πŸΎπŸ‘‰πŸ½ Click Here πŸ‘ˆπŸ»πŸ‘ˆπŸΎπŸ‘ˆπŸΎπŸ‘ˆπŸΏ
πŸ‘‰πŸΏπŸ‘‰πŸΎπŸ‘‰πŸ½πŸ‘†πŸ»πŸ‘†πŸ»πŸ‘†πŸ»πŸ‘†πŸ»πŸ‘ˆπŸΌπŸ‘ˆπŸ½πŸ‘ˆπŸΎπŸ‘ˆπŸΏ
πŸ‘‰πŸΏπŸ‘‰πŸΎπŸ‘‰πŸ½πŸ‘†πŸΌπŸ‘†πŸΌπŸ‘†πŸΌπŸ‘†πŸΌπŸ‘†πŸΌπŸ‘ˆπŸ½πŸ‘ˆπŸΎπŸ‘ˆπŸΏ
πŸ‘‰πŸΏπŸ‘‰πŸΎπŸ‘†πŸ½πŸ‘†πŸ½πŸ‘†πŸ½πŸ‘†πŸ½πŸ‘†πŸ½πŸ‘†πŸ½πŸ‘†πŸ½πŸ‘ˆπŸΎπŸ‘ˆπŸΏ
πŸ‘‰πŸΏπŸ‘†πŸΎπŸ‘†πŸΎπŸ‘†πŸΎπŸ‘†πŸΎπŸ‘†πŸΎπŸ‘†πŸΎπŸ‘†πŸΎπŸ‘†πŸΎπŸ‘†πŸΎπŸ‘ˆπŸΏ
πŸ‘‰πŸΏπŸ‘†πŸΏπŸ‘†πŸΏπŸ‘†πŸΏπŸ‘†πŸΏπŸ‘†πŸΏπŸ‘†πŸΏπŸ‘†πŸΏπŸ‘†πŸΏπŸ‘†πŸΏπŸ‘ˆπŸΏ

πŸ‘†
GUJI HALKAAN❀️

2Β months, 1Β week ago
2Β months, 1Β week ago
2Β months, 1Β week ago

*βœ…*🎈 FADLIGA BISHA....🎈Pdf}**

2Β months, 3Β weeks ago

Ninkii gacantiisa dul dhiga qof dumar ah oo aan u bannaanayn isagoo shahwo iyo dareen ula jeeda wuxuu imaanayaa maalinta qiyaame gacantiisa oo qoorta ugu xiran! ....
Haddii uu shumiyay ama dhunkadayna dibnaha ayaa dab looga shidayaa!
Haddii uu u galmoodana bowdyiniisa ayaa ku marag furi doona maalinta qiyaame iyagoo oran doona "xaaraan ayuu nagu fuulay"!

Markaas ayuu Eebbe si caro leh u eegi doonaa, kaddibna hilibka wajigiisa ayaa daadan doonaa! Maxaad samaysay? Ayuu Eebbe waydiin doonaa..
Carrabkiisa ayaa oran doonaa "waxaan bannaanayn ayaan ku hadlay"
Labadiisa gacmood ayaa dhihi doona "xaaraan ayaan taataabanay"
Indhaha ayaa sheegi doona "meel aan noo bannaanayn ayaan eegnay"
Lugaha ayaa ku warcelin doona 'xaaraan ayaan u socdaalnay',
Xubinta taranka ayaa qiran doonta 'wax aan la oggolayn ayaan sameeyey'

Mid ka mid ah Malaa'igta ilaalada ah ayaa oran doona "waan maqlayay"
Kan kale ayaa dhihi doona "anna sidoo kale waan qoray"
Eebbe ayaa oranaya "Anna waan arkayay oo waan u ceeb qariyay! Ee Malaa'igtaydaay, qaada oo cadaabkayga dhadhansiiya caradaydu waxay ku dhacdaa ciddii aan iga xishoon e!"

Balse, haddii addoonku Eebbe u noqdo xittaa isagoo sinaystay; Eebbe waa dambi dhaaf badane naxariis badan. Wuxuu yiri Eebbe wayne
"Duulkii Ka noqda dambigaas oo rumeeya misna sameeya camal wanaagsan , kuwaas wuxuu alle xumaanyaashooda ugu badalaa wanaagyo, alle wuxuu ahaaday dhaafid badane naxariiste ah"
ο΄Ώ Ψ₯ΩΩ„Ω‘ΩŽΨ§ Ω…ΩŽΩ† Ψͺَابَ ΩˆΩŽΨ’Ω…ΩŽΩ†ΩŽ ΩˆΩŽΨΉΩŽΩ…ΩΩ„ΩŽ ΨΉΩŽΩ…ΩŽΩ„Ω‹Ψ§ Ψ΅ΩŽΨ§Ω„ΩΨ­Ω‹Ψ§ ΩΩŽΨ£ΩΩˆΩ„ΩŽΩ°Ψ¦ΩΩƒΩŽ ΩŠΩΨ¨ΩŽΨ―Ω‘ΩΩ„Ω Ψ§Ω„Ω„Ω‘ΩŽΩ‡Ω Ψ³ΩŽΩŠΩ‘ΩΨ¦ΩŽΨ§Ψͺِهِمْ Ψ­ΩŽΨ³ΩŽΩ†ΩŽΨ§Ψͺٍ Ϋ— ΩˆΩŽΩƒΩŽΨ§Ω†ΩŽ Ψ§Ω„Ω„Ω‘ΩŽΩ‡Ω ΨΊΩŽΩΩΩˆΨ±Ω‹Ψ§ Ψ±Ω‘ΩŽΨ­ΩΩŠΩ…Ω‹Ψ§ο΄Ύ
~Kitaabul Kabaa'ir, Imaam Shamsudiin Dahabi.

Fiiro gaar ah: Faafi walaal si ay wax uun uga tarto sinadan beryahan caadiga iska noqotay ee ay saaxiibtinnimadu ka wayntahay guurka, ee dhallinyartii ula mid noqotayba wax iska caadi ah!!

Xigasho: Kaahiye Buulle

2Β months, 3Β weeks ago

"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, "Join Us"

2Β months, 3Β weeks ago
4Β months, 4Β weeks ago
Immisa qofood baa memory ku jiro***😁***

Immisa qofood baa memory ku jiro😁

We recommend to visit

Ψ¨Ψ³Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω… Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ±Ψ­Ω…Ω† Ψ§Ω„Ψ±Ψ­ΩŠΩ€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
Β© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-‡️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5Β months, 1Β week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1Β month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1Β month, 3Β weeks ago